Filed under: Uncategorized | Comments Off
OBAMA ”AFRICA AID MUST BE MATCHED BY GOOD GOVERNANCE”
Filed under: Uncategorized | Comments Off
MAAREEYAHA GUUD EE TAWAKAL ALMINIAM OO KA WARBIXIYAY QAABKA AY U SHAQEYSO SHIRKADU (Daawo Sawiro)
Waxa Saaka Aroortii Bahda Saxaafada isugu Yeedhay Madaxa ugu sareeya ee Shirkada Tawalka Alminum, Egn Khaliif Ismaaciil isaga oo taasi ku Macneeyay inay Dad waynaha Tusayaan Adeega Shirkadu u Hayso
Filed under: Wararka | Comments Off
CIYAARAHANKA MICAH RICHARDS OO UU HALEELAY CUDURKA HERGABKA DOOFAARKA (SWINE FLU)
Filed under: Uncategorized | Comments Off
FOREIGN FIGHTER MAY BE AMONG 16 KILLED IN SOMALIA
Filed under: Uncategorized | Comments Off
ILAA LIX QOF OO KU DHAAWACMAY QARAXII KA DHACAY MAGAALADA BALADWEYNE CAAWA
Ilaa 6 ruux oo 5 ka mid ah ay rayid yihiin ayaa ku dhaawacantay ka dib markii qarax weyn caawa la la eegtay buundada weyn ee ku taalo bartamaha magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan halkaasoo ay ku sugnaayeen ciidamo maamulka ka tirsan
Filed under: Wararka | Comments Off
GUDOOMIYAHA GOBOLADA BAY IYO BAKOOL EE XARAKADA ALSHABAAB ALMUJAAHIDIIN OO BEEN ABUUR KU TILMAAMAY WARAR LAGA FAAFIYEY
Gudoomiyaha Xarakatul Shabaabil Mujaahidiin ee gobolada Bay iyo Bakool ayaa been abuur aan sal laheyn ku tilmaamay warar sheegaya in maamulkooda ay gowraceen dad lagu eedeeyay basaasnimo
Filed under: Wararka | Comments Off
RP SENDS LIAISON FOR SOMALI CAPTIVES
Filed under: Uncategorized | Comments Off
GUDDIGA QABAN QABADA MAALINTA 1 AUGUST OO MAANTA KULAN HEER SARE AH KU YEESHAY XURUNTA MADAXTOOYADA EE GAROOWE
Filed under: Wararka | Comments Off
WARARKII UGU DAMBEEYEY EE DAGAALADA MAGAALADA MAGAALADA MUQDISHO
Dagaalo la isku adeegsadey hubka culus iyo kuwa fudud oo saakay ka bilowday degmooyinka C/casiis Iyo Yaaqshid oo sababay dhimasho iyo dhaawac
Filed under: Wararka | Comments Off
LIVERPOOL OO BARTILMAADSANEYSO ESTEBAN CAMBIASSO
Naadiga Liverpool Ee ka dhisan Dalka Ingiriiska ayaa waxey isha la raaceysaa Xiddiga Qadka dhaxe Ee Naadiga Inter Milan ESteban Cambiasso iyadoona ay Liverpool dooneyso inuu badalo midkood Xiddigaha
Filed under: Uncategorized | Comments Off
DOWLADA KMG EE SOMALIY OO SOO BANDHIGTAY MEYDKA NIN U DHASHAY WADANKA AFGANISTAN
Filed under: Wararka | Comments Off
CABDIRAXMAAN SHEEKH MAXAMED OO SOO GAARAY MAGAALADA LONDON
Madaxweynaha Dowlada Puntland Md. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamud (Faroole) ayaa la sheegay inu shalay gelinkii dambe soo gaaray magaalada London
Filed under: Wararka | Comments Off
SAMUEL ETO’O OO GO’AANSADAY INUU ISAGA TAGO BARCELONA IYO NAADIGA MANCHESTER CITY OO KA BAXDAY WADA HADALADII AY KULA JIRTAY ETO’O IYO WARAR KALE
Warar ku dhow dhow Weeraryahanka Naadiga Barcelona Samuel Eto’o ayaa waxey sheegayaan in Eto uu go’ansaday inuu isaga tago Garoonka Naadiga Bercelona Ee Camp Nou
Filed under: Uncategorized | Comments Off
AGAASIMAHII WAAXDA AMMAANKA EE GOBOLKA BANAADIR OO KU GEERIYOODAY DAGAALKA KA SOCDA MUQDISHO
Waxa goor dhoweyd ku geeriyooday dagaalada ka socda Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir Agaasimahii Qeybta Ammaanka Ee Gobolka Banaadir
Filed under: Wararka | Comments Off
BURCAD BADEED SOMALI AH OO MARKAB KU AFDUUBTAY MEEL U DHOW BOSASO
Sidaa laga soo xigtay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada India waxa afduub logu geystay meel wax yar u jirta Dekeda Magaalada Bosaso Doon aay la socdeen 15 Shaqaale Hindi Ah
Filed under: Wararka | Comments Off
YUSUF BARI BARI OO BEENIYEY WARAR KA SOO BAXAY QARAMADA MIDOOBAY KUWAS OO LAGU EEDEYEY DOWLADA KMG EE SOMALIYA
Filed under: Wararka | Comments Off
MADAXWEYNE OBAMA OO SII HEER QARAN AH LOGU SOO DHOWEEYEY MAGAALADA ACCRA (Daawo Sawiro)
Madaxweyne Barack Hussein Obama, Xaskiisa Michelle Obma iyo labada Gabadh ee u dhalay ayaa booqasho rasmi ah ku tagay dalka Ghana Habeenimadii Xalay
Filed under: Wararka | Comments Off
AGAGAARKA HOTEL GLOBAL OO MAR KALE DAGAALO KHARAAR KA SOCDAAN SAAKA
Dagaal la isku weydarsanayo Hubka Nuucyadiisa kala duwan ayaa mar kale saaka subaxnimadii hore ka bilowday Xaafado ka mid ah Degmoyiinka Shibis Iyo Cabdicasiis
Filed under: Wararka | Comments Off