Juventus oo la wareegtay Fabio Grosso +


5459567

Bogga Internetka ee kooxda Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa shaaca ka qaday inay la wareegen xiddigii hore ee Kooxda Fiorentina Fabi Grosso

Grosso oo 31 jir ah una ciyaara kooxda Lyon ee dalka Talyaaniga ayaa sii rasmi ah ugu ciyaari doona Kooxda Juventus ee Talyaaniga Muddo saddex sano ah

Fabio Grosso ayaa sii weyn logu xasuusta xiligii Koobka kubadda cagta ee dunida 2006 isaga oo koobka ka dhigay wacadaro sidoo kalena XUlka Azzuri ee Talyaaniga u horseeday Hanashada Koobkaasi

 

Lionel Messi – Kadib markii u magaalada Caasimada Ah Bonens Aires u yimid xiddiga Caanka ah ee kooxda Barcelona iyo Xulka qaranka Argentina Lionel Messi ayaa Xiriirka Kubada cagta ee dalka Argentina waxay ku dhawaaqeen in ciyaar yahan Messi aay u sameyn doonan Wardiye Ama ciidan Ilaalo ah

Sidaa aay sheegen saxaafada Argentina Xiddigan ayaa loga cabsi qaba kooxo Burcad ah inay Afduubtan, taasi oo keentay in Ilaalo gaar ah loo sameeyo

Messi ayaa kooxda Argentina u ciyaari doona kulanka xasaasiga ah ee Maalinimada sabtida ka dhaci doona Rosario oo Argentina ku taala

Dalalka Latin america ayaa ah kuwa faqri ah, waxana ka jira burcad aad u waweyn kuwas oo afduub iyo dil u geysta dadka magaca leh iyo waliba kuwa lacagta badan heysta

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers