Ciyaar yahanka Xulka qaranka Spain Iyo Naadiga Valecia David Villa ayaa la shaaciyey inu u wareegi doono dhanka kooxda Barcelona ee dalka Spain ka dhisan
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Ciyaar yahanka Xulka qaranka Spain Iyo Naadiga Valecia David Villa ayaa la shaaciyey inu u wareegi doono dhanka kooxda Barcelona ee dalka Spain ka dhisan
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir aya faah faahin ka bixiyay howlgalo maanta ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah Degmoyiinka Gobolka
Filed under: Wararka | Comments Off
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Maamulka Xarakatul Shabaabil Mujaahidiin ee degmada Marka ayaa bilaabaay hawl galo lagu xaqiijinayo Amniga guud ee magaalada Marka iyo Guud Ahan Gobolka Shabeellaha Hoose
Filed under: Wararka | Comments Off
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muj Axmed Maxamed Siillaanyo ayaa shalay ka qaybgalay Kulan Is-xogwareysi ah oo ay taageerayaasha xisbigaasi su’aalo ku weydiinayeen, kaas oo shalay ka dhacay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa
Filed under: Wararka | Comments Off
65-jir la aqal galay Haweenay ay muddo wada socdeen,oo reerkay ka dhalatay ka codsadeen inuu Lo”siiyo maa daama uu gabadhooda ka soo doonay ayaa laga soo tabiyay maalmo ka dib inuu ka codsaday inay Weylaha nuujiso maadaama uu reerkeeda Lo’dii siiyay
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Ciidanka Ururka Xizbul Islaam ee degmada Afgooye ayaa saaka bilaabay hawlgal qabuuro burburin ah kuwasi oo aay ka sameyeen degaanka Mareeray ee degmada Afgooye
Filed under: Wararka | Comments Off
Ra’iisal wasaaraha Wadanka Ethiopia Ato Meles Zenawi ayaa sheegay in dalka Somaliya aay ku sii qulqulayaan Ajaanib, isaga oo carabka ku dhuftay ilaa 2,000 oo ajaanib ah inay ka dagaalami Gudaha Dalka Somaliya
Filed under: Wararka | Comments Off
Filed under: Wararka | Comments Off