HUMAN RIGTH WATCH OO SHEEGTAY IN MAXKAMAD LA SOO TAAGAYO DADKII XADGUDUBYADA KA GEYSTAY SOMALIYA

Madaxa hay’ada xaquuqda Aadanaha Human Right Watch Navi Pilly ayaa warbixin aay maanta soo saaray ku sheegay in Maxkamad la soo taagi doono dadkii Tacdiyada ka geystay Dalka Somaliya

IIBSIGA FUNAANADA RONALDO OO SI XOWLI AH KU SOCOTO

GOOGLE VS MICROSOFT ”LOOLLAN KA AY FAA’IIDEYSAN DOONAAN DADWEYNUHU”

SIR FERGUSON OO DOONAYO CIYAAR YAHANKA KOOXDA INTERMILAN ZLATN IBRAHIMOVIC

TAbaraha Naadiga Manchester ayaa waxuu isha la raacaya Xiddiga weyn Ee Naadiga Intermilan Zlatan Ibrahimmovic si uu ugu soo biiriyo Naadiga United-ka isagoo u arga Weeraryahan badal wanaagsan u noqon kara Teves iyo Ronaldo oo Real ku biiray

AROOS LAGU GALBIYAY BOQOLAAL BAYSKIIL (BICYCLES) OO KA DHACAY TUULO KU TAALA DALKA CHINA (Daawo Sawiro)

Aroos dhaliyareed ka dhacay Tuulo ku taal dalka China,ayaa lagu soo waramayaa inay ka qayb qaateen boqolaal dhalin yaro ah kuwaas oo wata Bayskiilka dadweynaha

MESSI OO LOO MAGACAABAY XIDDIGII UGU WANAAGSANAA HORYAALKA SPAIN 2008/2009

Xiddiga u ciyaaro Naadiga Bercelon ayaa waxu ku guuleystay abaalmarinta la dhaho Alfredo Di Stefano ee laacibka ugu wanaagsan horyaalka spain xilli ciyaareedkii tagay Ee 2008/2009

DADKA KU DHAQAN DEGMADA BALANBAL OO BILAABAY GURMAD AAY U FIDIYAAN DADKA KA SOO BARAKACAY DAGAALADA KA SOCDA MUQDISHO

Wararka ka soo baxaya magaalada Balanbale ee gobolka Galguduud ayaa sheegay in dadka degaanku aay gurmad xoog leh u fidiyeen Walaalahooda ka soo barakacay Dagaalada ka jira Muqdisho

SOO DHOWEYNTA MADAXWEYNE BARACK OBAMA OO KA SOCOTA GHANA IYO REER KENYA OO UGU QAYB QAADANAYA FARIIMAHA GAABAN (SMS)

REAL MADRID OO RONALDO U SAMEYSAY LABO WAARDIYE OO U QAAS AH, MAXEY TAHAY SABABTA?

Naadiga Real Madrid ayaa waxeu go’aansatay in ay heshiis la gasho labo waardiye si ay u sugaan amaanka Xiddigooda Cusub Ee Cristiano Ronaldo

GOLAHA AMAANKA EE QARAMADA MIDOOBAY OO KULAN KA YEESHAY XAALADAHA DALKA SOMALIYA

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa habeenimadii xalay kulan xasaasi ah ka yeeshay xaaladaha Wadanka Somaliya

ODAYAASHA IYO WAX GARADKA GOBOLKA GEDO OO DHALIILAY HAY’ADAHA SAMAFALKA

Odayaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gedo ayaa sii weyn u dhaliilay Hay’adaha Samafalka kuwas oo aay ku Eedeyeen in aysan waxba u qaban dadka ku Nool Gobolka Gedo, ee u baahan gargaarka

CABDISHAKUUR MIRE AADEN ”WAX XIRIIR AH KAMA DHAXEEYO PUNTLAND IYO DOWLADA KMG”

DADKA KU DHAQAN DEGMADA WADAJIR OO KA CABANAYA CIIDANKA DOWLADA KMG OO AAY SHEEGEN INAY DHAC U GEYSTAAN SHACABKA

Sidaa aay warbaahinta u sheegen dadka ku dhaqan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, waxa halkaasi dhibaato weyn ku haya ciidanka Booliska Dowlada KMG

KORORSO AQOONTAADA SU’AAL IYO JAWAABO DIINI AH IYO AQOON GUUD QEYBTII 12 Aad

Waa barnaamijkii aad inooga barateen jimco walbo, wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad fara-bada ee bal kaalay oo inala faa’ideyso

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers