Hercules Wuxu noqday isku jir Libaax iyo Shabeel iyadoo uu galay Buuga lagu keediyo Mucjisooyinka Aduunka ee Guiness Book of World Records isagoo noqday Xayawaanka Noociisa ah ka ugu weyn dunida +Sawiro
Dhararkiisa oo ah 12-ft iyo Culayskiisa oo ah 900lb ayuu ka dhaxlay dhararka iyo Awooda Waalidkiis, iyadoo uu Amateedkiisuna yahay mid Aad u wayn oo uu maalintii cuno 25lbs oo Hilib ah Cabana Maalin kasta Hal Galan oo Biyo ah

Xayawaankan oo loo yaqaan Ligers wuxu ka wayn yahay Libaaxa iyo Shabeelka balse Qaab ahaan waa labadooda oo isku dhhex jira wuxuna dunida ku yahay Dhif iyo Naadir, iyadoo Lagu Naanayso Bisada weyn

Inkastoo ay Jiraan Qaar la mid ah oo ka culays badan haddana Guiness World Records waxay u Aqoonsadayn bisada dunida ugu weyn ee ku nool Meerahan

Inta Badan Xayawaankan Liger lama macaamilo Shabeelada iyo Libaaxyada taa badalkeeda waxay isku yihin Cadawba

Sida Warbixinuhu Sheegayaana Xaywaanka Linger waxa iska dhalay Labka Libaaxa iyo Dhadiga Shabeelka taas baana keentay inuu dhinac walba ka shabaho Shabeel iyo Libaax


Filed under: Wararka Tagged: | La Yaabka Dunida