SIDEY U DHACDAY XAFLADII CRISTIANO RONALDO EE NAADIGA REAL MADRID? NUMBERKEESE LOO XIRAY? (Warbixin)

XILDHIBAAN MAXAMED DHAQANE AAR ”MA BURBURIN MAXKAMADAHII GOBOLKA HIIRAAN” IYO WARAR KALE

  Xildhibaan ka mid ah xildhibaanda ku sugan Magaalada B/weyne ee ka tirsan Dowlada FKMGS ayaa maanta waxa ay shaaca ka qaaday in aysan jirin burbur ku yimid Maamulkii Maxkamadaha ee Gobolka Hiiraan

GAALKACAYO OO AAY LA WAREEGEN AHLU SUNNA WALJAMEECA

Kadib khilaaf soo kala dhexgalay Mas’uuliyiinta magaalada Gaalkacayo ayaa waxa sii toosa magaalada Ula wareegey Ururka Ahlu Sunna Waljameeca

MADAXWEYNE SHARIIF OO MAANTA LA KULMI DOONA RA’IISAL WASAARE MELES ZENAWI

Madaxweynaha Dowlada KMG ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta gelinka dambe kulan xasaasi ah la yeelan doona Ra’iisal wasaare Atto Meles Zenawi

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers