Gudoomiyaha Gudiga Jaaliyadda Puntland Oo La Doortay

Boqolaal ka tirsan Jaaliyadda Reer Puntland ee ku dhaqan Dalka Kenya ayaa soo buux dhaafiyay Hoolka weyn ee Eastleigh Mall halkaasoo ay ka dhacaysay Xaflad heer sara ah oo ay ku Caleema Saarayeen + Daawo Sawiro

Kaalo Iyo Ururka Haweenka Sweden Oo Deeq Gaarsiyey Xurunta Dadka Waalwaalan Ee Garoowe

Waxaa maanta si wadajir ah deeq isugu jirta bustayaal iyo joodariyaal u soo gaarsiiyey Xarunta dadka Waalwaalan ay ku jiraan Ururka Wadaniga ah ee Kaalo iyo Ururka Haweenka ee Sweden + Daawo Sawiro

Xabaal Ku Taala Magaalada Hargeysa Oo Qaylo iyo Gariir Looga Yaacay

Xabaalo ku yaala agagaarka Dugsig Al-Baraka ee duleedka Galbeed ee magaalada Hargeisa ayaa maanta barqadii ay argagax iyo cabsi ku riday ardayda dugsigaas dhigata ka dib markii la maqlay qaylo iyo sawaxan

Beesha Habar Yoonis Oo Cadeeysay In Aanay Jirin Qolo Cusub Oo Ku Soo Biireysa

Hogaan dhaqameedyada Beelaha Habar Yoonis ayaa sheegay inaanay jirin qolo cusub oo lagu magacaabo Kuul Care oo kusoo biiraya beelahooda, tilmaamayna inaanay jirin cid isir dhalasho la wadaagta oo ku dhex milantay beelaha Gabooye oo wakhti hore iyo wakti danbe toona aanay jirin, iyagoo intaa ku daray inaanay jirin

DPL Oo Wareejisay Doon La Soo Afduubtay

Dowlada Puntland ayaa ku wareejisay Ganacsadahii iska laha Doontii aay ciidanka Ammaanku soo furteen Habeenimadii 31 Bishii December Ee Sanadkii hore Ciidanka ayaa doonta ka soo qabtay Tuulada Ceelayo Ee

Saddex Somali Oo Lagu Dilay Mareyakanka

Wararka ka imanaya Minneapolis ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay saddex Dhalinyaro Somali ah oo ku sugna Goob Dukan ah Saddexda Nin ayaa waxa rasaas ooda uga qaday koox hubeysan

Ururka Xizbul Islaam Oo Diiday Calanka Shabaab

Ururka Xizbul Islaam ayaa ka soo Calanka Shabaabku sheegay inu noqon doono midka dalka Somaliya, Hadalkan ayaa ka soo baxay Masuul u hadalay Xizbul Islaam oo lagu magacaabo

Madaxweynaha Galmudug Oo Gaaray Gaalkacayo

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Maxamed Caalin ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacayo, isaga oo halkaasi sii heer qaran ah logu soo dhoweeyey Madaxweynaha Galmudug oo muddo xukunka u ku heystay Madaxweyne kale ayaa asbuucyo ka hor lagu guuleysatay Xalinta arrinka, waxana u maanta isaga

Dalxa Oo Sheegay In Uusan Waqtigu Ka Dhamaan Gudoonka Baarlamaanka

Prof Maxamed Cumar Dalxa ayaa ka hadlay Mooshin aay wodan koox ka tirsan Xildhibaanada DFKMG kuwas oo shir aay maalinimadii shalay yeeshen ku sheegay in Waqtigii ka dhamaday Gudoonka Baarlamaanka Prof Dalxa Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka DFKMG

Shacabka Puntland Oo Walaac Ka Muujiyey Sii Deynta NIn Argagaxisonimo Ku Eedeysana

Waxa Shalay xabsiga magaalada Bosaso laga fasaxay nin Wariye u aha Idaacada Codka Mareykanka kaasi oo lagu Eedeyey Falal amni daro oo ka jiray degaanada Puntland

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers