Waxa Caawa La Ciyaaray Kulamadii Group A ee Koobka Qaramada Africa oo Si habsami ah Sanadkan Uga Socda Dalka Angoola, Group A Ayaa Waxa ku Wada jira Angola, Algeria, Malawi Iyo Weliba Mali + Sawiro
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Waxa Caawa La Ciyaaray Kulamadii Group A ee Koobka Qaramada Africa oo Si habsami ah Sanadkan Uga Socda Dalka Angoola, Group A Ayaa Waxa ku Wada jira Angola, Algeria, Malawi Iyo Weliba Mali + Sawiro
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Dhacdadaan ayaa waxay u dhaxeysay lamaane Somaliyadeed oo ay dhex martay isbarasho yaab leh, waxaa hubaal akhristaha sharafta lahow, inaad yaabi doontit Dhacdadaan lamaanaha ee dhax martay ayaa waxaa lagu kala magacaa Mubaarak iyo Ruun. Mudane Mubaarak oo inala soo xiriiray ayaa inooga waramay sidii
Filed under: Wararka | Comments Off
Mareegta Arsenal ayaa shaaca ka qaday in xiddiga Sol Campbell u dib ugu soo noqday kooxda Gunners, isaga oo la saxiixan doona Heshiis kooban Sidaa la sheegay
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Shir jaraa’id oo u maanta ku qabtay magaalada Muqdisho Gudoomiyaha Baarlamaanka DFKMG ee Somaliya Sheekh Aaden Maxmade Nuur Madoobe ayuu sii kulul ugu weeraray Xarakada Alshabaab isaga oo Ku Eedeyey Xasuuq Dadka Shacabka ah Aaden Madoobe ayaa ku Eedeyey Alshabaab inay yahiin koox dhibaato ka woda dalka Somaliya, isaga oo sheegay
Filed under: Wararka | Comments Off
Saraakiisha ammaanka ee waddanka Yemen ayaa sheegay inay qabteen Soomaali iyo Ethiopian si sharci darro ah ku soo galay waddanka Yemen Maalinimadii Shalay Dadkaasi ayaa wararku ay sheegayaan inay keentay mid ka mid ah doomaha sida sharci darada ah ku soo geliya Yemen dadka soo tahriiba
Filed under: Wararka | Comments Off
Xaaji Cabdullaahi Siciid Samatar Wasiirkii Amniga Qaranka, ayaa Hanjabad culus u jeediyey Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole, oo Isagu Wasiirka Ugu baaqay inu Xilka iska wareejiyo
Filed under: Wararka | Comments Off
Sheekh Maxamed Macalin oo ka mid ah Mas’uuliyiinta Warfaafinta U Qabilsan Ururka Xizbul Islaam ayaa shir jaraa’id oo u ku qabtay magaalada Muqdisho kaga hadlay Heshiiskii Dhowaan ay DFKMG la gashay Dowlada Sudan
Filed under: Wararka | Comments Off
Xuseen Caraale Cadaan oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG ee ku sugan Magaalada Nairobi ayaa wuxuu sheegay in la dhameeyay khilaafaadkii maalmihii u dambeeyay la hadal hayay ee ka dhex taagnaa golaha baarlamaanka
Filed under: Wararka | Comments Off
Afhayeenka Maleeshiyada Ahlu Sunna Waljameeca Cabdullaahi Sheekh Cabdiraxmaan Abu Yusuf Alqaadi ayaa u sheegay saxaafada inay la wareegen shalay gelinkii dambe Degaanadii Maalmahanba ay ku dagaalameen Ahlu Sunna Iyo
Filed under: Wararka | Comments Off
Iyada oo Xiisad xoog leh aay ka tagan tahay Gudaha golaha Baarlamaanka DFKMG, mida oo la isku heysto Sharci ahan shaha Gudoomiyaha Baarlamaanka DFKMG ee Somaliya, ayaa waxa soo baxaya Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo iyaguna ku baaqaya dhanka kale inu is casilo Madaxweyne Sheekh
Filed under: Wararka | Comments Off
Taliyaha Ciidanka Booliska JSL Gen Maxamed Saqadhi Dubad ayaa u sheegay saxaafada in qaraxii Habeenimadii Taladada lagu tuuray Saldhiga Magaalada Laascanood u yahay mid aay ka dambeeyen Cadowga Somaliland Sidaa u hadalka u dhigay
Filed under: Wararka | Comments Off
Hoggaamiyaha Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Mukhtaar Cabdiraxmaan Abu Zubeyr ayaa la sheegay in loga digay inu gudaha u galo magaalada Muqdisho Sheekh Mukhtaar ayaa la
Filed under: Wararka | Comments Off
Mareegta Kooxda Liverpool ayaa shaaca ka qaday in kooxda Liverpool aay la wareegtay xiddiga Khadka dhexe ee dalka Argentina Maxi Rodriguez Xiddigan Baalka uga ciyaari jiray kooxda Atletico Madrid
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Xulka Qaranka Cameroon ayaa aay ku dhacday Mucjisadii ugu horreysay ee ciyaaraha Horyaalka Africa kadib markii aay Afka ciida loo daray Gabon ayaa ka yaabisay Kooxda Cameroon oo u Hoggaaminayo
Filed under: Uncategorized | Comments Off