MADAXWEYANHII HORE EE MAREYKANKA OO LA KULMAY HOGGAAMIYAHA WAQOOYIGA KOREA

URURADA NUSOJ IYO MAP OO CAADAYSTAY INAY CUNAAN XAQA SUXUFIYIINTA SOMALIYEED

XUKUUMADDA RAYAALE OO WARIYAHII AFRAAD XIRTAY

SOMALIA LEADER SAYS US-SOMALI MEETING IMPORTANT

ARSENAL OO U DHOW LA WAREEGIDA CIYAAR YAHAN KALOU IYO CUNUG 12 SANO JIR AH OO KOOX BOLIVIAN AH U CIYAARAY (DAAWO SAWIRO)

25-KII NEBI EE QU’AANKA LAGU SHEEGAY IYO SIDAA AAY ISKU DHALEEN – Nebi Muuse Cs

SHARIIF SHEEKH AXMED ”WAXA WAX LAGA XUMADO AH IN DHALINYARO DALKOODA UGA CARARAY DAGAALO IYO RABSHADO AAY DALAL KALE KA GEYSTAAN DHIBAATO”

Madaxweynaha Dowlada KMG ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed oo maanta Shir Jaraa’id qabtay ayaa kaga hadlay arrimo badan oo aay ka mid tahay Kulanka u la qadan doono Hillary Clinton iyo waliba Dhalinyaro lagu qabqabtay Austaralia

GOVERNMENT CONFIRMS RELEASE OF INDONESIAN SAILORS

MADAXWEYNE MA SIDII SIYAAD BARRE AYAAD DOORASHADA KU GELAYSAA SANDUUQ MADOW IYO MID CAD (Faallo)

GEN YUSUF XUSEEN DHUMAAL ”XILKA AAN HAYO WAXAAN U HAYAA SHACABKA SOMALIYEED, ISLA MARKAANA WAXAAN DIYAAR U AHAY INAAN NAFTEEDA U HURO”

Iyadoo ay todobaadyadii la soo dhaafay qaar ka mid ah warbaahinta qoraalku daabaceen warar sheegaya in Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen Yuusuf Xuseen Dhuumaal 

KOOX BURCAD AH OO DHAAWAC U GEYSTAY DAD SHACAB AH GUDAHA MAGAALADA GAALKACAYO

Wararka ka imanaya Caasimada Galmudug ee Gaalkacayo ayaa sheegaya in halkaasi koox burcad ah aay rasaas ay ku fureen dad shacab ah aay ku dhaawacmeen labo qof

MUJAAHID IBRAAHIN DHEGO-WEYNE ”RIYAALOW DALKAN WAA LOO SOO DAGAALAMAY EE HADDAAD BURBURINAYSO FADHIYI MAYSID, MIDHAHEEDANA DEG-DEG BAAD U DHADHAMIN”

Urur siyaasadeedka UDHIS ayaa War-saxaafadeed uu shalay soo saaray ku sheegay in dalku galay marxalad qalafsan oo ku saabsan muranka arrimaha  

CULIMADA AHLU SUNNA OO KA SOO HORJEESTAY WASIIRADII SHALAY U MAGACAABAY MADAXWEYNAHA GALMUDUG

Culimada Ahlu Sunna Waljameeca ayaa shaaca ka qaday inay ka soo horjeedan waxa aay ku tilmaameen wasiiro ku sheega u Magacaabay Madaxweynahi Hore ee Galmudug State

ALSHABAAB OO DHAQ DHAQAAQ BURCAD SIFEYN AH KA WODA GUDAHA IYO NAWAAXIGA DEGMADA JOWHAR

Shabaabil Mujaahidiin ayaa dhaq dhaqaaqyo burcad sifeyn ah ka bilaabay Gudaha iyo Banaanka Magaalada Xurunta Ah ee Jowhar, halkaasi oo Maalmahi dambe aay ku soo bateen kooxo Burcad ah

JIHADIST SUSPECTS TO BE EXTRADITED BACK TO NETHERLANDS

CIIDANKA AUSTARALIYA OO QABQABTAY AFAR SOMALI AH OO LOGA SHAKIYEY WEERARO LALA MAGAANA XURUN MULATARI OO KU TAALA…

Booliska wadanka Australia ayaa laga soo xiganayaa in ay qab qabteen 4 qof oo ay ku tuhmeen in ay weerar la maaganayeen xarun ciidan milatari oo ku taala magaalada Sydney ee caasumada dalkaasi

BURCAD BADEED SOMALIYA OO SII DAYAY MARKAB DALKA JARMALKA LAGA LEYAHAY

Burcad badeeda Somaliya ayaa waxa ay siidaayeen markab laga leyahay dalka Jaramalka oo u afduubanaa muddo 4 bilood ah, kadib markii ay ka qaateen lacag madax furasho ah shalay galinkii danbe

AUSTRALIAN DETAINS 5 FOR PLOTTING SUICIDE ATTACK

YAA KA JAWAABAY SU’AASHII CIYAAR YAHANKA DHALINTA YAR EE SAWIRKA KA MUUQDA, WAA KUMASE ?

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers