Filed under: Wararka | Comments Off
GADIIDKA PL KA EE MAGAALADA BOSASO OO AAY DHAQAALE LA’AAN SOO FOOD SAARTAY, MAXASE U SABAB AH ? (Sawiro)
TALIYAHII HORE EE MAXKAMADAHA GOBOLKA HIIRAAN OO EEDEEYN U SOO JEEDIYEY CIIDANKA DOWLADA KMG EE KU SUGAN MAGAALADA BALADWEYNE
Taliyahii hore Ee Ciidanka Maxkamadaha Islaamiga ah ee Gobolka Hiiraan Oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baladweyne Ee Xurunta Gobolka Hiiraan
Filed under: Wararka | Comments Off
CARLOS TEVES OO HESHIIS HORDHAC AH LA GALAY NAADIGA MANCHESTER CITY IYO FILIPE MELO OO MAANTA LAGU WADO IN UU JUVENTUS U WAREEGO
Naadiga Manchester City ayaa waxey shaacisay in ay heshiis hor dhac ah la gashay Weeraryahanka Reer Arjentina Carlos Teves malmaha soo socdana ay si rasmi ah u shaacin doonto saxiixiisa
Filed under: Uncategorized | Comments Off
KOOXAHA BURCAD BADEEDA SOMALIDA OO QAFAASHAY MARKAB LAGA LEYAHAY WADANKA TURKIGA
Sidaa laga soo xigtay Chanelka N Tv ee dalka Turkiga laga leyahay waxa kooxaha burcad badeeda Somalidu aay maanta gacanta ku dhigeen markab laga leyahay wadnaka Turkiga
Filed under: Wararka | Comments Off
HAWEENAY TUUGSATA OO DHUNKASHO DAREEN LEH $200 OO DOLLAR UGA QAADAY ODAY SOMALIYEED (Qiso Dhacday)
Haweenay si weyn looga yaqaan magaaladda Nairobi gaar ahaana Xaafadda islii ee Soomaalidu u baddanyihiin, caana ku ah Tuugsiga ayaa xilli mushaareed
Filed under: Uncategorized | Comments Off
KULIYADA TABARADA SAXAAFADA OO ARDAY GUDOONSIISAY SHAHAADOYIIN (Sawiro)
Waxaa kuliyada saxaafada P/land ee xarunteedu tahay magaalada Bosaso maanta loogu qabtay xaflada qalin jabin dufacadii labaad ee shahaado ka qaadata kuliyadan tan iyo markii la aas aasay
Filed under: Wararka | Comments Off
XAALADO AMNI XUMO OO LAGA SOO SHEEGAYO WADAD ISKU XIRTA GOBOLADA HIIRAAN IYO GALGUDUUD
Filed under: Wararka | Comments Off
MADAXWEYNE MAXAMED WARSAME KIIMIKO OO SOO DHOWEEYEY LA WAREEGIDA AHLU SUNNA WALJAMEECA EE MAAMULKII GAALKACAYO
Madaxweynahii hore ee Magaalada Gaalkacayo Md. Maxamed Warsame Kiimiko ayaa sii weyn u taageeray La wareegida magaalada ee Ururka Ahlu Sunna Waljameeca
Filed under: Wararka | Comments Off
MADAXWEYNE SHARIIF SHEEKH AXMED IYO WAFDI U HORKACAYO OO U DUULAY MAGAALADA KAMBALA MAANTA
Wafdi balaaran oo u hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlada KMG ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa u duulay dhanka magaalada Kambala ee dalka Uganda
Filed under: Wararka | Comments Off
XILDHIBAAN CAASHO AXMED CABDALLA OO SII KULUL UU WEERARTAY HOGAANKA DOWLADA KMG EE SOMALIYA
Filed under: Wararka | Comments Off
MADAXWEYNE SHARIIF SHEEKH AXMED IYO KULAMADII ADDIS ABABA (Warbixin Kooban)
Madaxweynaha dowlada KMG ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan xasaasi ah Shalay gelinkii Dambe la qatay Madaxda Wadanka Ethiopia
Filed under: Wararka | Comments Off
WAFDIGII UU HOGGAAMINAYEY DUQA MAGAALADA BOSASO EE KU SUGNA MAGAALADA GÖTEBOR OO KULAMO LA LEH MAS’UULIYIINTA GOBOLKAASI
Waxaa Magaalada GÖtebor ee Caasimada Labaad ee Dalka Sweden Soo gaaray wafti uu horkacayo Duqa Magaalada Bosaso Mudane C/risaaq Xareed
Filed under: Wararka | Comments Off
WARBAAHINTA LAASQORAY AYAA WARBIXIN DHEERADA IIDINKA HAYSA WARAR SI KHALDAN LOOGU SOO QORAY SHABKADAHA WARARKA OO SHEEGAYAY INAY KULMEEN CUMAR XAAJI CALI IYO DAAHIR RIYAALE
Shabakada LaasqorayNET ayaa markii ay isku Hawshay inay wax ka ogaato Warar Si khaldan Loogu Faafiyay Shabakado Dhowra ayaa waxay soo heshay Warbixino dheerada
Filed under: Wararka | Comments Off