Posted on January 27, 2010 by Yusuf Cali
Garsooraha ugu sareeya Maxkamada Sare ee Dalka Israel Oo haween ah ayaa la soo sheegaya in nin uu kab ku tuuray, Haweeneyda Garsooraha ah Ayaa lagu Magacaaba Dorit Beinisch, Waana 67 Sano jir +Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Garsoor Maxkamadeed | Comments Off
Posted on January 27, 2010 by Yusuf Cali
Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaaladda caasimadda ah ee Helsinki ee dalka Finland, waxayna u dhaxeysay lamaane Soomaaliyadeed kadib markii uu soo dhex galay dhibaato aanan caadi aheyn, lamaanahaan ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Khaalid iyo Nimco. Khaalid ayaa inala soo xiriiray isagoo inooga war-bixiyay sidi ay wax u dhacey Waxayna ku bilaabaneysaa sidatan
Filed under: Wararka | Tagged: Arrimaha Jacaylka | Comments Off
Posted on January 27, 2010 by Yusuf Cali
Hay,adda UN Habitat iyo Companiga Al Najax oo maanta 183 Guri si rasmi ah ugu wareejiyey dadka qaxootiga ah ee ku dhaqan gudaha caasumadda Puntland ee Garoowe Waxaa maanta gudaha caasumadda Puntland ee Garoowe lagu qabtay xaflad si weyn +Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Magaalada Garoowe | Comments Off
Posted on January 27, 2010 by Yusuf Cali
Axmed Cabdi Xabeeb Oo ka tirsan Golaha Wakiilada ee Dowlada Puntland ayaa Ku Eedeyey Maxkamada Magaalada Bosaso inay Xukun riday Markhati La’aan Xidlhibaan Xabeeb oo u waramayey Idaacada Laanta Afka Somaliga ee BBC-da ayaa sheegay inu uusan ku qanacsaneyn Xukunkii
Filed under: Wararka | Tagged: Xildhibaan Dowlada Dhaliilay | Comments Off
Posted on January 27, 2010 by Yusuf Cali
Ninkii Saaka Bom-ka nooca gacanta ah ku tuuray Maxkamada Derejada kowaad ee magaalada Bosaso ayaa ciidanku sheegeen inay gacanta ku dhigeen, Ehelada Ninkan ayaa sheegay inu aha nin Madax loga jiro, in kasta oo Taliye xigeenka Booliska PL u isaguna sheegay in Ninkan u aha nin la soo dirsaday isla markana aay ciidanku baaritaano
Filed under: Wararka | Tagged: Qaraxii Bosaso | Comments Off
Posted on January 27, 2010 by Yusuf Cali
Tartanka Koobka Quruxda Madaxda Caalamka Oo La Qabtay -Kibaki Oo Ka Qurxoonaaday Sheekh Shariif Iyo Muamaral Qadaafi Oo Laaday Fool Xumada Madaxweynaha Dalka Kenya Mwai Kibaki
Filed under: Wararka | Tagged: Siciid Nadaara - Waryaa Tv | Comments Off
Posted on January 27, 2010 by Yusuf Cali
Afhayeenka Xarakada Alshabaab Sheekh Cali Maxamud raage oo maanta Shir jaraa’id u qabtay Saxaafada Muqdisho ayaa ka hadlay dagaalada ka socda degaanka Warxoolo Iyo Cowsweyn, isaga oo sheegay in dagaalada aay Mujaahidiintu guulo ka gareen Sidaa u hadalka u dhigay Cali Dheere waxa u sheegay in dagaalka lagu soo qaday isla markana aay iska caabiyeen [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Sheekh Cali Dheere | Comments Off
Posted on January 27, 2010 by Yusuf Cali
Madaxweynaha DPL Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Aw Maxamud Ayaa la kulmay Hoggaamiyaha Dalka Liibiya Col Muammar Qadhafi, Kulankan ayaa shalay gelinki dambe ka dhacay Degmada Sirta ee Dalka Liibiya Dhegeyso
Filed under: Wararka | Tagged: Cabdiraxmaan Faroole | Comments Off
Posted on January 27, 2010 by Yusuf Cali
Labo Qarax oo kala duwan ayaa saaka ka dhacay magaalada Bosaso , Qaraxyadan ayaa kala ah mid lagu tuuray Maxkamada Bosaso oo Dacwad Xasaasi ah aay ka socotay iyo weliba mid kale oo lala beegsaday Gaari aay woteen Ciidanka PIS-ta Ama Sirdoonka, Qarax maxkamada ayaa la soo sheegaya inay ku dhaawacantay Haween Iyo weliba Askaari
Filed under: Wararka | Tagged: Qaraxii Bosaso | Comments Off
Posted on January 27, 2010 by Yusuf Cali
Waxa ka soo baxaya Faahfaahin dheeri ah dagaaladii Saaka ka dhacay degaanada Warxoolo Iyo Cowsweyne ee Gobolka Galguduud, dagaalka ayaa la soo sheegaya inu xiligan istagay in kasta oo weli labadii dhinac ee dagaalamay aay is horfadhiyan Afhayeenka Ahlu Sunna Waljameecada Abu Yusuf Alqaadi ayaa u sheegay Warbaahinta in dagaalada
Filed under: Wararka | Tagged: Ahlu Sunna Vs Alshabaab | Comments Off
Posted on January 27, 2010 by Yusuf Cali
Maxkamada derejada kowaad ee magaalada Bosaso ayaa xukun dil ah ku xukuntay Nin lagu Eedeyey Dilkii Gudoomiyahii hore ee Maxkamada Derejada kowaad ee Magaalada Bosaso Allaah ha u naxariiste Sheekh Maxamed Cabdi Aware, Ninkan iyo Labo Eedeysane oo kale Ayaa Maxkamadu maanta Xukun ku riday Ninkan ayaa lagu Magacaaba Faysal Cali Hiiraan oo aay Walaalo [...]
Filed under: Wararka | Tagged: Maxkamada Bosaso | Comments Off
Posted on January 27, 2010 by Yusuf Cali
Kufsiga Gabdhaha Yar Yar ayaa aad Ugu Soo badanaya Magaalada Gaariga ee Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya, Kufsigan ayaa la sheegay ainay geysan dhalinyarada Magaalada iyada oo Culimada Diintu arrinka sii weyn uga digtay Dhegeyso
Filed under: Wararka | Tagged: Kufsiga Gabdhaha | Comments Off
Posted on January 27, 2010 by Yusuf Cali
Bom la dhigay banaanka hore ee Maxkamada Bosaso ayaa sababay dhaawaca Askaari ka Tirsan Ciidanka Iyo weliba dof dumar ah oo halka Qaraxu ka Dhacay ka agdhowa, Qaraxa ayaa aha Bom la hoos dhigay gaari Ciidanku woteen oo yiil banaanka hore ee Maxkamada
Filed under: Wararka | Tagged: Bosaso Iyo Qarax | Comments Off
Posted on January 27, 2010 by Yusuf Cali
Dagaalo Culus ayaa dib uga qarxay saaka subaxii hore degaano kala duwan oo ka tirsan Gobolka Galguduud, Dagaalka ayaa u dhaxeeyey dhinacyada isaga soo horjeeda Siyaasada Gobolkaasi ee Ahlu Sunna Iyo Alshabaab, Dagaalada ayaa ka kala Qarxay Degaanada Warxoolo iyo Agagaarka Degaan lagu Magacaabo Cowsweyn
Filed under: Wararka | Tagged: Ahlu Sunna Vs Alshabaab | Comments Off
Posted on January 27, 2010 by Yusuf Cali
Wiil habaar qabe ah ayaa aabihii iyo hooyadii ku gubey dalka masar ka dib markii uu ku rusheeyay batrool isagoo la sheegayo inuu albaabkii qolka dusha kaga xidhay hortiisana uu u istaagey si uu u hubiyo dhimashadooda. isagoo ninkaasi waliba u diiday dadkii usoo yaacay inay bakhtiiyaan
Filed under: Wararka | Tagged: Wiil Aabe Iyo Hooyo Dilay | Comments Off
Posted on January 27, 2010 by Yusuf Cali
Maydka gabar Somali ah ayaa lagahelay biyaha u dhexeeya Wadamada Giriiga iyo Turkiga waxaana lahelay maydka gabadhan iyadoo mudo kahor kudhimatay biyaha u dhaxeeyay labadaas wadan +Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Taahriibyaal Somali Ah | 1 Comment »