Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu saaka Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafti ka socda Safaaradda Dawlada Britten ay ku leedahay Dalka Ethopia. Waftigaas oo booqasho gaaban ku yimi Somaliland waxa hogaaminayay Safiir ku Xigeenka Safaarada Britten ee Dalka Ethopia Mr John Marshal +Sawiro
Filed under: Wararka | Tagged: Daahir Rayaale, Somaliland, Warsaxaafadeed | Comments Off