Dahir Rayaale Iyo Xaabsade waxa ay maleegaan Barnaamij dagaal Reeraysan oo Somaliland gudaheeda ka bilowda. Aniga oo ka mid ah aqoon yahanka gobolka Sool, muddana iminka
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Dahir Rayaale Iyo Xaabsade waxa ay maleegaan Barnaamij dagaal Reeraysan oo Somaliland gudaheeda ka bilowda. Aniga oo ka mid ah aqoon yahanka gobolka Sool, muddana iminka
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Subax walba oo dilaaca adduun aanu ku nool nahay, wax yaabo kala duwan baa ka dhaca, qaar waala dilaa, qaar waala xiraa, qaar waala dhacaa, qaarna waala heyb soocaa. Hadaba tan ugu xanuunka badan ayaa waxay tahay Qof Muslim ah oo inala mid ah ayaa dhaawacyo kala
Filed under: Wararka | Comments Off
Wargeyska Ilays Ee Magaalada Bosaso Ayaa Waraysi la yeeshay Gabadhii Soo Samaysay Astaanta Qaranka DPL, Gabadhan oo lagu magacaabo Asli Qodax, Waraysiga Ayaa Wuxuu u Dhacay Sidaan
Filed under: Wararka | Comments Off
Somalilad waxa ku soo badana waxyaabo badan oo aan hore loogu arki jirin marba marka ka sii danbaysa, sida Mukhaaradaadka ama Maandooriyeyaasha halista u ah Dhalinyarada Da,da yar ee soo koraya.Sidaynu wada ognahay dhibaatada haysata darbi jiifka Somaliland marka aad eegto gaar ahaan
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG ayaa Kulan aay maanta ku yeeshen ku sheegay in Xilkii ka dhamaaday Gudoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aaden Madoobe Iyo Ku Xigeenadiisa isla markana aay sifo sharci
Filed under: Wararka | Comments Off
Afhayeenka Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Cali Dheere ayaa iska fogeeyey in aay Shabaabku Caqabad ku yahiin Hawlahii Hay’ada WFP aay ka woday Konfuurta Somaliya Waxa uu sheegay Cali Dheere in magaca WFP uu ahaa markii horaba mid caqiido ahaan ka soo horjeeda
Filed under: Wararka | Comments Off
Ciidanka Ethiopian ah oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa soo gaaray magaalada Balambal ee Gobolka Galguduud, iyaga oo halkaasi ka sameystay Fariismo ciidan
Filed under: Wararka | Comments Off
Sidaa aay shaaca ka qaden Saxaafada dalka Spain, Kooxda Reail Madrid ayaa bishan January la soo wareegi doonta Xiddigo badan Goor hore ee Maanta ayaa Jaraa’idka dalka Talyaaniga ka soo baxa Ee lagu magacaabo
Filed under: Uncategorized | Comments Off