FRENCH HOSTAGES TO FACE SHARIA LAW IN SOMALIA

MANCHESTER UNITED OO LA SOO WAREEGTAY CIYAARYAHAAN U DHASHAY WADDANKA SENEGAL

WIIL SOOMAALI AH OO KA WARAMAY DHIBTA UU LA KULMAY INTUU TAHRIIBAYAY

Wiil Soomaaliyeed oo ka mid ah Dhalinyarada ku sii qulqulaysa Tahriibta, isla markaana dhibta iyo saxariirka u maraya sidii ay Yurub u tegi lahaayeen   

NAADIGA INTER OO LUCIO IYO HLEB LA SOO WAREEGTAY

Naadiga Inter Milan ayaa ku dhawaaqday Saxiixa Xidigii hore Ee Naadiga Bayer Munich Lucio iyadoo kula soo wareegtay 8Million Oo Euro kana saxiixatay heshiis sadax sano

WAXGARADKA DEGMADA BALADXAAWO OO SII WEYN U CAMBAAREEYEY AFDUUBKII KA DHACAY DEGMADA MANDHEERA

Kulan balaaran oo maanta lagu qabtay magaalada BaladXaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa looga hadlay dhacdadii xalay ka dhacday magaalada Mandheera ee dalka Kenya

SHACABKA IYO WAXGARADKA KU DHAQAN DEGAANKA YEED EE GOBOLKA BAKOOL OO SII WEYN U SOO DHOWEEYEY BIXITAANKII CIIDANKA ETHIOPIA EE DEGAANKA

Odayaasha, Waxagaradka iyo Culuma’udiinka ku dhaqanka Deegaanka Yeed ee gobolka Bakool ayaa maanta si weyn u soo dhaweeyay talaabadii ay ciidamada Ethiopia uga baxeen deegaanka Yeed

NIN U DHASHAY DALKA SHIINAHA OO MAGAALADA BOSASO MAANTA LAGA MUSAAFURIYEY

Nin u dhashay Wadanka Shiinaha oo shalay lagu qabtay magaalada Garoowe ee xurunta Puntland ayaa maanta laga musaafuriyey magaalada Xeebta ah Ee Bosaso

XILDHIBAAN CABDALLE XAAJI CALI OO XABSIGA BERBERA LOO TAXAABAY

Xildhibaan Cabdalla Xaaji cali oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Somaliya, asal ahana ka soo jeeda Somaliland ayaa maanta xabsiga La dhigay

NINKII UGU DA’DA WEYNA DUNIDA OO MAANTA GEERIYOODAY (Daawo Sawiro)

XARAKADA MUJAAHIDIINTA ALSHABAAB OO ISKA FOGEYSAY AFDUUBKA SHAQAALE HAY’ADAHA SAMAFALKA

Iyada oo xalay saqdii dhexe lagu afduubtay magaalada Mandheere ee ku taala Xuduuda Somaliya iyo Kenya dad Ajaanib ah oo u kala dhashay Dalalka Zimbabwe, Pakistaan Iyo Mareykanka

CABDISHAKUUR MIRE AADEN OO SHAACA KA QADAY IN PUNTLAND YEELAN DOONTO CALAN CUSUB

BEESHA HIRAAB OO GOGOL NABADEED U FIDISAY BEELAHA HAWIYE

Beesha Hiraab oo ka mid ah Beelaha hawiye ayaa sheegtay inay gogol nabadeed u fidineyso beelaha kale ee aay walaalaha yahiin, iyaga oo sheegay gogoshan aay tahay mid furan

GEN CABDULLAAHI SACIID SAMATAR OO SHEEGAY IN PUNTLAND AYSAN AQABLI DOONIN DAD SHARCI DARRO AH

Wasiirka Amniga Dowlada Puntland Gen. Cabdullaahi Saciid Samatar ayaa shaaca ka qaday in aysan aqbali doonin in dad sharci darro ah ay gudaha u soo galan Puntland

MAGACAABIDA MADAXDA OLALAHA DOORASHADA EE XISBIGA KULMIYE (War Saxaafadeed)

MARKAB LAGA LEYAHAY WADANKA JARMALKA IYO SHAQAALAHII SARNA OO LA SII DAYEY

Burcada badeeda Somalida ayaa shaaca ka qaaday in ay sii daayeen markab xamuul ah oo laga lahaa dalka Jarmalka iyo shaqaalihii la socday oo u afduubnaa mudo seddax bilood

SOMALI PIRATES FREE GERMAN OWNED SHIP AFTER RANSOM SOURCES

SHEEKH CABDI MAXAMED CISMAAN OO SHEEGAY IN DAGAALKII SHALAY EE BALADWEYNE AAY KA GAREEN GUULO

Sheekh Cabdi Maxamed Cismaan oo ka mid ah saraakiisha Xizbul Islaam ee ku sugan Gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu sheegay in ay ka dambeeyeen mas’uuliyadda dagaalkii shalay ka dhacay Magaalada B/weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan

MUJAAHIDKA UGU DA’DA YAR DUNIDA OO NOQDAY SOMALI (Daawo Sawiradiisa)

Wiil yar oo Somali ah ayaa noqday Mujaahidka ugu da’da mujaahidiinta dunida, Wiilkan oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa la soo sheegaya in da’diisa aay dhan tahay ilaa 12 sanno jir waxana u ka mid yahay Xarakada Alshabaab

URURKA WARIYE-YAASHA AAN XUDUUDA LAHEYN OO CAMBAAREYN DUSHA UGA TUURAY SOMALILAND IYO PUNTLAND

Ururka Saxaafiyiinta Ee RSF ayaa cambaareyen dusha uga tuuray Dowladaha Somaliland Iyo Puntland isaga oo ku eedeyey Dhibaateynta Saxaafiyiinta degaanada ku nool

MAGAALADA BALADWEYNE OO DEGAN KADIB DAGAALO HALKAASI KA DHACAY (Warbixin)

Waxa saaka degan xaalada magaalada Baladweyne ee xurunta gobolka Hiiraan kadib dagaalo kharaar oo halkaasi ka dhacay shalay abaare 5 galabnimo, dagaalka oo u dhaxeeyey Mujaahidiinta Xizbul Islaam Iyo Ciidanka Dowlada KMG

3 NIN OO KA TIRSAN HAY’ADA ICF OO LAGU AFDUUBTAY DEGMADA MANDHEERA EE DALKA KENYA

Kooxo hubaysan ayaa Shaqaale Samafal ah xalay abaare 11 habeenimo waxaa ay ka Afduubteen degmada Mandheere ee Xuduuda Somaliya iyo Kenya ku taala

OFFICIAL : 3AIDE WORKERS KIDNAPPED IN KENYA

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers