SOMALIA ON THE VERGE OF A CHOLERA EPIDEMIC

MADAXWEYNE OBAMA OO LA KULMAY PROF HENRY GATES IYO JAMES CROWLEY (Sawiro)

SARAAKIISHI HORE EE SOMALIYA OO KULAN LAYSUGU YEERAY

Xaafiiska siyaasada Qaramada Midowbay ee Somaliya (UNPOS) ayaa waxa uu sheegay maanta oo jimce ah inuu u qaban doono Siminaar saraakiishii hore ee militeriga Somaliya siminaarkaas oo uu hogaaminayo wasiirka Difaaca ee Somaliya Prof Gaani

25-KII NEBI EE QU’AANKA LAGU SHEEGAY IYO SIDAA AAY ISKU DHALEEN – Nebi Aadan Cs

TURKIGA OO GACANTA KU DHIGAY BURCAD BADEED SOMALIYA

TURKISH TROOPS NEUTRALIZE 7 PIRATES IN ADEN GULF: MILITARY

FORMER SOMALI SENIOR MILITARY OFFICIALS TO MEET IN WASHINGTON, DC

SIR BOB ROBSON OO GEERIYOODAY

DAAWO SAWIRADII IYO SIDAA AAY U DHACDAY SOO DHOWEYNTII MADAXWEYNE CABDIRAXMAAN SHEEKH MAXAMED AW MAXAMUD

Wafdigani oo uu hogaaminayey madaxweynaha DPL Dr C/raxmaan Shiikh Maxamede Faroole ayaa abaaro halsaac ka hor waxa uu ka soo degay gegida dayuuurahada ee kanooko ee Magaalada garoowe

MADAXWEYNE CABDIRAXMAAN SHEEKH MAXAMED AW MAXAMUD OO SOO GAARAY GAROWE

Madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Aw Maxamuud Iyo Wafdi balaaaran oo u Hoggaaminayo Ayaa goor dhoweyd sii heer qaran ah logu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ee xurunta Puntland

WARIYE REER PUNTLAND AH OO MAGAN GALYO DALBADAY

LABADA GOLE EE JAMHUURIYADA SOMALILAND OO SHEEGAY IN LAGU DEGDEGAY ERYIDII SAMOORA

POLICE REMOVE MIGRANTS FROM ATHENS SQUATS

MID KA MID AH SHAQAALAHA MARKABKA TURKIGA EE HORIZAN ONE OO LA DHAAWACAY

Wararka ka imanaya degmada Eyl ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in halkaasi lagu dhaawacay mid ka mid ah Shaqaalaha Markab laga leeyahay Wadanka Turkiga oo afduub logu heysto Degmada Eyl

QISO JACAYL – MUSTAQBALKEYGII MA SIDAANBAA U DAMBEYSAY (Qeybtii Kowaad)

Akhristayaal waxaan halkaan idiin kaga soo gudbineynaa qiso dhab ah oo ku dhacday wiil Somaliyeed oo degan Xaafada suuqa Xoolaha ee degmada Hiliwaa ee magaalada Muqdisho

SOMALI PIRATES SHOOT TURKISH SAILOR: REPORT

WARARKII UGU DAMBEEYEY EE DAGAALADA DEGMADA UFEYN EE GOBOLKA BARI IYO KHASAARAHA KA DHASHAY HALKAASI

EU PLANS SOMALI COASTAL SECURITY FORCE

AMNIGA BALADWEYNE OO AAD LOO ADKEEYEY

Ciidamada Dowlada ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay adkeeyeen Amniga guud ee Magaalada B/weyne iyagoo saldhigyo ka sameystay wadooyinka soo galo iyo kuwa ka baxa intuba

KORORSO AQOONTAADA SU’AAL IYO JAWAABO DIINI AH IYO AQOON GUUD QEYBTII 14-AAD

Waa barnaamijkii aad inooga barateen jimco walbo. Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad fara-badan, ee bal kaalay oo inala faa’iideyso

SIYAASIGA REER PUNTLAND OO BAAQ U DIRAY XUBNAHA BAARLAMAANKA EE SOMALIYA, SIDOO KALENA JAWAAB KA BIXIYEY EEDEYMO KA YIMID BAY IYO BAKOOL (Warbixin)

GAROOWE OO SI WEYN LOOGA DAREEMAYO DIYAAR GAROWGA DABAALDAGA 1 AUGUST (Daawo Sawiro)

BASHIR MAKHTAL’S ORDEAL

LA YAAB!!! ARSENE WENGER OO DOONAYA INUU Patrick Vieira SOO CELIYO

CIIDANKA DOWLADA KMG EE SOMALIYA OO DAGAAL DHEX MARAY

WAKIILKII HAY’ADA INTERPEACE EE MAGAALADA HARGEYSA OO LAGA EERYEY SOMALILAND IYO WALIBA MUCARAADKA SOMALILAND OO ARRINKA EEDEYEY

ELEXANDER HLEP OO BARCELONA KU QASBAY INAY BIXISO 4.5M

XURUNTA DOWLADA HOOSE EE MAGAALADA BOSASO OO MAANTA DHAR LOOGU QEYBSHAY CIIDANKA DOWLADA HOOSE (Sawiro)

Waxaa maanta xaflad lagu qabtay xarunta Dowlada Hoose ee Gobolka Bari, waxaana ka soo qeyb galay bulsho aad u farabadan, mas’uuliyiin ka socda maamul gobaleedka p/land iyo saraakiil

KOLO TOURE OO KU BIIRAAY NAADIGA MANCHESTER CITY

MADAXWEYNE FAROOLE OO KULAMO KU LEH JABUUTI IYO WARAR KALE

HOOYO MASARI OO IIBINEYSA XUBNAHA JIRKEEDA SII AAY WIILKEEDA OO LAASQORAY LAGU HEYSTO UGU SOO FURATO

US WARNS ERITREA OVER ACTIVITY IN SOMALIA

MASSUD BARZANI OO KU GUULEYSTAY MADAXWEYNE-NIMADA KURDISTAN

BAARLAMAANKA DOWLADA KMG EE SOMALIYA OO MAANTA HAKAD GELIYEY KULAN UU YEELAN LAHA

Baarlamaanka Dowlada KMG ee Somaliya ayaa maanta ku balansana inu kulan kale ku yeesho xurunta Gobolka Banaadir, balse arrinka ayaa suurta geli wayey kadib markii aay Xubnaha Baarlamaanka Dowlada KMG ee Somaliya

WALAD CABDALLA OO KU BAAQAY IN LA SAMEEYO KHAD CAGAARAN

”MAAMULKA RIYAALE WUXUU MAALIN GUDAHEED ISU ROGGAY KII MUGABI KU HALIGAY ZIMBABWE”

UN: SOMALI GOVERNMENT IS RESISTING OVERTHROW

DOWLADA KMG EE SOMALIYA OO DHAQ DHAQAAQ CIIDAN KA WODA DEGAANKA YASOOMAN

MAXAAD KA TAQAANAA DALKA THAILAND, WAA DAL NOOCEE AH ? (Sawiro)

BOOLISKA DALKA KENYA OO SU’AALO WEYDIINAYA AFAR NIN OO LOGA SHAKIYEY INAY XIRIIR LA LEYAHIIN ALSHABAAB

SOMALI REFUGEES DESCRIBE ETHIOPIA SECOND HOME

XILDHIBAAN MAHDI GEES ”RAYAALE WUXUU FARAHA KULA JIRAA KHIYAAMO QARAN”

AHLU SUNNA WALJAMEECA ” 18 – KA GOBOL EE SOMALIYA WAXAN KA WODNA ABAABUL CIIDAN” (YAABKA YAABKIISA)

GANACSATADA SOMALIYEED EE MAGAALADA DUBIA OO CAMBAAREYEY WALAD CABDALLA

Mid ka mid ah Ganacsatada Magaalada Dubia ee Somalida oo lagu magacaabo Cali Maxamed Xayir ayaa jawaab culus ka bixiyey hadalkii ka soo baxay Axmedou Walad Cabdalla oo ah Wakiilka Qaramada Midoobay u Qaabilsan Somaliya

XOGHAYAHA ARRIMAHA DIBADA EE KULMIYE OO LA KULMAY DONALD PAYNE

MAXKAMADA MAGAALADA HARGEYSA OO DIL KU XUKUNTAY SHAN NIN SIDOO KALENA FASAXDAY KUWA KALE

Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa maanta waxa la horkeenay ragg lagu soo Eedeyey Qaraxyadii ka dhacay magaalada Hargeysa 29 Bishii October 2008, kuwas oo qeybtood la fasaxay halka kuwa kalena lagu xakumay dil iyaga oo maqan

KENYA ARRESTS FOUR DUTCHMEN NEAR SOMALIA BORDER

OWEN HARGREAVES OO ILAA DECEMBER MAQNAAN DOONO

GAROONKA DEGMADA CADAADO OO MUDDO 18 SANNO AH KADIB DIB U HAWL GALAY

Waxa maanta dib u hawl galay garoonka degmada cadaado, iyada oo Maamulka Degmadu sheegay inu garoonka maanta waxii ka dambeya noqon doono mid hawl gala

BAARLAMAANKA SOMALIYA OO MARKII LABAAD MADAAFIIC LAGU GARAACAY

Baarlamaanka Dowlada KMG ee Somaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ee Caasimada Somaliya, Kulankan oo loga wada hadlayey Heshiiskii dowlada KMG ee Somaliya la gashay Dalka Kenya

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers