WAR DEG DEG AH – MAGAALADA BOSASO OO LAGA MAQLAYO RASAAS XOOG LEH

SOMALILAND OO MEEL UGA DHACDAY XORIYADA SAXAAFADA

Guddiga u dooda xuquuda saxaafada ee CPJ ayaa si kulul u cambaareeyey xariga labo Weriye oo ay xukuumada Somaliland ku Eedaysay inay qalalaase ka abuurayaan somaliland, labadan Weriye oo u shaqaynayey idaacada horyaal

BRITON MO FARAH AIMS TO BREAK DAVE MOORCROFT’S 5,000M RECORD AT CRYSTAL PALACE

RA’IISUL WASAARAHA AUSTRALIA AYAA LA KULMAY HOOYO WIILKEEDI LA AFDUUBTAY

CIYAAR YAHAN OBI MIKEL OO HESHIIS CUSUB SAXIIXAY

SOMALILAND CRACKING DOWN ON INDEPENDENT MEDIA – WATCHDOG

BAN KI-MOON OO CAMBAAREEYEY TALLAABADII XARAKATU SHABAAB ALMUJAAHIDIIN

JAALIYADDA SOMALIYEED EE DALKA MALAYSIA ”MA JIRO ARDAY AMA SHAQSI SOMALIYEED OO LAGU GAWRACAY DALKAAN MALAYSIA ….

WARARKII UGU DAMBEEYEY EE DAGAALADA KA SOCDA GOBOLADA HIIRAAN IYO GALGUDUUD

Dagaalo aad u culus oo u dhaxeeya kooxo Xaratu Shabaabil Mujaahdiiin iyo Ahlu Sunna ayaa shalay ilaa maanta si xoogan ugu socday deegaano kawada tirsan Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud ee bartamaha Somaliya

AHLU SUNNA WALJAMEECA OO LAGA QABSADAY DEGAANO HOR LEH

DHACDADII KA DHACDAY MASJIDKA GOTHENBERG OO BELLEVUE OO AY WARBAAHINTA TAAGEERTA DOWLADA AWOODA YAR SI XUN OO XAQIIQDA KA FOG U TABIYEEN

AFHAYEENKA XARATU SHABAABIL MUJAAHIDIIN SHEEKH CALI MAXAMUD RAAGGE OO KA HADLAY DAGAALADII DEGAANKA GOOBO EE GOBOLKA HIIRAAN

Xarakatu Shabaabil Mujaahidiin ayaa ka hadlay dagaalo u dhaxeeyay iyaga iyo Maleeshiyada Ahlu Sunna Waljameeca oo ka dhacay gobolada dhexe ee dalka Somaliya

WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA EE SOMALILAND OO MAR KALE LA KULMAY WEJIGABAX DIBLOMAASIYADEED

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Cabdillaahi Maxamed Ducaale, ayaa muddo laba toddobaad ah u joogay magaalada Washington ee Caasimadda Maraykanka

PM MEETS MOTHER OF KIDNAPPED AUSTRALIAN

DHAAWACYO BUUX DHAAFIYEY CISBITAALKA MADIINA KADIB DUQEYMO IYO DAGAALO KA DHACAY MAGAALADA MUQDISHO MAANTA

Ku dhawaad 30 qofood oo dhaawacyo ah ayaa la jiifiyay isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho iyadoo Mid ka mid ah gaadiidka Gurmadka deg deg ah oo ku howlanaa dhaawac qaadis uu Madfac ku haleelay degmda Wardhiigley ee gobolka Banaadir

BOSASO KADIB QARAX XOOGAN OO XALAY DHACAY (Warbixin+Waraysi)

Magaalada Bosaso ayaa degan kadib qarax xoogan oo xalay ka dhacay halkaasi, qaraxa xalay oo aha mid lala beegsaday Taliyaha Qeybta gobolka Bari Md. Cismaan Xasan Caawke

SOMALI BURCAD BADEED AH OO MAXKAMAD LAGU SOO TAGAYO DALKA YEMEN

Mas’uuliyiin u hadlay Dowlada Yemen ayaa sheegay in 12 Dhalinaryo Somali ah Maxkamad lagu soo tagi doono Yemen, kuwas oo lagu Eedeyey Afduubkii Markab Saliida qaada oo laga leeyahay wadanka Yemen

SOMALIS CHARGED WITH HIJACKING

SHELLING TARGETED TO PARTS OF NORTH MOQADISHU, DEATH TOLL RISES 25

RUSSIA CALLS FOR ANTI-PIRATE COOPERATION WITH NATO

OBAMA OO LA KULMAY NURI ALMALIKI

BACAHA BIYAHA OO NOQDAY WAXYABAHA UGU IIBSIGA BADAN XILIGAN MAGAALADA BOSASO

MUQDISHO OO DEGAN SAAKA, KADIB DAGAAL DAD BADAN KU DHINTEEN (Faaf Faahin)

Waxa saaka degan magaalada Muqdisho kadib duqeymo iyo dagaalo kulul oo hebeenimadii xalay halkaasi ka dhacay kuwas oo u dhaxeeyey ciidamada nabad ilaalinta ee Amisom iyo kuwa Xarakatu Shabaabil Mujaahidiin iyo Xizbul Islaam oo is garabsan

ELEVEN DIE IN MOQADISHU SHELLING

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers