Waxaa maanta gudaha Isbitaalka weyn ee degmada Garoowe si rasmi ah loo soo gaarsiiyey qalab caafimaad oo isugu jira qalabka lagu dabiibayo hooyadda uurka leh iyo caruurta yar yar si ay ugu sahasho hooyooyin uurka leh dhalintaanka oo inta badan u dhiman jiray dhiig joojin la’aan +Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Deeq Jaaliyada Austrlia | Comments Off