Ra’iisal Wasaaraha DFKMG Oo ka Jawaabay Warbixintii Amnesty International

DFKMG ah ee Somaliya ayaa ka jawaabtay warbixintii ay shalay soo saartay hey’adda xuquuqda aadanaha u doodda ee Amnesty International Warbixinta ayaa ku baaqaysay in hubka la siinayo laga joojiyo DFKMG ah  Dhegeyso

Kororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud

Akhritayaashada qiimaha lahow maanta Barnaamijkaan xiisaha badan ee Kororso Aqoontaada waxaanu ku soo qaadan doonaa 15 Su’aaladood, Jawaabahana waxaa dhankiina. Su’aalaha waxay noqon doonaan dhamaan Su’aalaha bilow ilaa iyo meeshii uu inoo maraayey. Hadaba akhritayaal ku soo dhawaada 15-ka Su’aaladood Jimcaha maanta ah

Sarkaal Ka Tirsan Ciidamada Booliska Laascanood Oo Xukuumadda Riyaale Ku Eedeeyay inay Dil U Maleegayso

Taliyaha Saldhiga booliska koonfurta magaalada Laascaanood ee gobolka Sool Jaamac Cabdi Faarax, ayaa shaaca ka qaaday in Taliyaha Qaybta Booliska gobolkaasi uu u maleegayo shirqool la doonayo in isaga lagu khaarajiyo

Ciidamadda Wadanka Kenya oo Xabsiga Dhigay Cismaan Buux

Wararka Naga soo gaaraya  Caawa Magaaladda Nairobi ee Wadanka Kenya ayaa sheegaya in Maanta Ciidamadda Amaanka ee Kenya ka qabteen Xaafadda Islii ee Magaaladda Nairobi Gudoomiyihi Degmadda Qardho Cismaan Buux Cali,Gudoomiyaha ayaa u joogay Nairobi maalmihi ugu Dambeeyay hawlo shaqo

Bosaso Oo Qarax ka Dhacay

Agagaarka Isgoyska Suuqa Caanaha ayaa ayaa daqiiqado ka hor qarax bom nooca gacanta laga tuuro ah lagula eegtay Ciidanka Ammaanka oo halkaasi jid gooyo ku laha, Qarax kadib ayaa waxa bilowday Rasaas xoog leh oo aay ciidanku fureen

Burcad Badeed Oo Waqti U Qabatay Nolosha Lamaane British Ah

Kooxaha Burcad badeeda Somalida ayaa waxa ay sheegeen in ay dilayaan lamaanayaasha u dhashay dalka Ingiriiska hadii aan Afar Maalin gudahood lacag madax furasho laga siin Kadib xiriir xaga qadka Taleefonka ah oo ay la soo sameeyeen taleefishin ITV News +Video

Shabaab ”Uma Hanjabin Kenya”

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Cali Maxamud Raage ayaa been ku tilmaamay war lagu qoray Wakaalada Wararka ee Rueters, Afhayeenka ayaa sheegay in Warkaasi yahay mid been abuur ah oo lagu been abuurtay Xarakada Alshabaab isaga oo Sidoo kalena sheegay in Barta Internet-ka ee Alqimmah oo Qoraalada Rueters Daabacday laga xigtay u yahay Website aysan [...]

Kenya Oo Xirtay Wasiir Iyo Duqa Degmada Qardho

Ciidanka Ammaanka Ee dalka kenya ayaa Xabsiga u taxaabay Wasiir ku Xigeenka Arrimahaa Gudaha ee DPL Cali Hoosh Iyo weliba Duqii Degmada Qardho Cismaan Buux Cali oo labaduba booqasho ku joogay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya

Yariisow ”Puntland Caqabad Ayey ku Tahay Horumarka Iyo Waxqabadka DFKMG”

Wasiirka Lacagta ee DFKMG ah ee Somaliya Cabdiraxmaan Cumar Yariisow oo ka hadlayay magaalada Muqdisho Maalinimadii Shalay, ayaa ku Eedeeyey dawlada Puntland in ay ka soo horjeedo waxqabadka DFKMG ah ee Somaliya, isagoo sheegay in talaabadii ay ku diiday soo daabicida lacagaha cusub ay tahay mid muujinaysa in aysan Puntland raali ka aheyn waxqabad ay [...]

Kismaayo Oo Burcad badeed laga Cabanayo

Shacabka Magaalada Kismaayo ee Xurunta Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa walaac darran ka muujinaya kooxaha Burcad badeeda ah oo halkaasi ka sameystay Saldhig weyn Dadweynaha ayaa sheegay inay welwel ka qaban sii kororka kooxaha Burcad badeeda ah iyo weliba Xaalada magaalada aay ku abuuri karan hadii aay

Xizbul Islaam Oo La Wareegay Baladweyne

Kadib dagaal culus oo saaka ilaa maanta Barqanimadii ka socday magaalada Baladweyne ee xurunta Gobolka Hiiraan ayaa Ururka Xizbul Islaam waxa u ku guuleystay inu sii buuxda ulaa wareego Magaalada BaladweyneDhegeyso

Shabaab Oo Xukun Gacan Goyn Ah Fuliyey

Maxkamada Maamulka Islaamiga Ah ee Shabeelaha Hoose ayaa shalay Gelinkii dambe fulisay Xukun Gacan Goyn ah, kaasi oo lagu fuliyey nin lagu magacaabo Yusuf Shariif Axmed oo da’adiisa lagu sheegay 30 Sano jir, Ninkan ayaa lagu Eedeyey Fal Tuugnimo ah

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers