SUBXANALAAH – Ri Dhashay Qof Binu Aadam Ah

Subxaanalah ilaaha awooda weyn waxa uu awoodaa inuu sameeyo waxa uu doono isagoo dadka wax ku tusaya. hadaba dalka SUDAN RI ayaa xalay ku dhashay qof isagoo leh madaxa iyo jidhka dadka

Laasanood Oo Qarax Ka Dhacay

Qarax-bambo ayaa caawa lala beegsaday Saldhig Boolis oo ku yaala Xurunta Gobolka Sool Ee Laascaanood, Qaraxa ayaa Sababay dhawaac dad iyo weliba khasaare kale Qaraxa ayaa la soo sheegaya inay ku dhaawacmeen shan ka mid ah Ciidanka Booliska ee Saldhiga ku sugna, waxa kale oo Qaraxu khasaare u geystay Gawaari halkaasi ka agdhowa

Iran Oo Eedeyn U Jeedisay Isreal Iyo Mareykanka

Dowlada Wadanka Iran ayaa ku Eedeysay Dowladaha Mareykanka Iyo Isreal Dilkii Caalim Nuclear-ka ah oo u dhashay wadanka Iran  Sawiro + Video

Masar Oo Dhulka Ku Jiiday Nigeria

Kooxda Horyaalka Africa Heysata ee Masar Ayaa dhulka ku jiiday Xulka Qaranka Nigeria, Ciyaar ka tirsan Groupka C Oo aay ku wada jiraan Wadamada Masar, Nigeria, Mozambique Iyo Weliba Benin   Sawiro + Video

Bosaso Oo Ammaanka La Adkeeyey

Waxa caawa sii weyn loo adkeeyey ammaanka magaalada Bosaso ee Xurunta Gobolka Bari, iyada oo ciidanka Ammaanka la dhigay goobo Cusub oo aysan hore u fadhiyi jirin kuwas oo ciidamo aad u fara badan la soo dhoobay

Dhacdo La-Yaab Leh Oo Dhexmartay Qoys Somaliyeed Iyo Wiil Aay Dhaleyn

Dhacdadaan waa dhacdo dhab ah, ruuxii akhriyaana xaqiiqdii waxay ku noqon doontaa murug iyo amakaag. Wiilka iyo gabadha la’isku diiday ayaa waxa lagu kala magacaaba Saadaq iyo Anisa. Waxaa qadka teleefanka inagula soo xiriiray wiilkii ay dhacdadaan ku dhacday, isagoo inooga sheekeeyey sidii ay wax u dhacey, waxayna ku bilaabaneysaa

Ahlu Sunn Oo Sheegtay Inu Ku Soo Biiray Axmed Madoobe

Afhayeenka Maleeshiyada Ahlu Sunna Cabdullaahi Sheekh Cabdiraxmaan Abu Yusuf Alqaadi ayaa shir jaraa’id oo u ku qabtay Qaar ka mid ah Idaacadaha Muqdisho u sheegay inu ku soo biiray Ururkooda Axmed Madoobe oo ka tirsan Saraakiisha Ururka Xizbul Islaam Ee Gobolada Jubbooyinka

Jawaabta Ahlu Sunna Iyo DFKMG, Aragtida Shacabka Iyo Hadalkii Alshabaab

DFKMG ee Somaliya Iyo Maleeshiyada Taageerta Dowlada ee Ahlu Sunna ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay hadal shalay ka soo baxay Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Cali Dheere

Amiin Caamir Oo Soo Bandhigay Sawirkii Sanadguurada Faroole

Farshaxanlaha ugu weyn Soomaalida ayaa ah mid si gaar ah ugu soo dhiga sawiradiisa xaalka dadka iyo dalka Soomaaliyeed, isagoo dhab ahaana micnaha ay xambaarsan tahay farshaxanimadiisu tahay mid aan la dhayalsan karin, runtiina ka turjunta xaalada jirta markaas

Stoke Oo Dooneysa Ruud Van Nistelrooy

Gudoomiyaha Naadiga kubada Cagta ee Stoke City ayaa shaaca ka qaday inay aad u doonayan Weerar yahanka Kooxda Real Madrid Iyo Xulka Qaranka Holland Ruud Van Nistelrooy

Prof Galayr oo Ka Digay Qaybsanaan Dawladda ah

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Khaliif Gallaydh ayaa ka digay in kala qaybsanaan soo waajahda dawladda dhexdeeda ay tahay halista ugu weyn ee burburin karta dawladda Prof. Cali Khaliif ayaa “mucjiso” ku tilmaamay in marka la eego dagaallada soo foodsaaray dawladda tan iyo intii la dhisay sannad ka hor ay haddana ka badbaaday [...]

Nin Xaaskiisi Ku Furay Sigaar Cabid

Nin u dhashay Iskutaga Imaaraadka Carabta ayaa Xaaskiisa oo Degan Imaaraadka waxaa uu siiyay warqadeedi ka dib marki ay caadeysatay Cadi Sigaarka iyo Dhuuqista Shiishada la shito. Ninkani xaaskiisa siiyay warqadeeda ayaa waxaa la sheegay inuu muddo dheer si aad ah iskugu howlayay inuu ka raarido in xaaskiisu ay hakiso

Alshabaab Oo U Awood Sheegtay Ahlu Sunna

Dagaalo culus ayaa mar kale ka bilowday Degaanka Warxoolo ee Duleedka Degmada Ceelbuur, Dagaalada ayaa la sheegay inay u dhaxeeyan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Iyo Maleeshiyada Ahlu Sunna Waljameeca La baxay Dagaalkan ayaa wuxuu daba joogaa

Baladweyne Oo Maalintii Saddexaad Dagaal Ka Socdo

Magaalada Baladweyne ayaa maalintii Saddexaad waxa ka socda dagaalo kharaar oo u dhaxeeya Kooxaha Ahlu Sunna Waljameeca iyo Weliba Xizbul Islaam Dagaalka maanta ayaa waxa u

Waftigii Ka Socday Dowlada Puntland oo Kulamo La Qaatay Jaaliyadaha

Waftiga ka socday Dowlada Puntland oo Baryahan Booqashada Ku Marayey Dalka Sweden, ayaa kulamo kala duwan la qaatay jaalyadaha Somalida ee ku dhaqan Dalkaasi +Daawo Sawiro

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers