Inaa lilaahi Waa ina ileyhi Raajicuun

Waxaan tacsi tiiraanyo leh halkaan ugu direynaa Aabe Cumar Ciise Mohamed iyo Hooyo Ayaan Cabdulahi Hassan (Tukke) Geerida lama filaanka ah ee ku timid gabadhooda marxuumad Aniiso Cumar Ciise oo ku geeriyooday Maanta dalka Canada magaalada toronto, waxaana subxaana qaadir ugu baryeynaa inuu jano fardowza ka waraabiyo

qoyskii, asxaabtii iyo ummada soomaaliyeed ay ka geeriyootayna samir iyo iimaan naga wada siiyo aamiin, aamiin.

Waxaana halkaan tacsi ugu diraya dhamaan bulshada ku nool degmadii c/casiis gudaha iyo dalka dibidiisaba

Liiska tacsida diraya :-
Jamaad Cali diiriye
saciido mahamuud caraale
Abdullahi Hassan Salax (Tuke)
Hooyo Faduma Abdi Samatar
Hassan C/Lahi Hassan
Kiin shiikhdoon
Ahmed Abdullahi Hassan
Baashi mohamed osman
yurub c/laahi hasan tuke
Hannad Baashi Mohamed Osman
Ibrahim C/lahi Hassan
Caasho Abdullahi Hassan tuke
Karuuro Ciise (K-Canyo)
Maryan Ciise (M-Canyo)
Mahad Abdullahi Hassan(Tuke)
Liibaan Abdullahi Hassan(Tuke)
abdullahi Hassan Salax (Tuke)
Mohyadin Jama Musse (Tafatiraha somaliweek.com)
Abdulkahir Jama Musse (dhamme)
Hussein Mohamed Musse (Addaa)
Mohamed Ismacil ali (Gaabshe)
Abdi Adam Jabril
Maryan Adam Jabril
Faduma Ali Orow(Fadumino)
Caasho Ali Orow
Abdixakim Ali Orow
Warsan Sh Omar
Abukar Hassan Hagi(Abukarow)
Suldaano Hassan Hagi
Mohamud Mohamed Musse
Yassin Salad Mohamud
Cumar Ciise
Liban Siciid Hagi
Nuur Siciid Hagi
Jawaahir Siciid Hagi
Caasho Ahmed Nuur(Shiino)
Istanbuul osman mursal
Ahmed Diini Guure
Saciido Darman Hassan
Mahado Hassan Culusow(Falfalir)
Warsan Hassan Culusow(Falfalir)
Abdow Mohamed Abtiyow
Ciise Mohamed Musse(Googooye)
Caasho Mohamed Musse(Googooye)
Khadijo Abdullahi Osman
Yasin Abdullahi Osman
Abdirahman Sh Ciise
Duniya Abdullahi Osman
Hooyo Khadijo Guled
Hooyo Miido
Ali Abdullahi (Ali Eelay)
Ahmed Ali Yusuf (Dhabaryare)
Abdulkadir Mohamed Darman
Cumar Cali Salaad
Asiya Mohamed Hassan
Khalif Macow
Abanur Abdalla Ali
Mohamed Aweys Aw Baare
Abdullahi Mohamed Ali Caato(Buule)
Shamso Sokorow
Farah Siciid
Amina Ciise Carab
Caasho Abuukar Cismaan
kiin shiikhdoon

Denmark

Mohamed saciid amaanlow iyo xaaskiisa
Mohamed barre nuur
xuseen muuse dahraan
nuune salaad mahamuud
Muxidiin kuuli
Mohamed kaambo
Cabdule ahmed shiikh
Xaawo ahmed sheekh
dayax faarah C/lahi
Abdijamaal iyo qaalid
Mohammuud (aadoole)
Mohamed Gabeyre (aakheyre)
Sacdiyo mohamed osman
Aniisa mohamed osman
C/qani M hersi boqor iyo xaaskiisa
aamina nuur cumar

Mareykanka

Tacsida waxaa diraya dadka kala ah:

C/qaadir Xaaji Daahir (Shiikha)

Maxamuud Ciise Nuux

Shiikh Muumin sh. Shabaab

Cabdullahi Khayre

C/qaadir Mahamud hersi (bahama)

Maxamed C/llahi Axmed (Catoosh)

Sharmaarke C/llahi Cismaan

Xuseen C/llahi Khayre

C/casiis C/llahi khayre

Cabdullahi Yoolac ——–Machigan State

Nuuraddiin Xaaji

C/kariim Macallin Nuur

Cali yare

Maxamed Abuukar

Cabdullahi Xuseen Xasan

Yuusuf Muumin

Cali Xaaji Aweys

Maxamed Kaalmooy (Busuri)

Maxamuud Maxamed

Daahir Salaad

Fu’aad Maxamuud xirsi

C/llahi Maxamuud xirsi (laba)

Burhaan Yaasiin

Cabdi Xaaji Aweys

Maxamed Rashiid

Cabdi Saciid jaama

C/qaadir (shiikhey)

Bulxan Saciid Jama

C/qaadir Maxamuud (Bahama)

C/rashiid Cali jaamac (Sanweyne)

C/rashiid Saciid Xaaji

Saciid Yuuyu

Ibraahim Xamsa

Cabdi Gabayre Ismaaciil (Duwe)

Diiriye Saciid Xaaji

Cismaan Bile

Khadar dacar Yuusuf

Xaawo Kusheey

Istanbuul Maxamed

Maryan C/llahi

Kowsar Xaaji

Faadumo Gareed

Ruqiyo Maxamuud xirsi

Faadumo Mire

Xaliimo Sheikh Mursal

Faadumo Maxamed

Maryan Batuun

Khadiijo Macallin

Muxibo Xaashi

Cureeji Saciid Xaaji

Faadumo Saciid Xoolo-Nool

Abshiro Caddeey

Mama Barni Xasan

Maama Aamino

Mama caasho Yaasiin

Shukri Cismaan Maxamed

Maryan Ciise (M-Canyo)

Shukri Saciid

Abyan Saciid

Nimco Daqarre

Caali Shiikh Cumar

Maryan Saciid

Nuurto Cali Salaad

Waxaan marxuumada subxaana qadir uga baryeynaa naxariistii jano inuu ilaahay ka waraabiyo eheladii iyo asxaabtii ay ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin. aamiin