Nigeria Oo Kaalinta Saddexaad Cirirsatay

Xulka Qaranka Nigeria ayaa ku guuleystay Booska Saddexaad ee Ciyaaraha Africa, Kadib markii u ku guul dareystay inu u soo baxo Finaalaha Horyaalka Africa, Kooxda Nigeria waxay Hal iyo Waxba kaga guuleystay kooxda Algeria +Daawo Goolkii Nigeria

Tacsi Tiiranyo Leh

Anagoo oo ah ardayda Somaliyeed ee  Waxkabarata dalalka Hindiya,Malaysiya,Chine,Uganda,Kenya,Egypt Iyo Weliba IndonosiaWaxaan halkaan tacsi tiiraan yaleh uga diraynaa dhamaan shacabka  Somaliyeed geeridii ku timi Alle raxmadii jano hakawraabiyee Gudoomiyihi Ururka isku xirka ardayda Somaliyeed

Madaxweyne Sheekh Shariif Oo gaaray Addis Ababa

Madaxweynaha DFKMG Iyo Wafdi balaaran oo u hoggaaminayo ayaa caawa ka degay garoonka diyaarada ee Bole International Airport, Madaxweynaha Iyo Wafdiga la socda ayaa waxa garoonka ku soo dhoweeyey Saraakiil ka socota Wasaarada Arrimaha dibada ee Ethiopia iyo weliba Madaxda Safaarada Somalida ee Addis Ababa

Gudoomiyahii Ururka SSCO Oo Bosaso lagu dilay

Allaah ha u naxariiste Waxa fiidnimadii caawa lagu toogtay Bartamaha magaalada Bosaso gaar ahan Agagaarka Xalwo Kismaayo Two Gudoomiyahii Ururka Isku Xirka Ardayda Somaliyeed (SSCO) Cabdullaahi Mahadi oo loo Aqoonjiray Sayidka Faahfaahin

Shabaab Oo Dhalinyaro Ku Xirxiray Warsheekh

Xarakada Alshabaab ayaa la sheegay inay tiro dhalinyaro ah ku xirxireen degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, Dhalinyarada ayaa lagu sheegay tiradooda inay dhan yahiin 12 Dhalinyaro ah kuwasi oo lagu Eedeyey inay xiliyada Salaada Masaajida soo caamir diideen

Indhocadde ”Dowladu Waa Soo Dhoweyn Go’aankii Waqti Kordhinta Amisom”

Yusuf Maxamed Siyaad Indho Cadde Wasiiru dowladaha Wasaaradda Gaashaandhiga DFKMG ayaa waxaa uu si aad ah u soo dhaweeyay waqtigii kordhinta Ciidanka Amisom ee Ku Sugan Gudaha Magaalada Muqdisho Waxaa uu sheegay Yusuf Indhacadde in Dowlada Somaliya

Odayaasha Hawiye Oo Cambaareyey Dowlada Jabuuti

Xoghayaha Guud ee Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye Siraaji Sheekh Isxaaq ayaa sii kulul u cambaareyey Hadalkii Dowlada Jabuuti ka soo yeeray ee aha In aay Dalka Somaliya u soo direyso Ciidamo u gargaara Dowlada Sheekh Shariif

Galgala Oo Ajaanib Lagu Sheegay

Degaanka Galgala ee gobolka Bari ayaa la xaqiijiyey inay ku sugan yahiin dad Ajaanib ah oo halka tababaro ku siiya kooxo Islaamiyiin ah oo xurun ku leh halkaasi, Sidaa aay Xaqiijiyeen dad ku sugan Tuulada Galgala waxa halka lagu arkay in ka badan Sagaal nin oo la sheegay inay u dhasheen Dalka Pakistan

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers