Filed under: Uncategorized | Comments Off
Maxkamada Emaratka Carabta Oo Dembi La’aan Ka Dhigtay Sheikh Issa
Maxkamad ku taala Magaalada Labaad ee ugu weyn Dalka Emaratka Carabta ee AlCeyn ayaa dambi la’aan ka dhigtay Sheikh Issa Bin Zayed Al-Nahayan oo aay Walaalo yahiin + Video
Filed under: Wararka | Comments Off
Islaan Ciise Iyo Indho La’aantiisa
Waxad Mooda In Islaan Ciise islaan Maxamed aay dhibaato weyn ka heysato Dhanka Aqoonta Iyo Cilmiga, Waxana in badan Islaanku Gole-Yaasha Iyo Maxfalada la isku arko u kaga dhex dhawaaqa hadalo aan dadku jecleysan, Kuwas oo aay
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Baladweyne Oo Dagaalo Culus Ka Socdaan
Dagaal Mudo Saacado ah qaatay Islamarkaana u dhaxeeya ciidamada Xisbul Islaam ee gobolka Hiiraan iyo Ciidamo tabacsan Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa haatan waxaa ay ka soconayaan Xaafadaha Bari ee Magaalada
Filed under: Wararka | Comments Off
Xeebta Bosaso Oo Doon Ku Gubatay
Doonidan oo aheyd nooca yar yar ee qaada Shidaalka ayaa Gubatay kadib markii u Dab ka kacay, dabka ayaa la sheegay inu sababay cilad ka timid dhanka Matoorka doonta oo shoor qabsaday
Filed under: Wararka | Comments Off
Sheekh Aaden “Meesha Qaraxa lala Doonayey Waxay u Dhowdahay Masaajidka Aan Wax Ka Akhriyo”
Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada caanka a ee Somaliland ayaa ka hadlay walxo qarxa oo shalay laga helay meel u dhow masaajidka uu diinta ka akhriyo oo ku yaala
Filed under: Wararka | Comments Off
Maxaa Keena Marka Saleebaan Gaal Dhoofo In Mudaneyaasha La Dhaqdhaqaajiyo!!!
Somaliland waxa ka jira saddex golle qaran, oo mid kastaaba leeyahay awoodihiisa u gaarka ah marka loo eego dastuurka dalka, golaha guurtida oo ka mid ah saddexda hay’adood ee wadanka ugu sareeya, isla markaana lagu tilmaamo ka ugu awooda badan madama uu yahay barta keliya ee loo noqodo marka wadanka ay soo
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Ilmo Yar Oo Dhibaateysan
Wiilka waxaa barbar fadhiya Aabihii oo ay ka muuqato sida uu ugu walaacsan yahay wiilkiisa yar xanuunka haya awgiis + Daawo Sawiro
Filed under: Uncategorized | Comments Off