Filed under: Uncategorized | Comments Off
TORONTO – WOMAN MAROONED IN KENYA SEEKS COURT INJUNCTION TO RESTORE PASSPORT
DEGMADA HODON EE GOBOLKA BANAADIR OO DAGAAL CULUS U KA QARXAY
Wararka ka soo baxaya magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somaliya ayaa sheegaya in halkaasi u ka bilowday dagaal kharaar oo u dhaxeeya dowlada KMG iyo Kooxaha ka soo horjeeda
Filed under: Wararka | Comments Off
MANCHESTER CITY OO SI RASMI AH ULA WAREEGTAY ADEBAYORE
Filed under: Uncategorized | Comments Off
BAHRAIN AND SOMALI PARLIAMENTS DISCUSSED THE SITUATION OF SOMALIA
Filed under: Uncategorized | 1 Comment »
BERCELONA IYO INTER OO QAATI KA KALA TAAGAN MUSHAARADA ETO’O IYO IBRAHIMOVIC
Naadiyada Inter iyo Bercelona oo la filayey inay soo afjaraan kala badalasho xiddigaha Eto’o iyo Ibrahimovic laakinse waxa labada Naadi laf dhuunkashay ku noqday mushaarada ay dalbanayaan Xiddigahaan
Filed under: Uncategorized | Comments Off
MADAXDA BAARLAMAANADA SOOMAALIYA IYO BAXRAYN OO KULAN ARIMAHA SOOMAALIYA LAGAGA HADLAYO YEESHAY
Gudoomiye ku xigeenka labaad ee dalka baxrayn mudane Dr Saalax cali ayaa maanta kulan kula yeeshay xafiiskiisa gudoomiye kuxigeenka baarlamaanka soomaaliya Mudane Cabdicasiis iyo gudoomiya jaamacada muqdisho Dr Cali Sheekh Axmed waxay kulankooda kaga wada hadleen sidii ay isu kaashan lahaayeen labada dhinac
Filed under: Wararka | Comments Off
Q+A WHO IS BEHIND SOMALIA’S KIDNAPPING ?
Filed under: Uncategorized | Comments Off
CABDISHAKUUR MIRE AADEN ”ANNAGU DAGAAL MA DOONAYNO, BALSE AARRINTA SOOL WAXA WADA XUKUUMADDA RAYAALE OO DOONEYSA INAY KU QARISO SIYAASADDAHA KA JIRA GUDAHA SOMALILAND”
Filed under: Wararka | Comments Off
SOMALI GROUP ‘KIDNAPS FOR CASH
Filed under: Uncategorized | Comments Off
HELICOPTER CRASH AT AFGHAN BASE KILLS 16
Filed under: Uncategorized | Comments Off
FROM REFUGEE TO A LEADER IN WAR-TORN SOMALIA
Filed under: Uncategorized | Comments Off
ABWAAN HADRAAWI OO KA NOQDAY GO’AANKIISII DUGSIGA
Filed under: Wararka | Comments Off
MUJAAHIDIINTA DALIBAAN OO SOO BANDHIGAY VIDEO AAY KA QADEN ASKAARI MAREYKAN AH OO AAY HEYSTAN (Video)
Filed under: Wararka | Comments Off
AXMED DUCAALE ”SAXAAFADDA YAAN LA SAARIN GUUL-DARRO CID KALE LEEDAHAY, ARRINTA CEEL-BERDAALENA HADDAY GUUL-DARRO LEEDAHAY XUKUUMADDA MAS’UULIYADEEDA LEH”
Filed under: Wararka | Comments Off
MUSLIM LEADERS ACCUSE US OF CREATING PIRATES GUANTANAMO PRISON IN MOMBASA
Filed under: Uncategorized | Comments Off
MID KA MID AH ODAYAASHA KONFUURTA GAALKACAYO OO CAMBAAREYN DUSHA UGA TUURAY DOWLADA PUNTLAND
Cali Diiriye Aloore oo ka mid ah Odayaasha Degaanka Baraxleey ayaa Cambaareyn dusha uga tuuray ciidanka Booliska Dowlada Puntland isaga oo ku eedeyey Fal Habeen hore dhacay
Filed under: Wararka | Comments Off
HAL FAR INCIDENT – RACISM ALIVE AND KICKING : IMMIGRANT BEATEN, BUT NOT RUN OVER BY MOTORCYCLE
Official police reports related to the incident in which a young Somali man was beaten by Maltese persons in Hal Far and then run over by a motorcycle were incorrect
Filed under: Uncategorized | Comments Off
LABO MALEESHIYO BEELOOD OO DAGAAL KU DHEXMARAY MAGAALADA GAALKACAYO
Hal qof ayaa ku dhaawacmay iska hor imaad saaka ku dhaxmaray magaalada Gaalkacayo Labo Maleeshiyo Beelood oo ku wada sugan Xurunta Gobolka Mudug
Filed under: Wararka | Comments Off
RUUSHKA OO SHEEGAY IN TIRADA BURCAD BADEEDA SOMALIDU GAAREYSO ILAA 5,000
Dowladda Wadanka Ruushka ayaa sheegtay in tirada Burcad badeeda Xeebaha Somaliya ay aad u korartay iyadoo sii cag cageynayso in ka badan 5,000 Shan kun oo Burcad badeeda Ah
Filed under: Wararka | Comments Off
OVER 5,000 PIRATES OPERATE OFF SOMALI COAST : RUSSIAN NAVY
Filed under: Uncategorized | Comments Off
AMAR UU SOO ROGAY MAAMULKA ISLAAMIGA AH EE DEGMADA AFGOOYE OO DHAQAN GALAY
Waxaa dhaqan galay amar uu soo rogay maamulka Xizbul Islaam gudaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo aay ku mamnuuceen Caado Dhaqameed-yada
Filed under: Wararka | Comments Off
QISO CAJIIB AH OO DHEX MARTAY HAWEENEY ALLA KA CABSI BADAN IYO NIN ILLAAH-DIID AHAA
Haweeney Duq ah Alla ka cabsi badan ayaa waxay daris la ahayd nin mulxid ah, ama diidan jiritaanka Ilaahay (sw). Mar walbo waxay dadku ku dhahdaa: ”Mahad Ilaahay baa leh”
Filed under: Uncategorized | Comments Off