Saylici Oo U Jawaabay Riyaale

Murashaxa Jagada Madexweyne Ku xigeenk Xisbiga Kulmiye Cabdiraxmaan Saylici ayaa jawaab kulul ka bixiyey Eedeyntii Madaxweyne Rayaale dusha uga tuuray Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muj. Axmed Siilaanyo

Nigeria Oo Afar Maalin Gudahood Aay ku Dhinteen In Ka Badan 464 Qof

Magaalada Jos ee bartamaha dalka Nigeria ayaa Maalinti Afraad waxa ka socda rabshado aay dad badan ku dhinteen, Dagaalka ayaa u dhaxeeya dad Muslimiin Iyo Masiixiyiin ku wada nool halkaasi Dagaalka ayaa ilaa hada

Masar Iyo Nigeria Oo Soo baxay

Xiddiga Osaze Odemwingie ayaa noqday Halyeeyga Kulankii Nigeria iyo Mozambique kadib markii u dhaliyey labo ka mid ah Goolashii Saddexda aha ee Nigeria kaga guuleysatay Xulka Mozambique, goolka Saddexaadna waxa dhaliyey Xiddiga Obafemi Martins +Sawiro

Cabdisamad ”Waa Heyna Dadkii Dilay Xildhibanka”

Madaxweyne ku Xigeenka DPL Cabdisamad Cali Shire ayaa shaaca ka qaday in Ciidanka Ammaanka Magaalada Bosaso aay gacanta ugu jiran raggi dilay Xildhibaan Maxamed Cali Jibriil oo Habeenimadii xalay Nin Hubeysan ku toogtay goob Maktaabad ah oo u ku laha Agagaarka Hotel Nakhiil ee magaalada Bosaso

Sarkozy Oo Djibouti booqday

Madaxweynaha Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa madaxda Djibouti u sheegay in France sii wadi doonto taageerrada ay Djibouti siiso Madaxweynaha Faransiiska Nicolas Sarkozy oo booqasho gaaban ku tagay Djibouti ayaa madaxda dalkaasi u sheegay in Faransiisku uu sii wadi doono taageerrada dhaqaale ee uu Djibouti siiyo

Kouchner Oo Ku Baaqay In La Taageero DFKMG

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka Faransiiska Bernard Kouchner ayaa mar kale ku baaqay in la taageero Dowlada Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Isaga oo la hadlayey saxaafada Maalinimadii shalay ayuu Wasiirka Arrimaha dibada ee Faransiisku ugu baaqay Beesha Calaamka inay taageero

Dowladda Soomaaliya oo Maanta Dalka Turkiga U Qaaday Askar Dhaawac Ah

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta u duulisay waddannka Turkiga askar dhaawac ah, kuwaas oo Soomaaliya aan lagu daaweyn karin, si arrintooda wax looga qabto dalka Turkiga ee aan saaxiibka iyo walaalaha nahay Warsaxaafadeed+Sawiro

Dalxa Oo Walaac Ka Muujiyey Hab Dhaqanka Kenya

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka dowladda DFKMG Prof Maxamed Cumar Dalxa oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Dowlada Somaliya aay ka xun tahay Talaabooyinka soo noqnoqday ee ay dowlada Kenya kula dhaqmeyso Xildhibanada Baarlamaanka Somaliya ee ku sugan magaalada Nairobi

Maxkamada Bosaso Oo Wiil Aabahii Dilay Qisaas Ku Xakuntay

Maxkamada Derejada Kowaad ee Magaalada Bosaso ayaa xukun ku riday Eedeysanayaal kula duwan kuwas oo lagu Eedeyey inay ka dambeeyen dilkii Marxuum Siciid Jibriil Cabdi Mataan oo 21 Bishii December, Sanadkii 2009 lagu dilay magaalada Bosaso gaar ahan

Ismaaciil Buuba Oo Ka Hadlay Xidhigiisi Nairobi

Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, ayaa ka hadlay xadhig ay habeen hore kula kaceen Ciidanka Ammaanka ee dalka Kenya ka dib markii ay ka kaxeeyeen hotelka uu ka degen yahay magaalada Nairobi

Xildhibaan Lagu Aasay Bosaso

Allaah ha u naxariiste Xildhibaan Maxamed Cabdi Daqare ayaa maanta barqanimadii lagu Aasay magaalada bosaso, Kadib markii u geeriyooday dhaawac soo gaaray Habeenimadii xalay

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers