DOWLADA KMG EE SOMALIYA OO DHAQ DHAQAAQ CIIDAN KA WODA DEGAANKA YASOOMAN

MAXAAD KA TAQAANAA DALKA THAILAND, WAA DAL NOOCEE AH ? (Sawiro)

BOOLISKA DALKA KENYA OO SU’AALO WEYDIINAYA AFAR NIN OO LOGA SHAKIYEY INAY XIRIIR LA LEYAHIIN ALSHABAAB

SOMALI REFUGEES DESCRIBE ETHIOPIA SECOND HOME

XILDHIBAAN MAHDI GEES ”RAYAALE WUXUU FARAHA KULA JIRAA KHIYAAMO QARAN”

AHLU SUNNA WALJAMEECA ” 18 – KA GOBOL EE SOMALIYA WAXAN KA WODNA ABAABUL CIIDAN” (YAABKA YAABKIISA)

GANACSATADA SOMALIYEED EE MAGAALADA DUBIA OO CAMBAAREYEY WALAD CABDALLA

Mid ka mid ah Ganacsatada Magaalada Dubia ee Somalida oo lagu magacaabo Cali Maxamed Xayir ayaa jawaab culus ka bixiyey hadalkii ka soo baxay Axmedou Walad Cabdalla oo ah Wakiilka Qaramada Midoobay u Qaabilsan Somaliya

XOGHAYAHA ARRIMAHA DIBADA EE KULMIYE OO LA KULMAY DONALD PAYNE

MAXKAMADA MAGAALADA HARGEYSA OO DIL KU XUKUNTAY SHAN NIN SIDOO KALENA FASAXDAY KUWA KALE

Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa maanta waxa la horkeenay ragg lagu soo Eedeyey Qaraxyadii ka dhacay magaalada Hargeysa 29 Bishii October 2008, kuwas oo qeybtood la fasaxay halka kuwa kalena lagu xakumay dil iyaga oo maqan

KENYA ARRESTS FOUR DUTCHMEN NEAR SOMALIA BORDER

OWEN HARGREAVES OO ILAA DECEMBER MAQNAAN DOONO

GAROONKA DEGMADA CADAADO OO MUDDO 18 SANNO AH KADIB DIB U HAWL GALAY

Waxa maanta dib u hawl galay garoonka degmada cadaado, iyada oo Maamulka Degmadu sheegay inu garoonka maanta waxii ka dambeya noqon doono mid hawl gala

BAARLAMAANKA SOMALIYA OO MARKII LABAAD MADAAFIIC LAGU GARAACAY

Baarlamaanka Dowlada KMG ee Somaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ee Caasimada Somaliya, Kulankan oo loga wada hadlayey Heshiiskii dowlada KMG ee Somaliya la gashay Dalka Kenya

CRISTIANO RONALDO OO IS MUUJIYAY IYO ALVARO ARBELOA OO NOQDAY SAXIIXII 8AAD EE REAL MADRID XILLIGAAN

BALADWEYNE OO LAGU QABQABTAY 12 DHALINYARO AH HABEENIMADII XALAY

Magaalada Baladweyne ee Xurunta Gobolka Hiiraan ayaa dad lagu xirxiray habeenimadii xalay, dadkaasi oo aay ciidanku ka soo qabqabteen xaafada magaalada iyaga oo uga shakiyey dadkan inay xiriir la leyahiin kooxaha Mucaraadka ah

WALAD CABDALLA OO EEDEYN U SOO JEEDIYEY SOMALIDA KU SUGAN DUBIA

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somaliya Walad Cabdalla ayaa sii kulul u Eedeyey Somalida ku sugan magaalada Dubia ee dalka Emarataka carabta

SOME SOMALIS IN DUBAI MAY AID PIRACY: UN ENVOY

GOLAHA AMMAANKA EE QARAMADA MIDOOOBAY OO MAANTA KA SHIRAYA XAALADAHA SOMALIYA (Warbixin+Waraysi)

SOMALI YOUTH SUMMIT TACKLES TOUGH PROBLEMS

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers