Masar Iyo Nigeria Oo Soo Baxay

Xulalka Masar Iyo Nigeria ayaa u soo baxay Afar Dhamaadka Ciyaaraha Horyaalka Africa kadib markii aay ka kala guuleysteen Xulalka Cameroon Iyo Zambia, Xulka Masar Waxa u Saddex Iyo hal uga guuleystay Xulka Cameroon, Goolasha Masarida waxa u kala dhaliyey xiddigaha kala ah Gado Iyo weliba Ahmed Hassan Oo isagu labo xulkiisa u dhaliyey , [...]

Muqdisho Oo Qarax Ka Dhacay Iyo Shabaab Oo Sheegtay

Qarax Xooga leh ayaa caawa ka dhacay Xurunta ugu weyn ee Ciidanka Amisom ka degan yahiin magaalada Muqdisho, Qaraxan ayaa sababay Khasaaro isagu jirta dhimasho iyo dhaawac soo gaaray ciidanka Amisom iyo weliba dad kale oo halka ka Agdhowa Qarax ayaa ka dhacay Xurunta Ciidamada

Inaa lilaahi Waa ina ileyhi Raajicuun

Waxaan tacsi tiiraanyo leh halkaan ugu direynaa Aabe Cumar Ciise Mohamed iyo Hooyo Ayaan Cabdulahi Hassan (Tukke) Geerida lama filaanka ah ee ku timid gabadhooda marxuumad Aniiso Cumar Ciise oo ku geeriyooday Maanta dalka Canada magaalada toronto, waxaana subxaana qaadir ugu baryeynaa inuu jano fardowza ka waraabiyo

Diyaarada Air Ethiopia Oo Ku Qarxday Meel Wax Yar U Jirta Xeebta Beirut

Jigjiga oo Martigalisay Madaxda Ethiopia

Madaxda Federalka ee Ethiopia ayaa ku sugan magaalada Jigjiga oo u dabaaldegaysa Maalinta Xoolodhaqatada Ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia ayaa maanta looga dabaaldegay Maalinta xoolodhaqatada. Munaasabadan oo looga dabaaldego dalka Ethiopia ayaa sanadkan loo doortay magaalada Jigjiga in ay martigaliso

Dagaal Kharaar Oo Ka Socda Degaanka Ceelgaal

Dagaal culus oo u dhaxeeya Xizbul Islaam Iyo Ahlu Sunna ayaa ka socda Agagaarka degaanka Ceelgaal ee Duleedka magaalada Baladweyne, Dagaalka ayaa la soo sheegaya inu yahay mid aad u kharaar oo la isagu adeegsanayo Hubka noocyadiisa kala duwan

Askarigii ugu Gaabnaa ee Taariikhda Booliska Ingiriiska Soo Mara

Robin Port oo 29 Jir ah ayaa noqday Askaarigii Ugu gaabna ee Taariikhda Boqortooyada Ingiriiska soo maraa Abid, Waxana Askaarigan lagu Qiyaasay Dheerarkiisa 5Ft Robin Port oo hore u ahaa Askari ayaa qaatay Tababor dhinaca Dagaalka Gacanta ah, waxaanu hadda dhamaystay Bishii ugu horeysay ee uu Boolis ahaan ku shaqeeyo isagoo Xiray 17 Dambiilayaal ah [...]

Laascanood Oo Qarax ka dhacay

Waxa weli magaalada Laascanood ka sii socda dagaalkii Argagixisada Puntland Ka woday Magaalada, iyaga oo maanta mar kale bom aay dhigeen meel wodo ah kaasi oo Ciidanku Wargelin kadib aay halka ka soo qadeen in kasta oo Aay ku qaraxday markii la keenay Saldhiga Bartamaha ee magaalada laascanood

Urur Samafal Oo Wacyigelin Ka Sameeyey Tuulooyinka Higlo Iyo Carmo Oo Ka Tirsan Degmada Qardho

Ururka Samafal ayaa Maalinti shalay ahayd Wacyigelin ka sameeyay Deegaano Hoos yimaada Gobolka Karkaar gaar Degmadda Qardho,Goobaha uu ururku Tagay ayaa waxaa ka mid ahaa Tuulooyinka higlo iyo Carmo,Wacyigelintan ayaa waxaa Hogaaminayay Gudoomiyaha Ururka Haweenka ee Samafal +Sawiro

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers