ONLF OO LA SHEEGAY INAY HUB KALA SOO DEGTO MAGAALADA MARKA, IYO XAFIIS CUSUB OO AAY KA FURTEEN MUQDISHO (Xog Rasmi Ah)

LATTER TO THE MEMBERS OF SOMALI JAALIYADDA (No 16)

INTERVIEW- SOMALI SECURITY MINISTER SAYS TO REFORM FORCES

CIIDANKA BADDA EE TURKIGA OO QABTAY BURCAD BADEED SOMALI AH

FANAANIINTA WAAYACUSUB OO BOSASO SOO GAARAY

AHLU SUNNA OO GURMAD DEG DEG AH UGA YIMID ETHIOPIA

Maleeshiyada Ahlu Sunna Waljameeca la baxay ayaa waxa la soo sheegaya in Gurmad deg deg Ah uu galabta uga yimid dhanka Mulatariga dalka Ethiopia

NIN SOMALI AH OO LAGU AFDUUBTAY MAGAALADA NAYROOBI

TURKISH NAVY COMMANDOS CAPTURE PIRATES OFF SOMALIA

SHEEKH XASAN DAAHIR AWEYS OO SHEEGAY IN AAY SOCDAAN DADAALO LAGU MIDEEYNAYO XARAKATU SHABAABIL MUJAAHIDIN IYO XIZBUL ISLAAM

CIIDANKA AMISOM OO CUDUR AAN LA AQOON CIIDANKII KA DILAY ?

Ciidanka Nabad Ilaalinta ee Amisom ayaa shaaca ka qaday inu Saddex askaari oo ka tirsan ciidanka u Cudur aan la aqoon dilay iyada o sidoo kalena 18 kale aay la il daran yahiin Cudurkan

LAABATAN GUURADII KASOO WAREEGTAY XASUUQI BAY IYO BAKOOL

TALIYAHII LAANTA SOCDAALKA DOWLADA KMG OO BEENIYEY XIL KA QAADIS IN LAGU SAMEEYEY

Taliyahii Laanta Socdaalka Dowlada KMg Cabdullaahi Gaafow ayaa been ku tilmaamay in xil ka qaadis lagu sameeyey, kadib shir jaraa’id oo u maanta ku qabtay Garoonka Aaden Cadde International Air Port

LUIS RONALDO OO KA QEYB QAADAN DOONO FILIM KA HADLAYA QISA DHAB AH

HESHIISKII FABIANO IYO MILAN OO BURBURAY IYO MILAN OO U WEECATAY DAVID TREZEGUET (Warbixin)

BAN KI-MOON OO KU BAAQAY IN LA TAAGEERO DOWLADA KMG EE SOMALIYA

Xoghaya Guud Ee Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay in la taageero dowlada KMG ee Somaliya, Xili aay halkaasi ka socdaan dagaalo u dhaxeeya Dowlada Iyo Kooxaha ka soo horjeeda

CIIDAMADA DKMG AH EE KU SUGAN GOBOLKA HIIRAAN OO RASAAS HUBIYAY GAARI ……

Ciidamada dowlada KMG ee farisimada ku leh waqooyiga Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa rasaas hubiyay Habeenimadi xalay Gari yar oo ay saarnaayeen dad 4 qof  gaarayay

BARCELONA OO WEERARYAHAN KA KEENSATAY BRAZIL IYO REAL MADRID OO CIYAARYAHAN LA SOO WAREEGTAY

JAMHUURIYADA SOMALILAND OO BEENISAY WARAR SHEEGAYEY IN WASIIR-KII ARRIMAHA DIBADA EE SOMALILAND U WAJIGABAX KAGA DHACAY MAREYKANKA

Warsaxaafadeed uu soo saaray Wasiiru dowladaha Arrimaha dibada ee Somaliland Md. Saciid Maxamed Nuur ayaa lagu beeniyey war shalay ku soo baxay Wargeyska Haatuf ee ka soo baxa magaalada Hargeysa

UN CHIEF URGES MILITARY SUPPORT FOR SOMALIA

TALIYAHA CIIDANKA BADA EE IRAN OO SHEEGAY IN KOOXAHII BURCAD BADEED AHA AAY HAKAD GALIYEEN

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers