WARIYE-YAASHII IDAACADA HORYAAL OO MAALINTII SAGAALAD KU XIRAN XURUNTA C.I.D EE MAGAALADA HARGEYSA

Waxa maalintii Sagaalad ku xiran magaalada Hargeysa ee Xurunta jamhuuriyada Somaliland Labo wariye oo u Shaqeynayey Idaacada Madaxa banaan Ee Horyaal

SOMALI GROUP BANS 3 UN AGENCIES FROM AREAS IT CONTROLS

XARATUL SHABAABIL MUJAAHIDIIN OO DALKA SOMALIYA KA MAMNUUCAY HAY’ADAHA CALAAMIGA AH QEYBTOOD (Warsaxafadeed)

Xafiiska Siyaasada Arrimaha Gobolada ee Xaratul Shabaabil Mujaahidiin ayaa maanta soo saaray Amaro lagu mamnuucayo Hay’adaha ka hawl gala dalka Somaliya qeybtood

MINNEAPOLIS STRUGGLES WITH RISE OF SOMALI GANGS

11 ROMANIAN CREWMEN FREED AFTER SHIP RELEASED BY SOMALI PIRATES

AFHEYEENKA CIIDANKA MILATARIGA DOWLADA KMG OO SHEEGAY INAY GUUL KA GAREEN DAGAALKII XALAY

Afhayeenka Ciidanka Xooga dalka Somaliya Farxaan Cabdi Carsaanyo oo maanta u waramayey Somalifans Online ayaa sheegay in dagaalkii xalay aay guulo ka gareen

GENERAL MOHAMED OULD ABDLE AZIZ OO KU GUULEYSTAY DOORASHADA DALKA MAURITANIA

General Mohamed Ould Abdle Aziz ayaa la sheegay inu ku guuleystay Doorashada Wadanka Mauritania, Sidaa u shaaca ka qaday Shalay Gelinkii dambe Wasiirka Arrimaha Gudaha Wadankaasi Mohamed Ould Rzeizim

THE WORLD’S DUTY TO SOMALIA

RA’IISAL WASAARE CUMAR CABDIRASHIID OO SHEEGAY IN WAX KASTA OO AAY QAADATO AY KA SHAQEYN DOONAN SII DEYNTA LA HEYSTA YAASHA FARANSIISKA

Ra’iisal wasaaraha DKMG Ee Somaliya Cumar Cabdirashiid ayaa waxa uu sheegay in aanay Xukuumadiisu meesha ka saarayn talaabo kasta oo lagu soo furanayo lahaystayaasha u dhashay dalka Faransiiska

JURILOW JILIBKA KA JABE MA KEENYAAD JAWAAN NOOGU RIDDEY ? (Faallo)

PROF DALXA OO DAGAALADA KA SOCDA KONFUURTA SOMALIYA KU EEDEYEY REER WAQOOYIGA

Prof Maxamed Cumar Dalxa oo ah Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka Somaliya ayaa sii kulul u weeraray Beelaha Waqooyi ee Dalkii hore loo oran jiray Somaliya

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers