
Munaasibada Sanad guurada 11 ee Aasaskii Dowlada Puntland oo lagu qabtay Garoonka kubada cagta ee magaalada Bosaso, Xafladan waxa ka qeyb galay Boqolaal Dadweyne ah iyo Waliba Mas’uuliyiin sar sare
Mas’uuliyiinta ka qeyb gashay waxa ka mid aha Gudoomiyaha Gobolka Bari Xaaji Muuse Geele Yusuf faroole, ku Xigeenkiisa Yusuf Muumin Bide iyo waliba Xoghaya Dowlada Hoose Cabdi geeldoon, Sidoo kale waxa joogay Wasiiro iyo waliba Siyaasiyiin u kamid yahay Barkhad cali Salaax
Dhanka kale Xaflada ayaa waxa ka qeyb galay Boqolaal dadweynaha Magaalada Bosaso ah iyo waliba kuwa soo barakacay ee ku jira Xeryaha qaxootiga kuwas oo iyaguna maanta sii weyn uga qeyb qatay Xaflada ka dhacday Bosaso
Haddaba Halkaan ka daawo Sawirada Xaflada Sanad Guurada 11 ee Aasaska Dowlada Puntland














BBC Subax


Gabaygii
Rayiga Akhristaha