Agaasimaha guud ee wasaaradda maaliyadda Somaliland Md. Axmed Daa’uud Geeddi, ayaa xilkii ka qaaday madaxii iyo khasnajigii xarrunta cashuuraha beriga ee wasaaradda maaliyadu ku leedahay magaaladda Burco ee
Filed under: Wararka | Comments Off
Agaasimaha guud ee wasaaradda maaliyadda Somaliland Md. Axmed Daa’uud Geeddi, ayaa xilkii ka qaaday madaxii iyo khasnajigii xarrunta cashuuraha beriga ee wasaaradda maaliyadu ku leedahay magaaladda Burco ee
Filed under: Wararka | Comments Off
Gabadha caanka ah ee Victoria Beckham ee Heesaaga ah isla markaana u dhaxday laacibka weyn ee ingiriiska ah(Daved Beckham) oo kamida dumarka caalamka loogu jecel yahay ayaa la sheegayaa in alaabeysigeedu(Shopping) uu aad usoo kiciyo suuqa kadib markii ay iibsatay alaab gadhaysa 600,000 Euro Maalin qudha +Sawiro
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Kulan balaadhan ayaa waxa isugu yimi dhamaan barbaarta Maakhir ee dalka Kenya, waxana uu Shirkaasi ka dhacay Hoolka Hotel Barwaaqo. Ugu horayn ayaa shirkaasi lagu Furay aayaadaha Quraanka, iyo
Filed under: Wararka | Comments Off
Ugaas Xaaji Cabdi Buurte oo ka mid ah Issimaha ugu waweyn Degaanada Puntland gaar ahan Gobolka Bari, ayaa hambalyo u diray Xukuumadda Madaxweyne Faroole ee Sanad jirsatay Ugaas Xaaji Cabdi ayaa ugu Hambalyey Shicbiga Iyo Dowlada Sanad Guurada Kowaad ee ka soo wareegtay markii la doortay Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Madaxweynaha DPL
Filed under: Wararka | Comments Off
Fiidnimadii caawa ayaa bom nooca gacanta laga tuuro ah u ku qarxay Suuqa Caanaha ee magaalada Bosaso, Halkaasi oo aay ku sugnayeen dad Shacab ah Qarax ayaa waxa ku
Filed under: Wararka | Comments Off
Madaxweynaha DPL Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Oo u Weheliyo Xoghayaha Madaxweynaah Aaden Doollar ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee Xurunta Dalka Ethiopia Halkaasi oo aay Galabnimadii
Filed under: Wararka | Comments Off
Afhayeenka Xarakada Shabaabil Mujaahidiin Sheekh Cali Cali ayaa sheegay in dalka aay yimadeen Hay’ado doonaya inay dalka ka fuliyaan Qaraxyo Sidaa u hadalka u dhigay Sheekh Cali Dheere ayaa hadalkan ka sheegay Munaasabad lagu soo gabagabeynayey Siminaar dhowr
Filed under: Wararka | Comments Off
Wararka laga helayo Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in uu istaagay dagaalkii halkaasi ka socday ee u dhaxeeyay Xizbul Islaam Iyo Ahlu Sunna + Warbixin
Filed under: Wararka | Comments Off
Kooxda Qaranka ee Kubada cagta ee Togo, ayaa ka dhoofay Angola iyagoo dayuurad ka raacay, wax yar ka bacdi markii ay bilaabantay ciyaartii u horaysay ee lagu furaayey Koobka Kubadda Cagta ee Africa. Jimcihii ayaa bas ay la socdeen kooxdu waxa weerary rag hubaysan, waxaana ku dhintay weerarka sadex
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Agaasimahii Tv Universal ee magaalada Muqdisho Ibraahim Maxamed Xuseen Jeekeey ayaa habeenimadii xalay lagala baxay Hotelka Maasha Ee Xaafada Islii halkaasi oo u degana tan iyo markii u ka soo baxay Magaalada Muqdisho Wariyaha ayaa la sheegay inay
Filed under: Wararka | Comments Off
Ciyaaraha Koobka Africa ayaa sii rasmi ah uga bilowday Habeenimadii xalay Angola, Kulankii ugu horreyey ee Ciyaaraha ayaa lagu furay Xulka qaranka Wadanka Angola Oo Ah Marti Geliyaha Ciyaarahan Iyo weliba Mali Kulanka ayaa aha mid lagu tilmaamay Kulankii Waalida, Waxana u ku dhamaday Afar Gool Iyo Afar Gool
Filed under: Uncategorized | Comments Off