Madaxweynaha Dalka Ruushka Dmitry Medvedec iyo Ra’iisal Wasaaraha dalkaas Vladimir Putin ayaa wada tagay Ciyaarta Barafka iyagoo tagay Xarunta Dalkiiska Barafka loo tago ee Krasnaya Polyana+ Sawiro
Filed under: Wararka | Comments Off
Madaxweynaha Dalka Ruushka Dmitry Medvedec iyo Ra’iisal Wasaaraha dalkaas Vladimir Putin ayaa wada tagay Ciyaarta Barafka iyagoo tagay Xarunta Dalkiiska Barafka loo tago ee Krasnaya Polyana+ Sawiro
Filed under: Wararka | Comments Off
Daarta Dunida ugu dheer ayaa caawa Iridaha loga furay magaalada Dubia Ee Isu-taga Emaratka Carabta Haddaba Gurigan oo lagu magac daray Burj Khalifa, ayaa waxa u Dhulka ka sareeya 828m Ama (2,716feet) Sawiro+Video
Filed under: Wararka | Comments Off
Kadib Weerar madaafiic ah oo aay kooxaha Islaamiyiintu ku qadeen Dekeda magaalada Muqdisho oo u ku xiran yahay Markab Shixnaado u sidaa Ciidanka Amisom, ayaa jawaab culus waxa ka bixiyey arrinka Ciidanka Amisom iyaga oo
Filed under: Wararka | Comments Off
Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa maanta siminaar lagu baranayey ku dhaqanka Shareecada u furay Odayaasha dhaqanka Beelaha Somaliyeed ee Ku Sugan magaalada Muqdisho
Filed under: Wararka | Comments Off
Qarax Miino oo khasaare geystay ayaa maanta Magaalada Gaalkacayo waxaa lagula beegsaday Mas’uul sare oo ka tirsan Maamulka Konfuurta Gaalkacayo , iyadoo goobta uu qaraxu ka dhacay uu ka agdhawaa Hotel uu ku sugnaa Wasiirka Macdanta DFKMG
Filed under: Wararka | Comments Off
Munaasibad Balaaran oo lagu qabtay maanta Xurunta Wasaarada Warfaafinta ee Magaalada Garoowe ayaa Xilka sii rasmi ah waxa kula wareegay Wasiirka Cusub ee Wasaarada Warfaafinta PL Cabdixakiim Axmed Guuleed
Filed under: Wararka | Comments Off