SOMALIA ON THE VERGE OF A CHOLERA EPIDEMIC

MADAXWEYNE OBAMA OO LA KULMAY PROF HENRY GATES IYO JAMES CROWLEY (Sawiro)

SARAAKIISHI HORE EE SOMALIYA OO KULAN LAYSUGU YEERAY

Xaafiiska siyaasada Qaramada Midowbay ee Somaliya (UNPOS) ayaa waxa uu sheegay maanta oo jimce ah inuu u qaban doono Siminaar saraakiishii hore ee militeriga Somaliya siminaarkaas oo uu hogaaminayo wasiirka Difaaca ee Somaliya Prof Gaani

25-KII NEBI EE QU’AANKA LAGU SHEEGAY IYO SIDAA AAY ISKU DHALEEN – Nebi Aadan Cs

TURKIGA OO GACANTA KU DHIGAY BURCAD BADEED SOMALIYA

TURKISH TROOPS NEUTRALIZE 7 PIRATES IN ADEN GULF: MILITARY

FORMER SOMALI SENIOR MILITARY OFFICIALS TO MEET IN WASHINGTON, DC

SIR BOB ROBSON OO GEERIYOODAY

DAAWO SAWIRADII IYO SIDAA AAY U DHACDAY SOO DHOWEYNTII MADAXWEYNE CABDIRAXMAAN SHEEKH MAXAMED AW MAXAMUD

Wafdigani oo uu hogaaminayey madaxweynaha DPL Dr C/raxmaan Shiikh Maxamede Faroole ayaa abaaro halsaac ka hor waxa uu ka soo degay gegida dayuuurahada ee kanooko ee Magaalada garoowe

MADAXWEYNE CABDIRAXMAAN SHEEKH MAXAMED AW MAXAMUD OO SOO GAARAY GAROWE

Madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Aw Maxamuud Iyo Wafdi balaaaran oo u Hoggaaminayo Ayaa goor dhoweyd sii heer qaran ah logu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ee xurunta Puntland

WARIYE REER PUNTLAND AH OO MAGAN GALYO DALBADAY

LABADA GOLE EE JAMHUURIYADA SOMALILAND OO SHEEGAY IN LAGU DEGDEGAY ERYIDII SAMOORA

POLICE REMOVE MIGRANTS FROM ATHENS SQUATS

MID KA MID AH SHAQAALAHA MARKABKA TURKIGA EE HORIZAN ONE OO LA DHAAWACAY

Wararka ka imanaya degmada Eyl ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in halkaasi lagu dhaawacay mid ka mid ah Shaqaalaha Markab laga leeyahay Wadanka Turkiga oo afduub logu heysto Degmada Eyl

QISO JACAYL – MUSTAQBALKEYGII MA SIDAANBAA U DAMBEYSAY (Qeybtii Kowaad)

Akhristayaal waxaan halkaan idiin kaga soo gudbineynaa qiso dhab ah oo ku dhacday wiil Somaliyeed oo degan Xaafada suuqa Xoolaha ee degmada Hiliwaa ee magaalada Muqdisho

SOMALI PIRATES SHOOT TURKISH SAILOR: REPORT

WARARKII UGU DAMBEEYEY EE DAGAALADA DEGMADA UFEYN EE GOBOLKA BARI IYO KHASAARAHA KA DHASHAY HALKAASI

EU PLANS SOMALI COASTAL SECURITY FORCE

AMNIGA BALADWEYNE OO AAD LOO ADKEEYEY

Ciidamada Dowlada ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay adkeeyeen Amniga guud ee Magaalada B/weyne iyagoo saldhigyo ka sameystay wadooyinka soo galo iyo kuwa ka baxa intuba

KORORSO AQOONTAADA SU’AAL IYO JAWAABO DIINI AH IYO AQOON GUUD QEYBTII 14-AAD

Waa barnaamijkii aad inooga barateen jimco walbo. Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad fara-badan, ee bal kaalay oo inala faa’iideyso

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers