Taliye Ciidan Oo Laascanood Lagu Dilay

Alle Ha u Naxariiste Taliyahii Hawl gelinta Ciidanka ee Gobolka Sool ayaa caawa Fiidkii lagu dilay magaalada Laascanood, Marxuum Cismaan Faarax Cabdi ayaa la toogtay isaga oo ka soo baxay Masaajid ku yaala magaalada Laascanood

Gaalkacayo Oo Qaraxyo Lagu Weeraray Idaacado

Waxa caawa fiidnimadii weerar lagu qaaday qaara ka mid ah Idaacadaha ku yaala magaalada Gaalkacayo, kuwas oo lagu tuuray Bombooyin nooca gacanta laga tuuro ah

Gudoomiyahii Golaha Guurtida Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ku soo laabtay dalka, ka dib markii uu socdaal muddo qaatay ugu maqnaa dalka dibeddiisa. Guddoomiyaha oo maanta duhurkii ka dib ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Berbera, ayaa mar uu Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, waxa uu ka

Madaxweynaha Ruusha Oo Tijaabiyey Qori Nooca Darandooriga U Dhaca

Banaanbax Rabshado Wota Oo Ka Dhacay Nairobi

Banaanbaxyo rabshado wota ayaa maanta waxa ay ka ka dhaceen magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kuwaasi oo ay sameenayaan dad Muslimiin ah oo isagu jira Kenyan Iyo Somali    +Video

Kororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini ah Iyo Aqoon Guud

Waa barnaamijkii aad inooga barateen Maalin walbo oo jimca ah, Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad fara-badan ee bal kaalay oo inala faa’iideyso

Qoraxda Oo Madoobaatay

Subaxnimadii hore ee Maanta oo jimca ah ayaa wadamo badan oo ay Somaliya ka mid tahay laga dareemay Qorax Madoobaad, iyadoona uu Qorax Madoobaadkaasi Saameeyay Bariga Qaaradaha Asia, Africa Iyo Weliba Wadamo Kale Oo Dhowr ah oo ka tirsan Wadamada Bariga dhexe +Video

Axmed Siilaanyo Oo La Kulmay Donald Payne

Guddoomiyha Xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo, oo uu weheliyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee KULMIYE, Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar, oo hadda booqosho rasmi ah ku jooga dalka Maraykank +Sawiro

Shariif Oo La Kulmay Labo Wasiir Oo ka Socday UK Iyo Italy

Madaxweynaha DFKMG Sheekh Sharii Sheekh Axmed ayaa Shalay Gelinkii dambe kula kulmay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya Wasiirka Dowlada Ingiriiska u Qaabilsan Africa Iyo

Xulka Qaranka Somaliya Oo Sii Diiran Logu Soo Dhoweeyey Muqdisho

Wafdi balaaran oo Isagu Jira Ciyaarto Iyo Weliba Mas’uuliyiinta Ciyaaraha Somaliya ayaa Maalinimadii Shalay soo Gaaray Magalada Muqdisho, Waxana Wafdiga Ka mid aha Gudoomiyaha guddiga Olombikada Somaliyeed Aaden

Faysal Cali Waraabe Oo Sii Weyn Logu Soo Dhoweeyey Bulgium

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridk ahee UCID Enjineer Faysal Cali Waraabe ayaa Habeenimadii  Xalay soo caga dhigtay garoonka Diyaaradaha ee Brussels isagoo ka soo kicitimay caasimada Finland ee Helsink   + Sawiro

Saddex Xiddig Oo Dhaawac Uga Maqnan Doona Liverpool

Kadib markii kooxda Reading aay ka reebtay Kooxda Liverpool Horyaalka FA Cup, ayaa hadana waxa kooxda Liverpool soo food saartay Khasaare kale oo ah inay weysay Saddex ka mid ah Xiddigaha kooxda kuwas oo la sheegay in aysan safan doonin in muddo ah

Gobolk Bari Oo Abaaro Laga Sheegayo

Duqa degmada Carmo Cawad Xuseen Cali ayaa Saxaafada uu sheegay in Magaalada Carmo aay ka tagan tahay Xaalad Adag, Isaga oo sheegay in Dad Reer Miyi ah oo aay Abaaraha ka jira Gobolka Bari aay xoolahii ka xalufiyeen aay dhibaato xoog

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers