Filed under: Uncategorized | Comments Off
DAGAAL XOOGAN OO DHEXMARAY NIN MUSLIN AH IYO SHAYDAAN ISKA SOO DHIGAY ODAY DUQ AH, GOORMA AYAY GUUSHA RAACDA QOFKA MUSLIMKA AH?
WEST CAN HELP ‘ERADICATE PIRATES’
Filed under: Uncategorized | Comments Off
MANCHESTER CITY OO WADA HDAL LA BILOWDAY EMMANUEL ADEBAYORE IYO WARAR KALE
Filed under: Uncategorized | Comments Off
DOWLADA FARANSIISKA OO XAQIIJISAY AFDUUBKA LOO GEYSTAY LABO LA TALIYE AMMAAN OO FARANSIIS AH
War ka soo baxay wasaarada arrimaha dibadda dowlada Faransiiska ayaa lagu sheegay in magaalada Muqdisho dadka lagu afduubay maanta ay yihiin la taliye-yaal dhanka ammaanka oo u dhashay Faransiiska
Filed under: Wararka | Comments Off
XARAKATUL SHABAABIL MUJAAHIDIIN OO KU GUULEYSATAY XALINTA KHILAAF MUDDO DHEER U DHAXEEYEY BEELO WALAALO AH
Maamulka Islaamiga ah ee Gobolada Bay iyo Bakool ayaa ku guuleystay in heshiis la dhex dhigo Beelo walaalo ah kuwas oo muddo sanaad ka badan ku muransana degaanka Iidaale ee gobolka Bay
Filed under: Wararka | Comments Off
ZINEDINE ZIDANE ”RIBERY WUU KA WANAAGSAN YAHAY RONALDO IYO MESSI”
Filed under: Uncategorized | Comments Off
PUNTLAND OO SHEEGTAY INAY DIB U SOO CELINAYSO GOBOLKA SOOL EE SOMALILAND
Wasiir ku xigeenka koowaad ee wasaarada warfaafinta Cabdi shakuur Mire Aadan ayaa maanta shir Jaraa’id ku qabtay xarunta wasaarada warfaafinta Magaalada Garowe ayaa waxaa uu kaga hadlay Moqiifka Dowlada Puntland ay ka damacsantahay deegaanada ka maqan
Filed under: Wararka | Comments Off
MANCHESTER CITY OO UGU DAMBEYNTII SI RASMI AH HESHIIS ULA GAARTAY CARLOS TEVEZ
Filed under: Uncategorized | Comments Off
2 FRENCH SECURITY ADVISERS SEIZED AT SOMALI HOTEL
Filed under: Uncategorized | Comments Off
FAAH FAAHIN DHEERI AH OO KA SOO BAXAYSA LABO NIN OO LAGU AFDUUBTAY HOTEL SAXAAFI, MAXAYSE AHAYEEN RAGGAASI MA WARIYE MISE …….?
Filed under: Wararka | Comments Off
CALI KHALIIF GALEYER OO SHEEGAY INU WIIL U ABTI U YAHAY KU GEERIYOODAY MAGAALADA MUQDISHO
Filed under: Wararka | Comments Off
LABO NIN OO SOMALI AH OO DACWAD LAGU SOO OOGAY DALKA MAREYKANKA
Xeerbeegtida dawlada dhexe gobolka Minnesota ayaa go’aamiyey in dacwad lagu soo oogo laba nin oo haysata dhalashada Mareykanka asalkooduna ka soo jeedo Somaliya
Filed under: Wararka | Comments Off
LABO WARIYE OO U DHASHAY WADANKA FARANSIISKA OO LAGU AFDUUBAY MUQDISHO
Filed under: Wararka | Comments Off
MAAMULKA ISLAAMIGA AH EE GOBOLKA GEDO OO SHEEGAY IN CIIDAMADOODU KA QEYB QAADANAYAAN DAGAALADA MUQDISHO
Gudoomiyaha Maamulka Islaamiga ah ee Magalada Baardheere Sheekh Cabdiwahaab Xaashi Xasan ayaa sheegay in ciidamadoodu ka qeyb qaadanayaan dagaalada ka socda magaalada Muqdisho
Filed under: Wararka | Comments Off
SOMALI GUNMEN KIDNAP 2 FRENCH JOURNALISTS
Filed under: Uncategorized | Comments Off
MINN GRAND JURY INDICTS 2 IN MISSING SOMALIS CASE
Filed under: Uncategorized | Comments Off