CANADIAN SOMALI GONGRESS CONDEMNS THE UNJUST CONVICTION OF CANADIAN CITIZEN BASHIR MAKHTAL IN ETHIOPIA AND CALLS ON THE CANADIAN GOVERNMENT TO SAVE BASHIR FROM POSSIBLE EXECUTION

XILDHIBAAN CAASHO AXMED CABDALLA OO FARTU KU GODAN TAHAY, LANA FILAYO IN XILKA LAGA QAADO

MINN. SOMALI TO PLEAD GUILTY TO TORRORISM CHARGE

MAXAD KALA SOCOTA XAALADAHA DHIBAATADA CARUURTA KOOLADA DHUUQA EE MAGAALADA BOSASO

GUDDIDA DOORASHOOYINKA SOMALILAND OO GO’AAN KA SOO SAARAY DOORASHOOYINKA SOO SOCDA

Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta sheegay in ay go’aan ku gaadheen in Doorashada Madaxtooyada Somaliland lagu galo Diiwaangelin la’aan 

HOSTAGE TALKS STALL AFTER SOMALI PIRATES UP DEMANDS

BARIGE BAHOKU OO BEENIYEY IN CIIDAMO KA YIMID SIERRA LEONE IYO NIGERIA AAY KU SUGAN YAHIIN MUQDISHO

Ciidamada AMSIOM ee sugan Muqdisho ayaa sheegay in aysan jirin ciidamo lagu soo kordhiyay ciidamada Amisom ee haatan ku sugan gudaha Magaalada xili wararkaasi la hadal hayey

QARAMADA MIDOOBAY : BOQOLAAL SOMALI AH AYAA U CARARAY DALKA YEMEN

Ha’yadaha u Qabilsan Qaramada Midoobay Qaxootiga Ayaa walaac xooga ka muujineysa Somalida ka soo cararaya dagaalada ka socda magaalada Caasimada Ah Ee  Muqdisho

MID KA MID AASASAYAASHI SHABAKAAD LAGU TAAGEERO MUJAAHIDIINTA ALSHABAAB OO XABSIGA LONDON LAGA FASAXAY

ETO’O OO SI RASMI AH UGU MID NOQDAY NAADIGA INTER MILAN

OGAYSIIS KU SOCDA DHAMAAN JAALIYADA SOMALIYEED EE MAGAALADA LONDON

UN: THOUSANDS OF SOMALIS ARE FLEEING TO YEMEN

CANADIAN CONVICTED OF ETHIOPIAN TERROR CHARGES

ETHIOPIA OO LAGU WODO INAY XUKUN KU RIDO NIN SOMALI CANADIAN AH

Bashir Ahmed Makhtal oo ah nin Somali ah oo heysta dhalashada dalka Canada ayaa maxkamad kutaal dalka Ethiopia, ku eedaysay inuu xubin ka ahaa jabhada ONLF Ee Argagaxisada la shaqeysa

ODAYAASHA DHAQANKA GOBOLKA HIIRAAN OO KU BAAQAY IN LA TAAGEERO NABADA

Odayaasha dhaqanka magaalada Baladweyne ayaa kulan aay maanta ku yeeshen Baar Faahiye waxay ka wada hadleen arrimo badan oo ku sabsan xaaladaha Ammaanka Gobolka Hiiraan

TAAGEERAYAAL UDUB AHAA OO XABSIGA LA DHIGAY, KADIB MARKII AY KU BIIREEN KULMIYE

IBRAHIMOVIC OO NUMBER 9 U XIRAN DOONO BARCELONA

HILLARY OO KULAN LA QAADAN DOONTA SHARIIF SHEEKH AXMED

Wasiirada Arrimaha Dibada Mareykanka Hillary Clinton ayaa sheegtay in ay ku talo jirto in magaalada Nayroobi aay kulan kula yeelato Madaxweynaha Dowlada KMG Shariif Sheekh Axmed

CLINTON TO MEET SOMALI PRESIDENT

CALI BAASHI XAAJI MAXAMED OO SII WEYN UGA SOO HORJEESTAY GO’AANKII AADEN MADOOBE

Xildhibaan Cali Baashi Xaaji Maxamed oo ka mid ahaa xildhibaandii Shanta ahaa ee uu Baarlamaanku shalay Shaqada ka joojiyey kadib markii lagu soo eedeeyay arrimo la xiriira ka soo qaybgal la’aanta kulamada Baarlamaanka

BALADWEYNE OO U KA DHAQAN GALAY BANDOW AAY SOO ROGEEN MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN

Bandowdii shalay galinkii dambe ka bilaabanayay oo ay Saraakiisha Ciidamada Dowaldda KMG ay ku soo rogeen Magaalada B/weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa si rasmi ah uga dhaqan galay

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers