Suxufiyad Bahja Oo Magan Gelyo Raadis Ah

Tan markii ay Meesha ka Baxday Dawladii dhexe ee Somaliya waxa soo badanayay Dilka iyo Afduubka Wariyaasha Xerda Fiican ee Somaliya ka shaqeeya kuwaasi oo wiilal iyo Gabdho, leh Tira wariyaal ah ayaa lagu Khaarijiyay Somaliya xili ay shaqadooda Gudanayeen, Halka Tira intaasi leg ay ka Haajireen dalka iyaga oo Miciin Biday dalal kale oo [...]

Maxad ka taqaanaa Kulliyadaha ay bixiso Jaamacadda KLIUC ee dalka Malaysia + Sawiro

Jamacadda KLIUC, waxay ahayd xarunta tababarka howlaha guud ee dalka Malaysia, taasoo ay maamuli jirtay wakaalada howlaha guud ee dalkaasi ilaa 1997. Sanadkii 1997 ayaa waxaa laga dhigay (College) Koleej khaas ah oo ka madax bannaan

RW DFKMG Iyo Wafdi U Hoggaaminayo Oo Muqdisho gaaray

Wafdi balaaran Oo u Hoggaaminayo Ra’iisal Wasaaraha DFKMG Dr Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib socdaal0 aay dibadda ku soo

Britain iyo Maraykanka Oo Yemen Taageeraya

Waxa jirey walaac sii siyaadayey in mudo ahba, in ururka Al Qaeda ay ka faaidaysnayaan dhibaatooyin Yemen. Al Qaeda waxay halkaas ka samaysanayaan hooy amaan ah

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers