Axmed Maxamed Siilanyo Oo La Kulmay Congresman Keith Ellison

Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye mudane Axmed Maxamed Siilanyo wuxuu maanta oo taarikhdu tahay Jan 21, 2010 kula kulmay aqalaka Kongreska ee Mareykanka xildhibaan Keith Ellison oo ah xildhibaanka ka soo jeeda ah gobolka Minnesota, gobolkaas oo ah meel Soomaalidu aad ay u deggen yihiin +Sawiro

Qabaa’ilka Galguduud Oo laga Takhalusay

Dagaaladi ka soconayay Magaaladda Beledweyne oo lagu kala adkaaday ayaa waxaa gacanta ku dhigay Magaaladda Beledweyne Ururka Xisbul Islaam oo horay Gacanta ugu hayay Magaaladda Beledweyne waxayna Cagta Mariyeen Kooxihi ku soo duulay Magaaladda Beledweyne waxaan

Madaxwenaha DFKMG Oo Kala Diray Ciidanka Daraawiishta

Munaasabad Ciidmadii Daraawiishta Soomaaliya loogu wareejiyay Qeybaha kale ee Ciidamada Dowladd Federaalka KMG-ka ah ayaa Maanta lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya.   Xeer Madaxweyne + Sawiro

Ruux Uu Calafku Ciilay Calool Xumo Badnaa (Qiso layaab Leh)

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaalo Xeebeedka ee Mombasa, iyadoo ay u dhaxeysay lamaane Somaliyadeed oo uu ka dhaxeeyey Jaceyl aanan caadi aheyn. Hadaba wiilka ay dhacdadaan ku dhacday ayaa xiriir lasoo sameysay wariyayaasha barmaamijka Isha Dhacdooyinka Caalamka

Xariga Xildhibaanada ”Doqonta Usha Ku Ag Dhufo, Haday Diiri Weydana Ku Dildilaaci

Ma jirin sharaf iyo xurmo ay hawanaayeen kuwa sheeganayay Wasiiro, Xildhibaano, Saraakiil, aqoonyahan, Ganacsato, Wadaado IWM, ee Ciidamada sirdoonka Kenya u taxaabeen xabsiyadooda Sidoo kale ayaysan jirin qadarin iyo ixtiraam loo hayo in alla iyo inta huwan Magacan Soomaali, ha ahaado mid ku hadaaqaya

Maal Aar Ka Kacay Atoor Fadhfaadhiisay

Ilaa intii uu geeriyooday Marxuunkii Xaaji Maxamed Ibraahin Cigaal waxa boos kii Saarakiisha sar sare ee taqanay hadalka, Taariikhda Iyo Weliba wadaniyada Wadan-kana wax ka soo qabtay baa ku yaranayay xukumada maanta jirta   Taasi waxay sabab tay in meesha ay soo galaan Ama iska buuxshaan ragg an Habeena arag halgankii wadanka iyo Taariikhda wadanka [...]

Ciidanka Dowlada Oo Dilay Wiil U Dhalay Awkuku

Wiil uu dhalay jilaagii geeriyooday ee Cabdullaahi Amiir Rooble (Aw-Kuuku) ayaa habeenimadii xalay waxaa lagu dilay degmada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho, Wiilkan oo lagu Magacaabo Axmedeey Cabdullaahi Amiir Ayaa waxa dilay Ciiidamo ka tirsan kuwa DFKMG ee Somaliya Marxuum Axmedeey ayaa la sheegay in lagu dilay Agagaarka Xurunta Tiyaatarka, waxana dilay Ciidamo ka tirsan [...]

Siiradii Nebiga SCW

HORDHAC – Illaahay ayaa Mahad leh Allahaasoo nagu ilhaamiyey inaan barano siiradii nebigeena, Sidaa Dhalashadiisa , Tilmaantiisa, Dabeecaddiisa, Cuntadiisa, Cabitaankiisa, Labiskiisa, Fasaaxadiisa, Mujisooyinkiisa, Khasaa’istiisa, Axwaashiisa, Magacyadiisa, Abtiriskiisa, Ilmihiisa, Xaasaskiisa, Adeeryaalkiisa, Eedoyinkiisa, Abtiyaalkiisa, Iyo Habaryaalkiisa

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers