YEMEN NAVY REPELS PIRATE ATTACK ON TANKER

SHABEELLE OO CAMBAARAYSAY HADAL KASOO YEERAY EX MOORYAAN DAAHIR CALASOW IYO FILMKII CALASOW OO KU DHOW DHAMAAD

WAARDIYE SHAQADIISI KU WAAYEY KADIB MARKUU BADBAADIYEY NAFTA MUDANIHIISA (Qiso Dhab Ah)

Beri ayaa nin waxa uu waardiiye u ahaa nin mulkiile ah waxa uuna ilaalin jiray gurigii mudo markuu u shaqaynayey ayaa habeen habeenada ka mid ah ayaa waxaa dhacday in ninkii waardiyaha ahaa seexday

KOUCHNER OO SHEEGAY INAAN XILIGAN LOO BAAHNAYN IN AWOOD LAGU SOO FURTO LABADA SARKAAL EE FARANSIISKA AH

Wasiirka arimaha dibada ee faransiiska ayaa sheegay inaysan daruuri ahayn in xiligan lagu soo furto xoog milateri labada lahayste ee u dhashay wadanka faransiiska

XARAKATU SHABAABIL MUJAAHIDIIN OO LA WAREEGAY DEGAANKA GOOBO EE GOBOLKA HIIRAAN

Wararka ka soo baxaya Degaanka Goobo oo ka tirsan Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Xaratul Shabaabil Mujaahidiin aay halkaasi La Wareegen iyada oo aan wax dagaal ah dhacin

HOSTAGES ”MAY BE FREED BY FORCE”

LUIS RONALDO OO NAADIGIISA U HORSEEDAY INAY KU GUULEYSTAAN HORYAALKA BRAZIL

RADIO SHABELLE STRONGLY CONDEMNS AND DISMISSES BOGUS REPORT BY A SOMALI WEBSITE

IBRAHIMOVIC OO QAMIISTA KA MID NOQON DOONO CIYAARTOOYDA NAADIGA BARCELONA

REAL MADRID OO DALB CUSUB U BANDHIGTAY CIYAARYAHAN D’Agostino

DIBADBAX BALAARAN OO KA DHACAY DEGAANKA U DHAXEEYA CEELASHA BIYAHA IYO XAAWO CABDI MAANTA

Waxa maanta ka dhacay degaanada loo barakacay ee banaanka magaalada Caasimada Ah ee Muqdisho Dibadbax balaaran oo aay dadku kaga caban Biyo La’aan halkaasi ka jirta

GANACSATADA HILIBKA EE MAGAALADA BOSASO OO KU DHAQAQAY SHAQO JOOJIN

Ganacsatada Hilibka ee magaalada Bosaso ayaa maanta ku dhaqaaqay shaqo joojin, iyaga oo sidoo kale halkaasi ka dhigay Mudahaarad aay kaga soo horjeedan Dowlada Hoose

SAMUEL ETO’O OO TALAADADA UU WAREEGI DOONO NAADIGA INTER

BALADWEYNE OO AAY KU SOO BATEEN KOOXAHA BURCADA AH

Magaalada Baladweyne ee Xurunta gobolka Hiiraan ayaa waxa habeenadan dambe ku soo badanayaa Kooxaha dableyda ah ee dhaca u geysta dadka shacabka ah, waxana ugu dambeeyey fal habeenimadi xalay ka dhacay Magaalada

MUJAAHIDIINTA XIZBUL ISLAAM EE DEGMADA BALADXAAWO OO ISKA FOGEEYEY EEDEYMO UGA YIMID SAXAAFADA DALKA KENYA

Mujaahidiinta Xizbul Islaam ee degmada Baladxaawo ayaa iska fogeeyey warar ku soo baxay Saxaafada wadanka Kenya kuwas oo sheegayey In Xizbul Islaam Lug ku leyahiin Afduubki ka dhacay Kenya

DIRECTOR OF UNIVERSAL TV ARRESTED IN MOQADISHU

CUDURKA SHUBAN BIYOODKA OO CARUUR UGU GEERIYOOTAY DEGAANO HOOS TAGA MAGAALADA AFGOOYE

Degaanada Hoostaga Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose oo muddoyiinkii ugu dambeeyey u fara ba’an ku hayey cudurka Shuban biyoodka ayaa la soo sheegaya inay hada cudurka dad ugu geeriyoodeen

MUJAAHIDIINTA OO SHEEGAY IN AYSAN HAY’ADAHII GAALADA EE SHALAY SHAQADA LAGA JOOJIYEY AYSAN DIB DAMBE UGA HAWL GELI DOONIN DALKA

Mujaahidiinta Xarakada Alshabaab Ayaa shaaca ka qaday Maanta in hay’adahii aay shalay shaqada ka joojiyeen aysan dib dambe uga hawl geli doonin dalka Somaliya meel ka mid ah

SHEEKO LA-YAAB LEH OO DHEX MARTAY HOOYO IYO WIIL AY DHASHAY

Wiil yar ayaa habeen u tagay hooyadii oo jikada ku jirto, cashadiina diyaarinayso. Markaas ayuu tusay warqad uu wax ku qoray, hoosna uga qorantahay lacag dhan 14 dollar iyo 75 cent. Waxaa ku qornaa warqada qoraalkan

MUQDISHO OO DEGAN KADIB DAGAALO KHARAAR OO XALAY KA DHACAY HALKAASI

Magaalada Caasimada Ah ee Muqdisho Ayaa degan saaka kadib dagaalo halkaasi ka dhacay habeenimadii xalay, degmooyiinka Hawlwadaag iyo Hodon ayaa saaka laga soo sheegaya deganaansho

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers