Alshabaab Oo Soo Dhoweeysay Weerarkii Lagu Qaday Kurt Westergaard

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Cali Dheere ayaa soo dhaweeyay Talaabadii uu qaaday ninka Somaliga ee xalay weeraray ninkii Aflagaadeeyay Nebi Muxamed NNKH Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Cali Maxmud Raage oo la hadlayay warbaahinta ayaa talaabo wanaagsan

Alshabaab Oo Dhuusamareeb Qabsatay

Xarakada Alshabaab ayaa saaka aroornimadii laba jiho ka weeraray Magaalada Dhuusamareeb ee Xurunta Gobolka Galguduud, waxayna dagaal ka dib la wareegeen gacan ku haynta Dhuusamareeb

Abu Bakr Al-Qirbi ”Waan La Yaabnay Hadalka Xarakada Alshabaab”

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka Yemen Abu Bakr Al-Qirbi ayaa sheegay inay la yaaban yahiin Hadalkii shalay ka soo baxay Xarakada Alshabaab Almujaahidiin ee Dalka Somaliya Al-Qirbi waxa u sheegay in Kooxda Alshabaab aay ku haboonan laheyd in aay Deganaansho ka dhaliyaan dalkooda

Booliska Denmarka Oo Dhaawacay Wiil Somali Ah +Video

Booliska Magaalada Dhanka Galbeed Ku Taala Ee Aarhus Ayaa dhaawac u geystay Habeenimadii Xalay Wiil Somaliyeed kadib markii u weerar ku qaday Ninkii

Midgahaa Ka Mudan Intii Magac Nasabnimo KU Marmarsoon Jirtay

Ereygan Midgaan ayaa ah mid soomaaliyi intii mudo ah dad gaar ah isticmaali jirtay, tanoo dhaxalsiisay dadkii loo qoondeeyay magacan in umadii soomaaliyeed ee kale laga sinji sooco iyadoo wax walba oo xuna la caadeystay in dhabarka loo saaro dadkan, waxa la bilaabay in dadkii soomaaliyeedi meel walba oo

Warbixinta Shirkii Qurba Joogta Gobolk Bari Ee USA – Qeybtii Kowaad

Min-Guurshe: Architect Yusuf Botan, Isku Dubaridkii iyo Saxitaanka Eng. Muhidin Hussein Eid, Asluubayntii Eng. Mohamud Siwaqron, Qalinkii Prof. Farjac

Ardayda Somaliyadeed ee dalka Malaysia Oo Hogaan Cusub Doortay +Sawiro

Waxaa Jaamacadda weyn ee UIA-da ee dalka Malaysia iskugu yimid boqolaal Arday oo Soomaali ah iyadoo lagu dooranaayey gudoomiye cusub halka uu goob-joog ka ahaa gudoomiyihii hore ee Ardayda Soomaaliyadeed isagoo jeekada gudoomiyenimo ku wareejiyey gudigii tirinaayey codeynta Ardayda dhiibatay

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers