Beelaha Dubeys Iyo Puntland Oo Heshiis Gaaray

Duqa degmada Dhahar Salaad Xasan Shire ayaa sheegay in Shirkii uga socday Beesha Dubeys Iyo DPL Magaalada Garoowe laga gaaray Heshiis Rasmi ah, lana dhameeyey sidaa u sheegay kala shakigii ku dhexjiray Beesha Dubeys Iyo Dowalda Puntland

Cameroon Oo Guul Gaartay

Ciyaar aad u adag ayaa dhexmartay labada Xul ee Zambia iyo Cameroon, Waxana ciyaarta guushu ku raacaday Xulka Cameroon, Xulka Tunisia ayaa isaguna Barbar dhac la galay Gabon

Duqa Buuhoodle ”Puntland Lama Lahin Wax Wada Shaqeyn Ah”

Duqa Degmada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer Xuseen Dacwi Ducaale ayaa sheegay in aysan wax xiriir ah la laheyn DPL, Isaga oo Ku Eedeyey PL Wax qabad la’aan Duqa Degmada Buuhoodle, waxa u sheegay

Nin Gabar U Abti U Yahay Kufsaday Oo Dhagax lagu Dilay

Xarakada Alshabaab ayaa galabta ka fuliyey Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose, Xukun Rajmin ah Xukunka Rajminta ah ayaa lagu fuliyey Xuseen Ibraahim Maxamed oo la sheegay inu Kufsaday Gabar u Abti u yahay

Ehud Barak Oo Gaaray Ankara

Wasiirka Difaacada Isreal Ehud Barak ayaa gaaray caasimada dalka Turkiga Ee Ankara, Isaga oo kulan la qatay Dhigiisa Turkiga In kasta oo aay ka cudur darteen in aay la kulmaan Wasiirka Madaxweynaha Turkiga Abdalla Gul Iyo Weliba Ra’iisal Wasaare Recep Tayyip Erdogan

Gaalkacayo Iyo Amnigeeda

Ciidanka Ammaanka Ee PL ayaa ka woda magaalada Gaalkacayo Hawl galo aad u xoogan Habeenkii Labaad, Hawlgalada ayaa ka dambeeyey kadib markii Magaalada Gaalkacayo aay ku soo kordheen Qaraxyada lala beegsanayo goobaha Rayidka

Cali Kimiiko Oo Dil Lagu Xakumay

Maxkamada Dalka Ciraaq ayaa maanta dil ku xakuntay Cali Xasan Almaajid oo aay Ilmo Adeer Yahiin Madaxweynahii Hore ee Dalka Ciraaq Saddam Hussien, Sidaa lagu sheegay Telfeeshinka Dalka Ciraaq +Sawiro

Garoowe Oo Mudaaharad Ka Dhacay

Dad Shacab ah oo ka caraysan Xariga Wiilal Dhalinyaro ah oo Ciidanka PIS-Tu Xabsiga dhigeen ayaa magaalada ka dhigay Mudaaharado waweyn oo loga Cabnayo Xariga Wiilasha Mudaaharadka ayaa la gubay Taayiro, Sidoo kalena waxa dhagxan lagu tuuray Ciidanka Booliska iyada oo dadku ku

Dhalasho Farxad Leh, Tahniyad Iyo Duco

Boqorka Iyo Boqoraada Cumar Xasan Cali Mire Iyo Miski Cabdi Cali Kusow ayaa Wiil ugu dhashay Magaalada Heeg ee Wadanka Holland, Wiilkaaso loo baxshay Shuceyb Cumar Xasan Cali Mire Haddaba Anaga oo kala joogna Daafaha Dunida Waxanu

Garoowe Oo Askaar Tababar Loga Furay

Waxaa maanta Xarunta Ciidanka Asluubta ee magaaladda Garoowe tababar muddo 3 maalmood ah socondoona loogu furay 20 askeri oo iyaga ka tirsan ciidamada asluubta ee Dawladda Puntland iyadoona ay +Sawiro

Nin 17 Xaas iyo 39 Caruur Ah Xero Ku Haystay Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Booliska Dalka Isreal ayaa qabtay Maalinimadii Khamiista Nin Yuhuudi ah oo Xero ku haystay ku dhawaad 17 Xaas & 39 Caruur ah oo uu ka dhalay Ninkan Yuhuudiga ahoo 59-jir ah laguna Magacaabo Goel Ratzon ayaa lagu soo oogay Dambi ah kufsasho iyo Gumaysi +Sawiro

Garoowe Oo Labo Nin Lagu Xiray

Caasimada DPL ee Garoowe ayaa lagu xiray Labo nin oo mid ka mid ah u aha Mu’adan Masaajid, Halka ninka kalena u aha Macalin Dugsi Halkaasi ku Yaala Labada nin ayaa Boolisku aysan sheegin sababaha aay ku xireen

Rayaale Oo Ka Hadlay Xaalada Somaliya Iyo Ictiraafka SL

Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka hadlay xaaladda Soomaaliya, isla markaana wuxuu Beesha Caalamka ku cannaantay inay taageeraan Dawladda uu madaxda ka yahay Shariif Sh. Axmed oo uu tilmaamay in ay tahay mid aan masuul iska ahayn iyada lafteedu

Maxkamada Bosaso Oo Xukun Riday

Maxkamada Derejada Kowaad ee magaalada Bosaso ayaa maanta la soo tagay labo nin oo lagu Eedeyey inay Xiriir la leyahiin kooxda Alshabaab Labada nin ayaa lagu kala magacaaba Cabdirisaaq Maxamed Axmed Gambe Iyo weliba Salaax Axmed Faarax

DFKMG Oo 21 Safaaradood Alabaada Isagu Labeeysa

Raxmaanka baa mahad leh, warbaahinta caalamiga ee Allidamaale baaritaan dheer ka dib waxaa u suurta gashay in ay hesho xoog xasaasi ah taas oo kashifaysa qorshaha siyaasadeed la yaabka leh ee DFKMGS uu garwadeenka ka yahay Axmed Tuke +Wareegto

Horyaalada Yurub Iyo Wacdarahii Chelsea

Kooxda Chelsea Oo Nus Dersin Goolal ah Kaga Adkatay Sunderland, InterMiland Oo la Nasiiyey Iyo Real Madrid Oo Afka Ciida loo Daray   Warbixin Horyaalada England, Spain Iyo Italy +Sawiro

Qeybdiid ”Dad Ayaa Diidan Nabada Gaalkacayo”

Wasiirka Macdanta Iyo Biyaha Ee DFKMG Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo in dhowaaleba ku sugna magaalada Gaalkacayo ayaa sheegay in Nabada magaalada aay diidan yahiin dad gaar ah sidaa u sheegay

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers