Garoowe Oo Macalin Dugsi Lagu Dilay

Waxa Fiidnimadi caawa lagu dilay magaalada Caasimada ah ee Garoowe Nin Macalin Dugsi Qur’aan aha Ninkan oo lagu magacaabi jiray Macalin Yusuf

WaayaCusub Oo Galguduud Booqan Doona

Kooxda Fanaaninta WaayaCusub Ayaa shaaca ka qaday inay booqan doonan Gobolka Galguduud iyo qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan, Kuwas oo aay ka taliyaan Maleeshiyada Ahlu Sunna Waljameeca +Dhegeyso

Beesha Cayr Oo Been Ku Tilmaamay Hadal Ku Soo Baxay Dayniile

Beesha Cayr ee Habargidir uu wax kama jiraan ku tilmaantay qoraal ku soo baxay Websiteka Dayniile kuna tilmaamay qoraalkaasi mid ka mid ah fidnada iyo been abuurka uu ku hayo Ummada Somaliyeed

Aabe Somaliyeed Oo Gabadhiisa U Diiday Wiil ka Soo Jeeda Beelaha La Heyb Sooco

Dhacdadaan oo ah mid dhamaantiin idinka wada yaabin doonta ayaa waxay ka dhacday dalka Ingiriiska, hadaba sheekadaan waxaa inooga sheekeyey Wiilkii ay ku dhacday qisadaan, hadaba Sheekadu waxay ku bilaabaneysaa sidatan

Hay’adda VSF Germany Oo Deeq Xoolo Bixisay

Hay,adda VSF Germany oo maanta deeq xoolo ah gaarsiisay ku dhawaad 100 Qoys oo isugu jira dadka Barakacayaasha iyo kuwa danyarta ah + Daawo Sawiro

Xildhibaan La Dilay Iyo Ninkii Dilay Oo Gacanta Lagu Dhigay (Xog Cusub)

Waxa Caawa fal dil ah lala beegsaday Xildhibaan ka tirsana Golaha Baarlamaanka Puntland, Xildhibaanka ayaa la dilay isaga oo ku sii socda goob Masaajid ah, Waxana la sheegay inu dilka Fuliyey nin ka tirsana Ciidanka Ammaanka Puntland

Ciidanka Sirdoonka Oo Xabsiga Dhigay Cabdillaahi Orshe

Ciidanka Sirdoonka DPL Ayaa Galabnimadii Maanta gurgiisa kala soo baxay Nin Rayid ah oo lagu magacaabo Cabdullaahi Orshe Cabdisalaan Oo degana Xaafada Suweeyto Ee Magaalada Bosaso

Wasaarada Cadaaladda Iyo Diinta Oo Siminaar U Qabatay Culimada

Waxaa Shalay magaalada Garoowe lagu qabtay aqoon isyweydaarsi socon doona muddo 4 cisho ah Wasaaradda Cadaalada & Arimaha Diinta u furtay Culimaudiinka Reer PL kaasi oo lagaga hadlayo halista HIV Aidska +Sawiro

Labo Askaari Oo Lagu Dilay Magaalada Bosaso

Dilkan ayaa Waxa fuliyey habeenimadii xalay nin u dhashay Qowmiyada Oromada, kaasi oo ku dilay Labada Nin Mindi Ragga la dilay ayaa la sheegay in aay ahayeen kuwa Habeen kasta ninkaasi iyo Xaaskiisa Dhibaato u geysan jiray, Iyaga oo Ninka lacag ka baad ah ka qadan jiray

Booliska Kenya Oo Sheegay Magaca Wiilkii Somaliga Aha Ee Isku Dayey Inu Dilo Kurt Westergaard

Booliiska Kenya ayaa sheegay in ay dhawaan qabteen oo ay hayeen Toddobo Asbuuc, ninka Somaliga ah ee lagu Eedeeyay inuu doonayay inuu dilo ninka u dhashay Denmark, Kurt Westergaard

WFP Oo Joojisay Hawshii Aay Ka Woday Konfuurta Somaliya

Barnaamijka cuntada ee Qaramada Midoobay WFP ayaa joojiyay hawlihii uu ka hayay qeybo badan oo ka mid ah koonfurta Somaliya

Inter Oo 40 Milyan Ku Dooneysa Gerrard

Jaraa’idka Daily Star ayaa shaaca ka qaday inu khilaaf xoog leh soo kala dhexgalay Kabtanka Kooxda Liverpool Steven Gerrad Iyo weliba Tababaraha Kooxda Rafa

Alshabaab Oo Lagu Eedeyey Dilka Dad Shacab Ah

Afhayeenka Maleeshiyada Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Cabdullaahi Abu Yusuf ayaa ku Eedeyey Xarakada Alshabaab Dilal dad Shacab ah oo ku sugna Magaalada Dhusamareeb

Nin Indhaha Ka Soo Bixiyey Godkii Logu Tala Galay

Ninkan oo lagu Magacaabo Abdullah Al Basri ayaa indhahiisa ka soo bixiyey godka aay ku jiran, isaga oo banaanka soo dhigay  + VIDEO

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers