CRISTIANO RONALDO OO IS MUUJIYAY IYO ALVARO ARBELOA OO NOQDAY SAXIIXII 8AAD EE REAL MADRID XILLIGAAN

BALADWEYNE OO LAGU QABQABTAY 12 DHALINYARO AH HABEENIMADII XALAY

Magaalada Baladweyne ee Xurunta Gobolka Hiiraan ayaa dad lagu xirxiray habeenimadii xalay, dadkaasi oo aay ciidanku ka soo qabqabteen xaafada magaalada iyaga oo uga shakiyey dadkan inay xiriir la leyahiin kooxaha Mucaraadka ah

WALAD CABDALLA OO EEDEYN U SOO JEEDIYEY SOMALIDA KU SUGAN DUBIA

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somaliya Walad Cabdalla ayaa sii kulul u Eedeyey Somalida ku sugan magaalada Dubia ee dalka Emarataka carabta

SOME SOMALIS IN DUBAI MAY AID PIRACY: UN ENVOY

GOLAHA AMMAANKA EE QARAMADA MIDOOOBAY OO MAANTA KA SHIRAYA XAALADAHA SOMALIYA (Warbixin+Waraysi)

SOMALI YOUTH SUMMIT TACKLES TOUGH PROBLEMS

CANADIAN SOMALI GONGRESS CONDEMNS THE UNJUST CONVICTION OF CANADIAN CITIZEN BASHIR MAKHTAL IN ETHIOPIA AND CALLS ON THE CANADIAN GOVERNMENT TO SAVE BASHIR FROM POSSIBLE EXECUTION

XILDHIBAAN CAASHO AXMED CABDALLA OO FARTU KU GODAN TAHAY, LANA FILAYO IN XILKA LAGA QAADO

MINN. SOMALI TO PLEAD GUILTY TO TORRORISM CHARGE

MAXAD KALA SOCOTA XAALADAHA DHIBAATADA CARUURTA KOOLADA DHUUQA EE MAGAALADA BOSASO

GUDDIDA DOORASHOOYINKA SOMALILAND OO GO’AAN KA SOO SAARAY DOORASHOOYINKA SOO SOCDA

Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta sheegay in ay go’aan ku gaadheen in Doorashada Madaxtooyada Somaliland lagu galo Diiwaangelin la’aan 

HOSTAGE TALKS STALL AFTER SOMALI PIRATES UP DEMANDS

BARIGE BAHOKU OO BEENIYEY IN CIIDAMO KA YIMID SIERRA LEONE IYO NIGERIA AAY KU SUGAN YAHIIN MUQDISHO

Ciidamada AMSIOM ee sugan Muqdisho ayaa sheegay in aysan jirin ciidamo lagu soo kordhiyay ciidamada Amisom ee haatan ku sugan gudaha Magaalada xili wararkaasi la hadal hayey

QARAMADA MIDOOBAY : BOQOLAAL SOMALI AH AYAA U CARARAY DALKA YEMEN

Ha’yadaha u Qabilsan Qaramada Midoobay Qaxootiga Ayaa walaac xooga ka muujineysa Somalida ka soo cararaya dagaalada ka socda magaalada Caasimada Ah Ee  Muqdisho

MID KA MID AASASAYAASHI SHABAKAAD LAGU TAAGEERO MUJAAHIDIINTA ALSHABAAB OO XABSIGA LONDON LAGA FASAXAY

ETO’O OO SI RASMI AH UGU MID NOQDAY NAADIGA INTER MILAN

OGAYSIIS KU SOCDA DHAMAAN JAALIYADA SOMALIYEED EE MAGAALADA LONDON

UN: THOUSANDS OF SOMALIS ARE FLEEING TO YEMEN

CANADIAN CONVICTED OF ETHIOPIAN TERROR CHARGES

ETHIOPIA OO LAGU WODO INAY XUKUN KU RIDO NIN SOMALI CANADIAN AH

Bashir Ahmed Makhtal oo ah nin Somali ah oo heysta dhalashada dalka Canada ayaa maxkamad kutaal dalka Ethiopia, ku eedaysay inuu xubin ka ahaa jabhada ONLF Ee Argagaxisada la shaqeysa

ODAYAASHA DHAQANKA GOBOLKA HIIRAAN OO KU BAAQAY IN LA TAAGEERO NABADA

Odayaasha dhaqanka magaalada Baladweyne ayaa kulan aay maanta ku yeeshen Baar Faahiye waxay ka wada hadleen arrimo badan oo ku sabsan xaaladaha Ammaanka Gobolka Hiiraan

TAAGEERAYAAL UDUB AHAA OO XABSIGA LA DHIGAY, KADIB MARKII AY KU BIIREEN KULMIYE

IBRAHIMOVIC OO NUMBER 9 U XIRAN DOONO BARCELONA

HILLARY OO KULAN LA QAADAN DOONTA SHARIIF SHEEKH AXMED

Wasiirada Arrimaha Dibada Mareykanka Hillary Clinton ayaa sheegtay in ay ku talo jirto in magaalada Nayroobi aay kulan kula yeelato Madaxweynaha Dowlada KMG Shariif Sheekh Axmed

CLINTON TO MEET SOMALI PRESIDENT

CALI BAASHI XAAJI MAXAMED OO SII WEYN UGA SOO HORJEESTAY GO’AANKII AADEN MADOOBE

Xildhibaan Cali Baashi Xaaji Maxamed oo ka mid ahaa xildhibaandii Shanta ahaa ee uu Baarlamaanku shalay Shaqada ka joojiyey kadib markii lagu soo eedeeyay arrimo la xiriira ka soo qaybgal la’aanta kulamada Baarlamaanka

BALADWEYNE OO U KA DHAQAN GALAY BANDOW AAY SOO ROGEEN MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN

Bandowdii shalay galinkii dambe ka bilaabanayay oo ay Saraakiisha Ciidamada Dowaldda KMG ay ku soo rogeen Magaalada B/weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa si rasmi ah uga dhaqan galay

SOMALI MEETINGS VITAL AGENDA OVER THE ISMAIL SONS (DAAROD AND MEHEERI)

CULIMADA QARDHO OO JAWAAB KULUL KA BIXIYEY HADALO KA SOO YEERAY ODAY CABDIQAADIR GACAMEY

BOSASO OO AY SOO GAAREEN WAFDI KA SOCDA KHALIIJKA (Daawo Sawiro)

Waxaa galabta soo gaaray magaalada Bosaso wafdi ka socda Isku taga imaaradka carabta, kuwaas oo ujeedadoodu ahayd sidii ay usoo eegi lahaayeen xaalada Maxjar weyn oo halkaas ku yaala, waxa ayna ka soo degeen gagida dayuuradaha ee Badarkhaasim Airport

MIDOWGA YURUB OO U BALAN QAADAY INUU TABABARO SIINAYO CIIDAMADA DOWLADA KMG EE SOMALIYA

FRANCE: EU BACKS TRAINING MISSION FOR SOMALIA

SOMALI PARLIAMENT FALLS VICTIM TO MORTAR ATTACK

ISMAACIIL HURRE BUUBA OO JAWAAB CULUS KA BIXIYEY XIL KA QAADIS LAGU SAMEEYEY

SOMALI REFUGEE ISSUES IN YEMEN REVIEWED

SARAAKIISHA DOWLADA KMG EE MAGAALADA BALADWEYNE OO SOO SAARAY AMARO KALA DUWAN

BARLAMAANKA DOWLADA KMG OO SHAQADII KA JOOJIYEY XILDHIBAANO

Barlamaanka KMG ee Somaliya ayaa maanta shaqadooda ka fariisayay xildhibaano ka tirsan Barlamaanka KMG ee Somaliya iyagoo digniin culusna u soo jeediyey in ka badan 10 Xidhibaan kadib kulan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho

MUQDISHO OO NOQOTAY MAGAALADA UGU GUDOOMIYE-YAASHA BADAN DUNIDA

DIBU-DHAC DOORASHADA MADAXTOOYADA KHATAR MA KEENI KARAA !!!!? (Faallo)

ARSENAL OO €17.3M KU DOONEYSA KLAAS-JAN HUNTELAAR, IYO WARARKII UGU DAMBEEYEY EE SUUQA KALA IIBSIGA

ENG FAYSAL CALI WARAABE ”DOORASHO HADDII AY DHICI WEYDO SOMALILAND WAA LAGU KALA TEGAYAA, KORDHIN DAMBENA MA JIRTO,……….”

REA MADRID OO AWOODI WEYSAY INAY KA BADISO KOOX SUCUUDIYAAN AH IYO INTER OO KU DURDURISAY AC MILN

10-KII SAXIIX EE UGU XUMA NAADIGA REAL MADRID 10-KII SANO EE LA SOO DHAAFAY (Warbixin+Sawiro)

S.KOREAN NAVY CHIEF LEAVES FOR SOMALI WATERS TO MEET ANTI-PIRACY COMMANDERS

MUQDISHO OO MAR KALE DAGAALO IYO DUQEYN AAY KA SOCOTO …….

Dagaal aad u culus oo la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa dib uga bilowday saaka magaalada Muqdisho ee caasimada Somaliya, Gaar ahan Isgoyska KM4 iyo Waliba Wadada Makka Almukarama

SOMALIDA KU DHAQAN DALKA LIIBIYA OO CABASHO XOOG LEH KA MUUJINAYA ……….

Somali aad u fara badan oo ku sugan dalka Liibiya ayaa sii weyn uga cabanaya Xabsiyada wadanka oo aay sheegen in Jir dil logu geysto, isla markana lola dhaqmo sii ka baxsan Binu’Aadanimada

SHAAWEEYE ”ALSHABAAB MA TUKADAN IYAGU BALSE DADKA KALE AYEY DHAHAAN TUKADA”

Gudoomiye ku Xigeenka Maamulka Gobolka banaadir Cabdifitaax Shaaweeye ayaa sii aan hore loo arag u cambaareyey Kooxaha Islaamiyiinta ah, isaga oo u waramayey saxaafada ayuu ku Eedeyey Dhaq Dhaqaaqa Alshabaab inu Salaada dadka ku khasbo

YUSUF DABAGEED ”MA JIRAAN CIIDAMO ETHIOPIAN AH OO KU SUGAN GOBOLKA HIIRAAN”

Gudoomiyaha Hore ee gobolka Hiiraan Md. Yusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa been abuur iyo waxba kama jiraan ku tilmaamay in ciidan Ethiopian ah ay ku sugan yahiin Gudaha Gobolka Hiiraan

MADAXWEYNAHA YEMEN OO UGU BAAQAY MAREYKANKA IYO BEESHA CALAAMKA IN LA TAAGEERO DOWLADA KMG EE SOMALIYA

SHIRKAAD MALAYSIAN AH OO PATROOL KALA SOO BAXAYSA KILINKA SHANAAD EE ETHIOPIA

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers