
Waxaa Dalalka reer Yurub iska dhiibay Iimaanlaawayaashi isku magacaabay Ururka Saxaafadda Soomaaliyeed ee NUSUJ iyo Dulaalkoodi ka dib markii ay ku timid fadeexad fool xun oo ay sameeyen ka dib markii ay lunsadeen 27 Kun oo dollar iyo 11 Passport oo loo dalalka Reer yurub u fidiyeen Suxufiyiinta Magaaladda Muqdisho ku dhaawacmay iyo kuwa Naftoodu Khatarta ku jirto markii arrintaasi laga warhelay inay lunsadeen kuna takrifaleen hantidi suxufiyinta Somalia waxay iska dhiibeen Dalalka reer yurub:-
1-Weershe C/risaaq cumar Ismaaciil(Sheekh aduunyo) oo ay kooxahan maxiishoodayaasha ah ay u doorteen Gudoomiyaha Ururka Nusuj Wuxuuna ahaa Gudoomiye Maqaar saar ah oo u adeega Cumar faaruuq wuxuuna iska dhiibay Dalka Sweden.
2-Mowliid xaaji Cabdi Agaasimihi Idaacadda SBC ee magaaladda Bosaso oo ahaa Dulaalka kooxdan Qowlaysatada ah oo isagu hadda iska dhiibay Dalka England wuxuna Qaabilsanaa xaga isku xirka Goboladda Puntland iyo Koonfurta Somalia oo uu markiisi hore ka soo bakhoolay.
3-Iimaan laawe Cumar Cismaan Faaruuq oo muddo ku shaqaysanayay Gudoomiyaha NUSUJ hadana wata Timbaraha Xoghayaha Guud ee ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSUJ ayaa isna hadda iska dhiibay Dalka England wuxuuna ku takri falay Hanti aad u badan kuwa la ogyahay iyo kuwo Qarsoonba waxayse suxufiyiinta Somalia ee Dalka Gudihiisa iyo Dibadisa ku sugan Ogyihiin xadgudubyada uu ka sameeyay Soomaaliya waxna loogu dhimay Suxufiyiinta Somalia,Waxaana awood badan uu ka helay Cumar faaruuq Dalalka reer yurub isagoona ay ugu wacantahay inuu yahay nin u janjeera Dinta Kirishtanka.
Cumar faaruuq ayaa qaatay Diinta Kirishtaanka 27/Jun/2006 wuxuuna si qarsoodi ah loogu dhaariyay Kaniisad ku taala Wadanka Kenya wuxuu kaleeto Cumar Faaruuq lug ku leeyahay Hay’addo badan oo sirdoon ah wuxuuna Basaasnimo badan ka gaystay Dilal badan oo ka dhacay somalia isagoo adeegsanaya Magac Suxufi.
Cumar faaruuq wuxuu lug ku lahaa Dhacdooyinkii lagu Dilay Xafidulaahi Sheikh Aadan xaashi Ceyrow oo lagu dilay Magaaladda Dhuusa mareeb,Cumar faaruuq wuxuu u adeegsaday Dhacdadaasi nin xamaali ahaa oo u dhashay Beesha jareer weyne,Sidoo kale waxaa la cadeeyay inuu Cumar faaruuq lu ku lahaa Dilkii loo gaystay Xafadulaahi Salah Nebhaan iyadoo ay taasi u dheertay Dilal kala duwan oo uu Muqdisho ugu gaystay Masuuliyiin Idaacadeed iyo Wariyayaal badan.
hdaba ma ogtahay Akhristaw in Cumar faaruuq Cismaan uu ka soo jeedo Degmadda Buuloberde una dhashay Qabiilka Gaaljecelka wuxuuna dhiirigeliyay 1992dii ilaa 1995tii Kufsiyadi iyo Baarashadi ka dhacday inta u dhaxaysa Degmadda Buulaberde iyo Gobolka Hiiraan halkaasi oo lagu laayay Dad badan oo haween u badan halka 200 habloodna lagu kufsaday Halkaasi iyadoona ay taasi dheertay in hanti badan lagu dhacay,Kooxdaasi oo la oranjiray Kooxda boobka iyo Dilka ee Buuloberde,Hadaba waxaan la socodsiinaynaa Suxufiyiinta Soomaaliyeed in Nimankaasi tahriibay ee u fakaday Dalalka reer Yurub ee u shaqaynaya Dalalka Cadawga ku ah Somalia in Ururka Suxufiyiinta Somalia ay Dowladda Federaalka KMG ah ee Somalia gaar ahaan wasiirka Warfaafinta Daahir Maxamuud geele uu si dhakhso ah isugu yeero loona Magacaabo Madax karti iyo Hufnaan leh oo buuxiya Boosaskii ay ka fakadeen kooxahaan Qowlaysatada ah ee mudada dheer sida xooga ah ku fadhiyay Masuuliyada Suxufiyiinta Somalia,hana ogaadeen inuu jiro wakhti la xisaabin doono!.

Muxiyadiin Hiirad Kaatun
Qardho,Puntland
karkaar82@hotmail.com
Tell:00-25-2-90-774551
karkaar82@hotmail.com
Filed under: Uncategorized
waad mahadsan tahiin
sii fiican ayaad uga hadasheen raggaan Iimaanlaawayaasha ah dhamaantoodna waa wada tugo dhiiga saxaafiyinta ayey cunan waa eey eey dhashay waadna ku sugteen walahaya
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Runtii waxaan u Hambalyaynayaa Muxiyadin hirad kaatun sida uu u soo dhejiyay Iimaanlawaayaasha Tuugadda ah ee Saxaafadda u qaraabta ,Mowliid xaaji cabdi alla ha ka dhigo tuug weeye hawiye ah oo xamar ka soo cararay Nacalaa dhalaye Boga-Boga Mahadsanidiin.
Geedi raage.
ACWW
Mowliid,Weershaha isha la’a ee Sheekh aduunyo iyo Ninka diinta Kirshtaanka qaatayba waxaan leeyahay Dad aad tihiin ma jirto Tuug uun baan idinku naqaana,Waana la soconaa Taasi si kastaba ha ahate,Marka Mowliid ayaaba ugu daran oo waa Dulaal hooyadi wase ah.
Waraaa Muxiyadiin anaga ayaa naqaan waa Tuug weyn oo Puntland jooga hada wuxuu la shaqeeyaa Burcad Badeeda walaaahi waxaan ka akhristay Puntlander.com, Muxiyadiin waa mooryaan qaadka ayuu jecelyahay iyo sigaarka adiga dhan majin qaad ah ayuu ku siisanaaa camal nooh, waraa wax jira maaha duqa muxiyadiin waraa Madaxda ha caayin oo wax ha ka sheegin, duqa adiga oo kale madaxda waxba uma dhimo karto weligaaa adiga shuuubo ayaa dabo taagnaan jirtay duqa xishoo mar danbe waxaa ha qorin cidna kama qaadaneyso
Mr Muxyadiin aad baad u mahadsantahay hadaaba garatay inaad tuugadan dadka usheegto waxay gudan
hadaanu nahay bahada saxaafada Somalia ninka kiristanka ah iyo kan isha la’ waxanu ka dhignay dad wanted ah oo Somalia ma soo gali doonan dibadana waa jaajuseyna oo FBI wadamada ay jogan ayan u shegayna sida ay wadan kooda ku soo galen
mahadsanid
Wariye Cumar Hantiile
cumarhantiile@hotmail.com