Posted on January 9, 2010 by Yusuf Cali
Guddoomiyaha xisbiga UCID Md Faysal Cali Waraabe, ayaa Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ku eedeeyay inuu ka dambeeyo xiisadda ka taagan Golaha Guurtida Somaliland ee ku salaysan go’aanka ay shirguddoonku ku bedeleen
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on January 9, 2010 by Yusuf Cali
Jaaliyadda Puntland ee ka dhisan Dalka Kenya ayaa Hambalyo u dirtay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Cabdiraxmaan Faroole taasoo ku aadan Sanad Guuraddii Koobaad ee ka soo wareegtay
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on January 9, 2010 by Yusuf Cali
Ciyaar yahanka Cusub ee kooxda Manchester City Patrick Vieira ayaa la gudoonsiyey Funaanada Kooxda Cusub ee u ku soo biiray Xiddiga Vieira oo noqday Ciyaar yahankii ugu horreeyey ee Heshiis la galo Tababaraha Cusub ee Kooxda Roberto Mancini ayaa loo xiray Lambarka 24-Aad
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on January 9, 2010 by Yusuf Cali
Madaxweynaha DPL Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Ayaa kulan la qatay Odayaasha Beesha Dubeys Oo ka mid ah Beelaha Gobolka Bari Madaxweynaha Iyo Odayaasha Beesha ayaa ka wada hadlay arrimo la xiriira nabad gelyada iyo Sidii aay u wada shaqeyn lahayeen Beesha Iyo
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on January 9, 2010 by Yusuf Cali
Golaha guurtida ee Somaliland ayaa maanta fadhigoodii Ugu horreyey kaga wada hadlay muran maalmahanba ka taagnaa isku shaandheyn iyo wax ka beddel shir guddoonku ku sameeyay guddiyada golaha
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on January 9, 2010 by Yusuf Cali
Axmed Taaraan oo ah Xeer ilaaliyaha Guud ee Maxkamada Darajada Koowaad ee Gobolka Bari ayaa Noqday Nin ku Faa iiday dilkii Gudoomiyaha Maxkamada Maxamed Cabdi Awaare isaga oo iibsaday
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on January 9, 2010 by Yusuf Cali
Waxa saaka fashilmay qarax in ka badan sagaal xabo oo Miino ah oo lagu xidhay Masaajidka Sh Aadan Siiro, Madarasada Al-furqaan iyo Madarasada Nuuruk Qur’aan oo dhamaantood ku yaala meelo isku dhaw oo xaafadda Xawaaladle ah
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on January 9, 2010 by Yusuf Cali
Dad badan ayaa waxay isku raaceen in midabka madow ee dharka uu soo saaro quruxda dumarka isla markaana uu yahay midab munaasib ku ah munaasabad kasta ama goob kasta. laakiin waxaa la sheegaya waxa ayna dad badan ogeyn oo ah inuu ka dhigo qofka dumarka ah mid da’ weyn
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on January 9, 2010 by Yusuf Cali
Labo Muwaadin oo u dhashay Dalka Imaraadka Carabta ayaa Rikoodh cusub u dhigay Ciyaarta lagaga soo boodo Daawo Sawiro + Video
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on January 9, 2010 by Yusuf Cali
Bus siday kooxda Qaranka ee kubadda cagta ee dalka Togo ayaa waxa weerary budhcad hubaysan meel u dhow xuduuda u dhexaysa Congo-Brazzaville iyo Gobolka Angola
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on January 9, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Xildhibaan ka tirsana Golaha Baalamaanka DFKMG ee Somaliya oo lagu magacaabi Jiray Maxamed Xuseen Ra’iis Ayaa maanta meydkiisa waxa laga helay Suuli ama Masquul ku dhextaala Qolka u ka degana
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on January 9, 2010 by Maslaax Cabdi Warsame
Ururka Xizbul Islaam Oo Ka Jawaabay go’aankii ka soo baxay Midowga Africa, kaasi oo Waqtiga logu kordhiyey Ciidanka Amisom Sheekh Maxamed Macalin Cali Madaxa Warfaafinta ee Ururka Xizbul Islaam ayaa waxa u cambaareeyey go’aankaasi ka soo baxay Midowga Afiraca, isagoona ku
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on January 9, 2010 by Admin
Waxa jira Laan loogu Magac daray CID – taasi oo dhanka Maamulka Pl u qaabilsan dabagalka iyo inay wararka dawladda liddiga ku ah soo dhega dhegeeyaan. CID – malaha shaqaale nidaamsan oo laga dhex garto
Filed under: Uncategorized | Comments Off