Somali Lagu Xirxiray Addis Ababa

Magaalada Addis Ababa ayaa labadii Maalin ee ugu dambeysay waxa ka socday Ugaarsi Bahsan oo lagu hayo dadka Somalida ee halka ku sugan, ilaa hada booliska Magaaladu waxa u Xabsiga u taxaabay 95 qof oo Somali Ah Dadkan ayaa badankooda laga qabtay Xaafada Hayaraad ee Magaalada Addis ababa

DFKMG Oo Sanadguuradii Kowaad U Dabaal Degtay

DKMG Ee Somaliya ayaa maanta xustay sanad guuradii kowaad ee ka soo wareegtay markii la doortay Madaxweynaha Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Xuskan ayaa ka dhacay Xurunta Madaxtooyada ee Villa Somaliya +Sawiro

Kororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud

Waa barnaamijkii aad inooga barateen Maalin walbo oo jimca ah, Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad fara-badan ee bal kaalay oo inala faa’iideyso 1-Su’aal Sheeg naaneestii loo-aqoon jiray Salmaan Al Faarisi Rc?

China Oo Ku Soo Biirtay Hawlgalada la Dagaalnka Burcad badeeda

Dowladda China ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in ay ka qeyb qaadato howlgalada lagula dagaalamayo kooxaha burcad badeeda, xilli QM ay ku baaqday in la balaariyo howlgaladaasi Dowladda China oo Saddex Markab ka jooga biyaha Somaliya

Ciidanka Ammaanka Oo Dhalinyaro Xirxiray

Ciidamada Ammaanka ee magaalada Bosaso ayaa hawl galo aay habeenimadi xalay ka sameeyen Xaafada Biyo kulule ku soo xirxiray Toddobo dhalinyaro ah, kuwas oo la sheegay inay ka wodeen Xaafada falal Amni darro ah

Keyse ”Wasiirka Arrimaha Dibeddu Wuxuu igu yidhi Donald Payne Iyo ku-xigeenkiisu waa Cadowga Somaliland”

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland Axmed Aadan Ismaaciil (Keyse), ayaa sheegay in Wasiirka Wasaaraddaas Cabdilaahi Maxamed Ducaale uu ku wargeliyay in Guddoomiyaha guddi-hoosaadka arrimaha Afrika ee Aqalka Baarlamaanka Maraykanka Donald Payne iyo ku-xigeenkiisu ay yihiin cadowga Somaliland

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers