Puntland Oo bandhigtay War Murtiyeed La Xiriira Heesta Calanka Ee DPL

Shir i jaraaid oo ay maanta sida wadajirka ah ugu wada qabteen Xarunta Madaxtooyadda ee Dawladda Puntland ee Garoowe Wasiirudowlaha Dastuurka Iyo Arimaha Federaalka Iyo Wasiirudowlaha Maamul Wanaaga Dawladda Puntland ayaa waxa ay ku soo bandhigeen Tartanka Heesta calanka iyo tafaasiil dheeraad ah oo la xiriirta isla heesta calanka ee Dawladda Puntland waana +Warsaxaafadeed

Nin la Afduubtay

Nin la sheegay inu ka qeyb galay Aaskii Nin lagu Dilay Habeenimadii Xalay Meel wax yar u jirta Tuulada Xidda ee Gobolkan Bari, kaasi oo lagu Aasay magaalada Qardho maanta ayaa la sheegay in Lagu Afduubtay Jidka u dhaxeeya Bosaso Iyo Qardho, Ninkan ayaa Aha isaguna Ehelada Ninka Habeenimadii xalay la dilay isaga oo ka [...]

Masar Oo Noqotay Horyaalka Africa

Kooxda Masar ayaa ku guuleysatay Koobka Qarada Africa ee ka socda Wadanka Angola, Kooxda Masar ayaa ka guuleysatay Kooxda Ghana Hal gool iyo waxba, Goolka Kaliya ee Masar waxa u dhaliyey Xiddiga Mohamed Naji Gedo Daqiiqadii 85 Ee Qeybti Dambe Daawo Goolkii Ciyaarta

Cali Dheere ”Jabuuti Hadii Aad Tahiin Dad Muslim Ah Ciidan Ha U Soo Dirina Somaliya”

Ciidanka Amisom ayaa la sheegay inay Madaafiic aad u fara badan ku garaceen Caawa Xaafado kala duwan oo ka tirsan Magalaada Muqdisho, Goobaha sidaa weyn looo duqeyey ayaa waxa ka mid ah Xaafadaha Suuqa Xoolaha iyo weliba Qeybo badan oo ka tirsan Degmada Hiliwa

Rooney Oo U Dabal Degay Goolkiisi 100-Aad

Xiddiga Kooxda Manchester United Wayne Rooney ayaa u dabaal degay caawa Goolkiisi Boqolaad ee u ka dhaliyo Horyaalka Ingiriiska ee English Primier League, Ciyaar xiisa badan oo dhexmartay Kooxaha Manchester United Iyo Arsenal oo ka dhacday Garoonka Fly Emarates ayaa ku dhamatay 3-1 +Sawiro

Xaaji Bakiin Oo La Weeraray

Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Ibraahim Cartan Ismaaciil (Xaaji Bakiin) ayaa caawa gurgiisa lagu weeraray Bom Nooca gacanta ah, Bomkan oo aha mid aad loga maqlay Dhamaan Agagaarka Xaafada U degan yahay Ibraahim Cartan, Ibraahim Cartan ayaa qaraxan la sheegay inu ka soo gaaray Dhaawac in kasta oo dhaawaciisa la sheegay inu yahay [...]

Maamulka Dekedda Muqdisho Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Markabkii Shalay ku Gubtay Halkaasi

Maamulka Dekadda magaalada Muqdisho ayaa waxa uu Faah faahin ka bixiyay waxyaabaha dhaliyay qaabkii uu u gubtay Markabkii shalay ku basbeelay dekadda magaalada Muqdisho Maareeyaha dekadda weyn ee magaalada Muqdisho Cabdi Jiinow Calasow

Siilaanyo Oo Sii Heer Qaran Ah Logu Soo Dhoweeyey Hargeysa

Muj. Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Gudoomiyaha Xisbiga Wadaniga ah ee Kulmiye ayaa maanta sii heer qaran ah logu soo dhoweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport Md. Axmed Siilaanyo ayaa

Ragg Jidka loo galay kadibna la dilay

Meel wax yar u jirta Tuulada Xidda ee gobolka bari ayaa habeenimadii xalay dil logu geystay Ragg safar aha oo Jidka laamiga ah ku safarayey, Raggan ayaa la sheegay inay dileen koox dablay ah oo ka Xun dil Maxkamada bosaso ku xakuntay nin ka mid ah Beeshooda

Qanyare ”Aaden Madoobe Gudoomiye Ma Aha Sharciga Diidan”

Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax, ayaa sii kulul u weeraray Gudoomiyaha Baarlamaanka DFKMG Sheekh Aaden Madoobe, Qanyare oo Waraysi Siiyey Idaacada BBC-da Laanta Afka Somaliga ayaa sheegay in Gudoomiyaha Baarlamaanka xiligii u ka dhamaday isla markana aay Baarlamaanku Gudoomiye cusub dooraan doonan Dhegeyso,

Afhayeenka UDUB oo Qiray Inuu Riyaale Yahay Madaxweyne Sharci Darro Ah

Afhayeenka xisbiga talada waddanka haya ee UDUB, Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) ayaa markii ugu horreysay qiray in Daahir Riyaale Kaahin uu sifo sharci darro ah ku helay madaxweynanimada doorashadii April 2003

24 Jir U Dhalatay Dalka Igiriiska Oo Sheegtay In Ay Guursatay Laptop

Gabadh u dhalatay dalka Britain oo da”deedu ay tahay 24 jir ayaa daboolka ka qaaday in ay si rasmi ah u guursatay kumbuyuutarkeeda Laptop-ka ah ee ay gaarka u leedahay, waxanay sheegtay in aanay haysan wehel ka fiican laptopkeeda oo ay guursato, isla markaana ay si fiican ugu qanacsan tahay go´aankan ay qaadatay Gabadhan oo [...]

Amisom Oo Soo bandhigtay Wiil Lagu Sheegay Inu Ka Tirsana Alshabaab

Afhayeenka ciidamada Amisom ayaa maanta saxaafadda waxaa uu Soo Bandhigay wiil dhalinyaro ah oo uu sheegay inuu ka tirsanaa Xarakada Alshabaab Bridgye Bahoku oo Saxaafada Muqdisho la hadlayay ayaa wuxuu sheegay in wiilkan ay gacanta ku dhigeen saddex bil ka hor isagoo dhaawac ah Wiilkan oo magaciisa lagu sheegay

Mujaahid Axmed Siilaanyo Oo Dowlada Mareykanku U Diyaarisay Diyaarad Khaas Ah Oo La Filayo Inay Maanta Keento Magaalada Hargeysa

Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye Mujaahid Axmed Maxamed Silanyo ayaa soo gaadhay magaaladda Addis Ababa ee casimada dalka Ethiopia maalintii arbacadii, isagoo safar kaga soo noqday dalka Mareykanka Guddomiye Silanyo ayaa intii uu joogay magaaladda Addis Ababa

Dilkii Bosaso Oo Noqday Mid Aan Qof La Dhaafi doonin

Tan iyo Dhamaadkii Sanadkii hore waxa magaalada Bosaso ka socday Dilal qorsheysan oo aan la aqoon cida ka dambeysa, in kasta oo dilalka qeybtood loo qabtay dad, hadana ma moodo in dilkii weli istaagay oo waxad u maleysa inuba xiligan marayo in Birimo geydadii loo soo dhadhacay Dilkii Gudoomiyahii Maxkamada Bosaso waxa u aha mid [...]

Nigeria Oo Kaalinta Saddexaad Cirirsatay

Xulka Qaranka Nigeria ayaa ku guuleystay Booska Saddexaad ee Ciyaaraha Africa, Kadib markii u ku guul dareystay inu u soo baxo Finaalaha Horyaalka Africa, Kooxda Nigeria waxay Hal iyo Waxba kaga guuleystay kooxda Algeria +Daawo Goolkii Nigeria

Tacsi Tiiranyo Leh

Anagoo oo ah ardayda Somaliyeed ee  Waxkabarata dalalka Hindiya,Malaysiya,Chine,Uganda,Kenya,Egypt Iyo Weliba IndonosiaWaxaan halkaan tacsi tiiraan yaleh uga diraynaa dhamaan shacabka  Somaliyeed geeridii ku timi Alle raxmadii jano hakawraabiyee Gudoomiyihi Ururka isku xirka ardayda Somaliyeed

Madaxweyne Sheekh Shariif Oo gaaray Addis Ababa

Madaxweynaha DFKMG Iyo Wafdi balaaran oo u hoggaaminayo ayaa caawa ka degay garoonka diyaarada ee Bole International Airport, Madaxweynaha Iyo Wafdiga la socda ayaa waxa garoonka ku soo dhoweeyey Saraakiil ka socota Wasaarada Arrimaha dibada ee Ethiopia iyo weliba Madaxda Safaarada Somalida ee Addis Ababa

Gudoomiyahii Ururka SSCO Oo Bosaso lagu dilay

Allaah ha u naxariiste Waxa fiidnimadii caawa lagu toogtay Bartamaha magaalada Bosaso gaar ahan Agagaarka Xalwo Kismaayo Two Gudoomiyahii Ururka Isku Xirka Ardayda Somaliyeed (SSCO) Cabdullaahi Mahadi oo loo Aqoonjiray Sayidka Faahfaahin

Shabaab Oo Dhalinyaro Ku Xirxiray Warsheekh

Xarakada Alshabaab ayaa la sheegay inay tiro dhalinyaro ah ku xirxireen degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, Dhalinyarada ayaa lagu sheegay tiradooda inay dhan yahiin 12 Dhalinyaro ah kuwasi oo lagu Eedeyey inay xiliyada Salaada Masaajida soo caamir diideen

Indhocadde ”Dowladu Waa Soo Dhoweyn Go’aankii Waqti Kordhinta Amisom”

Yusuf Maxamed Siyaad Indho Cadde Wasiiru dowladaha Wasaaradda Gaashaandhiga DFKMG ayaa waxaa uu si aad ah u soo dhaweeyay waqtigii kordhinta Ciidanka Amisom ee Ku Sugan Gudaha Magaalada Muqdisho Waxaa uu sheegay Yusuf Indhacadde in Dowlada Somaliya

Odayaasha Hawiye Oo Cambaareyey Dowlada Jabuuti

Xoghayaha Guud ee Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye Siraaji Sheekh Isxaaq ayaa sii kulul u cambaareyey Hadalkii Dowlada Jabuuti ka soo yeeray ee aha In aay Dalka Somaliya u soo direyso Ciidamo u gargaara Dowlada Sheekh Shariif

Galgala Oo Ajaanib Lagu Sheegay

Degaanka Galgala ee gobolka Bari ayaa la xaqiijiyey inay ku sugan yahiin dad Ajaanib ah oo halka tababaro ku siiya kooxo Islaamiyiin ah oo xurun ku leh halkaasi, Sidaa aay Xaqiijiyeen dad ku sugan Tuulada Galgala waxa halka lagu arkay in ka badan Sagaal nin oo la sheegay inay u dhasheen Dalka Pakistan

Somali Lagu Xirxiray Addis Ababa

Magaalada Addis Ababa ayaa labadii Maalin ee ugu dambeysay waxa ka socday Ugaarsi Bahsan oo lagu hayo dadka Somalida ee halka ku sugan, ilaa hada booliska Magaaladu waxa u Xabsiga u taxaabay 95 qof oo Somali Ah Dadkan ayaa badankooda laga qabtay Xaafada Hayaraad ee Magaalada Addis ababa

DFKMG Oo Sanadguuradii Kowaad U Dabaal Degtay

DKMG Ee Somaliya ayaa maanta xustay sanad guuradii kowaad ee ka soo wareegtay markii la doortay Madaxweynaha Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Xuskan ayaa ka dhacay Xurunta Madaxtooyada ee Villa Somaliya +Sawiro

Kororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud

Waa barnaamijkii aad inooga barateen Maalin walbo oo jimca ah, Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad fara-badan ee bal kaalay oo inala faa’iideyso 1-Su’aal Sheeg naaneestii loo-aqoon jiray Salmaan Al Faarisi Rc?

China Oo Ku Soo Biirtay Hawlgalada la Dagaalnka Burcad badeeda

Dowladda China ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in ay ka qeyb qaadato howlgalada lagula dagaalamayo kooxaha burcad badeeda, xilli QM ay ku baaqday in la balaariyo howlgaladaasi Dowladda China oo Saddex Markab ka jooga biyaha Somaliya

Ciidanka Ammaanka Oo Dhalinyaro Xirxiray

Ciidamada Ammaanka ee magaalada Bosaso ayaa hawl galo aay habeenimadi xalay ka sameeyen Xaafada Biyo kulule ku soo xirxiray Toddobo dhalinyaro ah, kuwas oo la sheegay inay ka wodeen Xaafada falal Amni darro ah

Keyse ”Wasiirka Arrimaha Dibeddu Wuxuu igu yidhi Donald Payne Iyo ku-xigeenkiisu waa Cadowga Somaliland”

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland Axmed Aadan Ismaaciil (Keyse), ayaa sheegay in Wasiirka Wasaaraddaas Cabdilaahi Maxamed Ducaale uu ku wargeliyay in Guddoomiyaha guddi-hoosaadka arrimaha Afrika ee Aqalka Baarlamaanka Maraykanka Donald Payne iyo ku-xigeenkiisu ay yihiin cadowga Somaliland

Masar Oo Dhulka Ku Jiiday Algeria

In ka badan 2,000 Oo taageerayaal Kooxda Algeria ah ayaa ku soo daawasho tegey Ciyaarta Masar, iyaga oo ka soo duulay Dalkoodii Hooyo, Dhamaan taageerayaasha Ayaa ku Hami weyna inay Dhegaha ka tuman Kooxda Masaarida, Balse taasi Ayaa noqon mid suurta gasha +Daawo Goolashii

Golaha Ammaanka Oo Waqtiga U Kordhiyey Ciidanka Amisom

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Kulan u Maanta isagu Yimid isku raacay In mudo hal sano ah logu darro Waqtigii Ciidanka Amisom ee Ku Sugan magaalada Muqdisho Golaha Ammaanka Ayaa Sidoo kale ku baaqay in la gaarsiiyo tirada Ciidamada Amisom ee haatan ku sugan Magaalada Muqdisho ilaa iyo 8,000 Askari sida horay ay Midowga [...]

Ghana Oo Soo baxday

Kooxda Ghana ayaa u soo baxday Ciyaarta Finaalaha ee Horyaalka Africa, Kadib markii aay Ciyaartii Caawa aay la ciyaartay Xulka Nigeria kaga guuleystay Hal Gool Iyo waxba +Video

Dagaal Ka Dhacay Muqdisho

Ugu yaraan afar qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, sideed kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal maanta ka dhacay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho Dhegeyso

Libaax/Shabeelka Dunida Ugu Weyn

Hercules Wuxu noqday isku jir Libaax iyo Shabeel iyadoo uu galay Buuga lagu keediyo Mucjisooyinka Aduunka ee Guiness Book of World Records isagoo noqday Xayawaanka Noociisa ah ka ugu weyn dunida +Sawiro

Laascanood Oo Qarax Ka Dhacay

Hal qof ayaa ku dhintay Afar kale oo uu ku jiro gudoomiyaha Gobolka Sool-na waa ay ku dhaawacmeen qarax xoogan oo gudaha Magaalada Laascaanood lagula beegsaday gaari uu watay Gudoomiyaha gobolka Sool Faarax Askar Qaraxa ayaa la sheegay inu aha Miino nooca dhulka lagu Aaso, waxana lala beegsaday Gaari

Garsooraha Ugu Sareeya Maxkamada Israel Oo Kab Lagu Tuuray

Garsooraha ugu sareeya Maxkamada Sare ee Dalka Israel Oo haween ah ayaa la soo sheegaya in nin uu kab ku tuuray, Haweeneyda Garsooraha ah Ayaa lagu Magacaaba Dorit Beinisch, Waana 67 Sano jir +Sawiro

Qiso Layaab Leh oo ka dhacday Wadanka Finland, iyadoo ay u dhaxeysay Lamaane Somaliyadeed

Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaaladda caasimadda ah ee Helsinki ee dalka Finland, waxayna u dhaxeysay lamaane Soomaaliyadeed kadib markii uu soo dhex galay dhibaato aanan caadi aheyn, lamaanahaan ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Khaalid iyo Nimco. Khaalid ayaa inala soo xiriiray isagoo inooga war-bixiyay sidi ay wax u dhacey Waxayna ku bilaabaneysaa sidatan

UN Habitat Oo 183 Guri Ku Wareejisay Dad Qaxooti Ah

Hay,adda UN Habitat iyo Companiga Al Najax oo maanta 183 Guri si rasmi ah ugu wareejiyey dadka qaxootiga ah ee ku dhaqan gudaha caasumadda Puntland ee Garoowe Waxaa maanta gudaha caasumadda Puntland ee Garoowe lagu qabtay xaflad si weyn +Sawiro

Xildhibaan Xabeeb Oo Ka Horyimid Xukunkii Maxkamada Bosaso

Axmed Cabdi Xabeeb Oo ka tirsan Golaha Wakiilada ee Dowlada Puntland ayaa Ku Eedeyey Maxkamada Magaalada Bosaso inay Xukun riday Markhati La’aan Xidlhibaan Xabeeb oo u waramayey Idaacada Laanta Afka Somaliga ee BBC-da ayaa sheegay inu uusan ku qanacsaneyn Xukunkii

Ciidanka Ammaanka Oo Qabtay Ninkii Qaraxa Ku Tuuray Maxkamada

Ninkii Saaka Bom-ka nooca gacanta ah ku tuuray Maxkamada Derejada kowaad ee magaalada Bosaso ayaa ciidanku sheegeen inay gacanta ku dhigeen, Ehelada Ninkan ayaa sheegay inu aha nin Madax loga jiro, in kasta oo Taliye xigeenka Booliska PL u isaguna sheegay in Ninkan u aha nin la soo dirsaday isla markana aay ciidanku baaritaano

Tartanka Quruxda Madaxda Aduunta – Kibaki Oo Ka Qurxoonaaday Sheekh Shariif

Tartanka Koobka Quruxda Madaxda Caalamka Oo La Qabtay -Kibaki Oo Ka Qurxoonaaday Sheekh Shariif Iyo Muamaral Qadaafi Oo Laaday Fool Xumada Madaxweynaha Dalka Kenya Mwai Kibaki

Sheekh Cali Dheere ”Islaamku Waa Gaari Doona Dhamaan Dhulka Somaliyeed”

Afhayeenka Xarakada Alshabaab Sheekh Cali Maxamud raage oo maanta Shir jaraa’id u qabtay Saxaafada Muqdisho ayaa ka hadlay dagaalada ka socda degaanka Warxoolo Iyo Cowsweyn, isaga oo sheegay in dagaalada aay Mujaahidiintu guulo ka gareen Sidaa u hadalka u dhigay Cali Dheere waxa u sheegay in dagaalka lagu soo qaday isla markana aay iska caabiyeen [...]

Faroole Oo La Kulmay Hoggaamiyaha Liibiya

Madaxweynaha DPL Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Aw Maxamud Ayaa la kulmay Hoggaamiyaha Dalka Liibiya Col Muammar Qadhafi, Kulankan ayaa shalay gelinki dambe ka dhacay Degmada Sirta ee Dalka Liibiya Dhegeyso

Faahfaahin Qaraxii Bosaso

Labo Qarax oo kala duwan ayaa saaka ka dhacay magaalada Bosaso , Qaraxyadan ayaa kala ah mid lagu tuuray Maxkamada Bosaso oo Dacwad Xasaasi ah aay ka socotay iyo weliba mid kale oo lala beegsaday Gaari aay woteen Ciidanka PIS-ta Ama Sirdoonka, Qarax maxkamada ayaa la soo sheegaya inay ku dhaawacantay Haween Iyo weliba Askaari

Dagaaladii Warxoolo

Waxa ka soo baxaya Faahfaahin dheeri ah dagaaladii Saaka ka dhacay degaanada Warxoolo Iyo Cowsweyne ee Gobolka Galguduud, dagaalka ayaa la soo sheegaya inu xiligan istagay in kasta oo weli labadii dhinac ee dagaalamay aay is horfadhiyan Afhayeenka Ahlu Sunna Waljameecada Abu Yusuf Alqaadi ayaa u sheegay Warbaahinta in dagaalada

Maxkamada Bosaso Oo Dil Xukuntay

Maxkamada derejada kowaad ee magaalada Bosaso ayaa xukun dil ah ku xukuntay Nin lagu Eedeyey Dilkii Gudoomiyahii hore ee Maxkamada Derejada kowaad ee Magaalada Bosaso Allaah ha u naxariiste Sheekh Maxamed Cabdi Aware, Ninkan iyo Labo Eedeysane oo kale Ayaa Maxkamadu maanta Xukun ku riday Ninkan ayaa lagu Magacaaba Faysal Cali Hiiraan oo aay Walaalo [...]

Kufsiga Oo Ku badanaya Gaarisa

Kufsiga Gabdhaha Yar Yar ayaa aad Ugu Soo badanaya Magaalada Gaariga ee Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya, Kufsigan ayaa la sheegay ainay geysan dhalinyarada Magaalada iyada oo Culimada Diintu arrinka sii weyn uga digtay Dhegeyso

Maxkamada Bosaso Oo Qarax ka Dhacay

Bom la dhigay banaanka hore ee Maxkamada Bosaso ayaa sababay dhaawaca Askaari ka Tirsan Ciidanka Iyo weliba dof dumar ah oo halka Qaraxu ka Dhacay ka agdhowa, Qaraxa ayaa aha Bom la hoos dhigay gaari Ciidanku woteen oo yiil banaanka hore ee Maxkamada 

Dagaalo Ka Socda Degaanka Warxoolo

Dagaalo Culus ayaa dib uga qarxay saaka subaxii hore degaano kala duwan oo ka tirsan Gobolka Galguduud, Dagaalka ayaa u dhaxeeyey dhinacyada isaga soo horjeeda Siyaasada Gobolkaasi ee Ahlu Sunna Iyo Alshabaab, Dagaalada ayaa ka kala Qarxay Degaanada Warxoolo iyo Agagaarka Degaan lagu Magacaabo Cowsweyn

Wiil Masri Ah Oo Hooyadi Iyo Aabihii Gubay

Wiil habaar qabe ah ayaa aabihii iyo hooyadii ku gubey dalka masar ka dib markii uu ku rusheeyay batrool isagoo la sheegayo inuu albaabkii qolka dusha kaga xidhay hortiisana uu u istaagey si uu u hubiyo dhimashadooda. isagoo ninkaasi waliba u diiday dadkii usoo yaacay inay bakhtiiyaan

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers