RED CRESCENT WORKER KILLED IN SOMALIA CROSSFIRE

FAAH FAAHIN QARAXI KA DHACAY MAGAALADA BOSASO CAAW

Qaraxii xooga laha ee caawa ka dhacay Banaanka hore ee Hotel Karama One ayaa sababay sidaa laga soo xigan dad goob-joogayaal ah Khasaare soo gaaray dadkii halkaasi ku dhaqna

A BIG BLAST HAPPENED IN BOSASO CITY

JOSE MORINHO OO GUULDARO KALA KULMAY NAADIGIISII HORE EE CHELSEA

Naadiyada Chelsea iyo inter ayaa waxey kulan saaxiibtinimo ku yesheen Magaalada California Ee Mareekanka iyadoo Kulankaan uu qeyb ka yahay the World Football Challenge, kaasoo sidoo kale ay ka qeybgalayaan kooxo ay ka mid yihiin AC Milan and Mexico City’s Club America

MAXAAD KA TAQAANA DALKA INDONESIA ? (Warbixin Kooban + Sawiro)

SUXUFIYIINTA GOBOLKA KARKAAR OO CAMBAAREEYAY URURKA MAP

               

WAR DEG DEG AH – QARAX XOOG LEH OO GOOR DHOWEYD KA DHACAY MAGAALADA BOSASO

Wararka ka soo baxaya Caasimada ganacsiga ee Dowlada P/land ayaa sheegaya in halkaasi u ka dhacay qarax xoog leh daqiiqado ka hor, qaraxan ayaa waxa u ka dhacay agagaarka Masaajidka Rashiid ee magaalada Bosaso

LIVERPOOL IYO ROMA OO ISKU AFGARTAY IN CIYAARYAHAN……

YEMEN OO SHEEGTAY INAY FASHILISAY HAWL GAL BURCAD BADEEDNIMO

Sarkaal Wasaarada Difaacada Ee Wadanka Yemen ayaa xaqiiqjiyey In Dowlada Yemen aay Fashilisay Maalinimadii Shalay hawl gal burcad badeednimo, oo aay soo qadeen koox burcad badeed Somali ah

ABWAAN HADRAAWI ”WAXAAN KA XUMAHAY IN GO’AANKAYGII IYO HADALKAYGII WADDO KALE LALA MARAY”

GRANT TO HELP PROTECT BELEAGUERED SOMALI JOURNALISTS

FAYSAL CALI WARAABE ”MADAXWEYNAHA WAXAAN LEEYAHAY, NIN IS GIIJIYA OO GAR-QAADAN WAAYA, CABDULLAAHI YUSUF AYAA UGU DANBEEYAY”

XAAFAD KA MID AH GAALKACAYO OO LAGU WAREEJIYEY DOWLADA PUNTLAND PUNTLAND

Magaalada Gaalkacayo ee xurunta gobolka Mudug oo maalmahan dambe khilaaf xoog leh u ka tagna Xaafad lagu magacaabo Horumar Ama Xafatul Carab

JOHN HOLMES OO SHEEGAY INAYSAN JOOJIN DOONIN HAWLAHII GARGAARKA EE AAY KA WODEEN SOMALIYA

KENYA BOOSTS SOMALI BORDER FORCE

MADAXWEYNE FAROOLE MIYUU KHALDAMAY MISE WUU BADHEEDHAY

MUQDISHO IYO MARKA OO LAGA ARKAY DIYAARADO IYO DADKA DEGAANKA OO SII WEYN UGA ARGAGAXAY

Magaaloyiinka Muqdisho Iyo Marka Ayaa lagu arkay diyaarado Joog hoose ku duulaya kuwas oo aan la aqoon ujeedada ka dambeeysa diyaaradaha

MAGAALADA BALADWEYNE OO LAGA CABANAYO MALEESHIYAD HUBEYSAN OO MAGAALADA KU SOO FATAHMAY (Warbixin)

Dadka shacabka ah ee ku dhaqan Magaalada B/weyne ayaa waxaa ay cabasho balaaran ka muujiyeen ciidamada faraha badan ee ku sugan gudaha Magaalada kuwaasi oo isugu jiray maleeshiyaad Dowlada u xareysan iyo kuwa mucaaradka ah

MAAMULKA XARAKATU SHABAABIL MUJAAHIDIIN OO ISKA FOGEEYEY AFDUUB LOO GEYSTAY SHAQAALE AJAANIB AH

Xarakatu Shabaabil Mujaahidiin ayaa iska fogeeyay Afduub shaqaalo ajaanib ah loogu gaystay Magaalada Mandheera ee Xadka Kenya iyo Somaliya

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers