JAALIYADAHA KU NOOL DALKA GREEC IYO XIZBIGA KKE OO SOO BANDHIGAY DHIBAATOOYINKA AY LA KULMAAN DADKA SOO BARAKACAY (Daawo Sawiro)

KULAMADII HORUMARINTA JAALIYADAHA PUNTLAND OO MAANTA LAGU SOO GABAGABEEYEY MAGAALADA GOTEBORG

Waftigii kasocday jaamacadaha Puntland, ayaa kulan la yeeshay Jaaliyadaha dhaqan Magaalada Goteborg kadib booqashooyin mudo qaatay oo ay ku kala bixinayeen wadamada waqooyiga Yurub

DAGAALO IYO DUQEYMO SABABAY DHIMASHO IYO DHAAWAC OO GALABTA MAR KALE KA DHACAY MAGAALADA MUQDISHO

Dagaalo iyo duqeymo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah ayaa galabta mar kale dib uga qarxay degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir

MAC-HADKA TABABARADA CAAFIMAADKA OTTI EE MAGAALADA MUQDISHO OO SHAHADOOYIIN GUDOONSIYEY ARDAY KA QALIN JEBISAY

DOWLADA PUNTLAND OO LABO SAXAAFI DALKEEDA KA TARXIISHAY

Waxaa todobaadkan lagu qabtey caasimadda Dawlada Puntland ee Garoowe laba suxufi oo u dhashey dalka Faransiiska kuwaas oo la sheegay inay u shaqeeyaan Telefishan laga leeyahay Faransiiska

INA LILAAH WAA INA ILAYHI RAJAACUUN WARIYE MAXAMED YUSUF NIINIILE OO GEERIYOODAY

Alle ha u naxariistee Waxaa maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho Wariye Maxamed Yusuf Niiniile oo ka shaqeynayay Idaacada Qur’aanka Kariimka ee Magaalada Muqdisho

SADDEX SARKAAL OO KA TIRSAN MAAMULKA MAXKAMADAHA GOBOLKA HIIRAAN OO KU DHAWAAQAY INU BURBURAY MAAMULKII MAXKAMADAHA EE GOBOLKA HIIRAAN

Ilaa 3 Sargaal oo ka tirsanaa Maamulka Maxkamadaha Islaamiga ee Gobolka Hiiraan ayaa ku dhawaaqay saacado ka hor in uu bur buray Mamulkii Maxkamadaha ee Gobolka Hiiraan iyaguna ay ku biireen Ururka Xizbul Islaam

ARSENE WENGER OO SHEEGAY INU KU FEKERAYO IN UU IS CASILO

Tabaraha Kooxda Arsenal Ee Dalka Ingiriiska Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaday inu ku fekerayo inu iska casilo xilka Tababare-nimo ee Kooxda Arsenal

MIDOWGA AFRICA OO KA GAABSADAY INU WAX KA BEDELO AWOODA SHARCI EE CIIDANKA AMISOM SIDOO KALENA KU BAAQAY IN CUNO QABATEEYN LAGU SOO ROGO ERITERIA

Midowga Africa ayaa ka gaabsaday in wax laga bedalo awooda sharci ahaan ay ku shaqeynayaan ciidamada ka jooga Magaalada Muqdisho in kasta oo aay sheegen in aay arrinka ka soo fekeri doonan

CIIDANKA DOWLADA KMG EE KU SUGAN MAGAALADA BALADWEYNE OO DHAQ DHAQAQYO CIIDAN KA WODA GUDAHA DEGMADA

Ciidamada dowladda KMG Somaliya ee kus ugan gudaha Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa dhaqdhaqaaq ka bilaabay bariga Magaalada Baladweyne

XAALADA MAGAALADA MUQDISHO OO SAAKA DEGAN IYO BARACKAC XOOG LEH OO KA SOCDA HALKAASI

Saaka ayaa waxaa degan deegaanada Waqooyi ee magaalada Muqdisho xaalad aan sal adag ku taagneen iyadoo weli dadku ay ka barakacayaan guryahooda

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers