Waxaa Magaalada Goteborg lagu qabtay kulan balaaran oo looga hadlayey dhismaha iyo kor u qaadista heerka wax-barasho ee Jaamacadaha Puntland, kulankan oo ay kasoo qayb galeen aqoonyahano ka socday Puntland
Filed under: Wararka | Comments Off
Waxaa Magaalada Goteborg lagu qabtay kulan balaaran oo looga hadlayey dhismaha iyo kor u qaadista heerka wax-barasho ee Jaamacadaha Puntland, kulankan oo ay kasoo qayb galeen aqoonyahano ka socday Puntland
Filed under: Wararka | Comments Off
Ciyaar aad u xiiso badan oo caawa ka dhacday magaalada Khartoum ee Caasumada Dalka Sudan, Ciyaarta oo dhex martay kooxaha Banaadir telcom oo Ah Horyaalka Kubada Cagta Kooxaha Muqdisho Iyo Kooxda Bariisanis ee dalka Tuniisiya
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Xaafada ku taala magaalada Gaalkacayo ee Baraxleey ayaa maanta loo doortay madaxweyne cusub, kaasi oo bedeli doona Madaxweynahii Hore Ee Xaafada Maxamed Warsame Kiimiko
Filed under: Wararka | Comments Off
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Filed under: Wararka | Comments Off
Waxaa maanta Munaasabada 1-da Luulyo lagu qabtay Mac-hadka Rima ee dalka Malaysia, Mac-hadka Rima waa Mac-hadka ugu badan ee Ardayda Soomaaliyadeed wax ka bartaan
Filed under: Wararka | Comments Off
Wararka ka soo baxaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in la kala diidiyey dad doonayey inay iskugu soo baxan garoonka magaalada Baydhabo halkaasi oo aay ku qaban lahayeen Munaasabad lagu xuusayo maalinta Kowda Luulyo oo ku beegan maanta
Filed under: Wararka | Comments Off
Filed under: Wararka | Comments Off
Filed under: Wararka | Comments Off
Gudoomiyaha Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa uga baaqay dhinacayada ku dagaalami magaalada Muqdisho in dalka ay dib ugu celiyaan gumaysi cusub
Filed under: Wararka | Comments Off
Ciyaar yahanka Antonio Valencia ayaa ku soo biiray kooxda Manchester Unied isaga oo u bedeli doona booskii u baneyey ciyaar yahanka Reer Portugal ee Christiano Ronaldo
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Xaaflad sii heer sare ah aay u soo agaasimeen Ururka Haweenka Gobolka Bari Iyo Ururka Dhalinyarada Ee SSCO ayaa lagu qabtay Holka Shirarka ee Dowlada Hoose ee magaalada Bosaso
Filed under: Wararka | Comments Off
Filed under: Wararka | Comments Off
Waxaa maanta 1 luliyo laga xusay gobalka galgaduud ee bartamaha somaliya, waxana halkaasi isagu soo baxay dad aad u fara badan kuwaasi oo u dabaldagayo maalinta xornimada Somaliya
Filed under: Wararka | Comments Off
Xarakatul Shabaabil Mujaahidiin ayaa Amar ka soo saaray magaalada Jowhar iyaga oo ku amray Haweenka Gobolka Shabeelaha Dhexe inay qaataan Xijaab
Filed under: Wararka | Comments Off
Filed under: Wararka | Comments Off
Saacadu markii aay aheyd 9:30 Xiliga Geeska Africa ayaa ciyaar yahanka Ricardo Kaka waxa uu soo galay Garoonka Stadium Albornabio ee kooxda Real Madrid oo aay kak dhacaysay Xaflada Ku Wareejinta funanada ciyaar yahanka
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Waxa habeenimadii xalay Xurunta madaxtooyada Ee magaalada Garoowe lagu qabtay Munaasibad aad u qiimo badan oo lagu xusayo maalinta aay xooriyada qataya Koonfuurta Somaliya, isla markana aay midoobeen labadii gobol ee Koonuurta iyo Waqootiga
Filed under: Wararka | Comments Off
Waxa habeenimadii xalay magaalada Muqdisho lagu qabtay xaaflad aad u balaran oo lagu xuusayo maalinta 1 Luulyo oo ku beegan 49 Sano guuradii ka soo wareegtay markii aay xoroobeen gobolada Koonfuurta Somaliya
Filed under: Wararka | Comments Off