URURKA SAXAAFIYIINTA PUNTLAND OO DIGNIIN U DIRAY WARIYE-YAAL IYO SAXAAFIYIIN KA JAWAABAY HADALKA URURKAASI (Warbixiin)

Gudoomiyaha Ururka Saxaafiyiinta Ismaamul Goboleedka Puntland Burhan Axmed Daahir ayaa Digniin culus u diray ragg u ku sheegay inay yahiin Wariyeyaal ku xad gudbay Anshaxa Saxaafada Puntland

MADAXWEYNAHA PUNTLAND IYO WASIIRKA ARRIMAHA DIBADA EE SOMALIYA OO HOOLKA GOOLAHA CONGRESSKA MAREYKANKA KHUDBADO KA JEEDINAYA MAANTA

Madaxweynaha Maamulka Dowlada Goboleedka Puntland Dr C/Raxmaan Sheekh Maxamed Maxamud (Faroole) Ayaa Daqiiqado Ka hor Gudaha Ugalay Hoolka Golaha Congreska Mareykanka 

KOOXDA MANCHESTER UNITED OO SOO BANDHIGTAY DHARKA CUSUB EE AAY KU CIYAARI DOONTO HORYAALKA 2009/2010 (Sawiro)

Kooxda Haysata Horyaalka Dalka Ingiriiska ee Manchester United ayaa soo bandhigtay maanta oo jimce ah Funanadaha aay ku ciyaari doonto Horyaalka Premier Ship 2009/2010

GAADIID SAFAR AH OO AY LA SOCDEEN DAD BARAKACAYAAL AH OO DHAC LOGU GEYSTAY INTA U DHAXEYSA SH/HOOSE IYO BAYDHABO

Koox burcad ah ayaa Shalay gelinkii dambe dhac ugu geystay gaadiid aay la socdeen dad barakacayaal ah intaa u dhaxeysa Shabeelaha Hoose iyo Magaalada Baydhabo ee Xurunta Gobolka Bay

WARARKII UGU DAMBEEYAY EE SUUQA KALA IIBSIGA QAARADA YURUB, REAL MADRID, BARCELONA IYO LYON OO CIYAARTOOY LA WAREEGAY

Naadiga Kubada Cagta Real Madrid ayaa waxey Xalay soo afjartay Saxiixa Xiddiga u Dhashay Wadanka Spain Ciyaaryahanka lagu magacaabo Raul Albiol

GUDOOMIYAHA GANACSATADA SUUQA BAKAARAHA OO CODSI U DIRAY DHINACYADA KU DAGAALAMAYA MAGAALADA MUQDISHO

Gudoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Cali Maxamed (Cali Dheere) Oo maanta la hadlayey Saxaafada ayaa ka codsaday dhinacyada ku dagaalamaya

DOWLADA MAREYKANKA OO SHEEGTAY INAY KA WALAACSAN TAHAY ARRIMAHA KA SOCDA DALKA SOMAIYA

Dowlada Mareykanka ayaa waxaa ay Walaac ka muujisay Dagaalada ka sii socda Magaalada Muqdisho ee u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo Kooxaha ka soo horjeeda

XULKA BRAZIL OO XALAY U SOO BAXAY FINAALAHA CONFEDERATIONS CUP

Xulka Kubada Cagta Brazil ayaa xalay usoo baxay markii labaad oo xariir ah Finaalaha Koobka Qaaradaha Adduunka ka dib markii uu Gool soo daahay ugu badiyey Wadanka Martigalinaya Koobka Ee Koonfurta Afrika

FANAANKII CAANKA AHA EE MICHAEL JACKSON OO GEERIYOODAY (Sawiro)

Michael Jackson ayaa la soo sheegaya in saacado ka hor ku geeriyooday magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka

URURKA WADDANIGA SOOMAALIYEED OO DIRAAYA HAMBALYO MUNAASABADDA 26-KA JUNE 2009

TAAGEERAHII UGU WEYNA XULKA QARANKA MASAR OO GEERIYOODAY

BOOLISKA MAGAALADA BOSASO OO MAR KALE XABSIGA DHIGTAY WARIYE JAAMAC AYAANLE FAYTE

Ciidanka Booliska Magaalada Bosaso ay xabsiga mar kale dhigay Wariye Jaamac Ayaanle Feyte oo ahaa Wariye Madax bannaan oo ka hawl gali jiray magaalada Bosaso

MAGAALADA BOSASO OO KULEYL DARTI DAD UGU DHINTEEN

Magaalada Xeebta ku taala ee Bosaso ayaa waxa ku dhintay labo qof intaa la ogyahay kuwas oo u geeriyooday Kuleyl dartiisa

KULANKII BEESHA MUDULOOD EE MAANTA IYO CAMBARAAYN AAY U JEEDIYEEN DAGAALADA MAGAALADA MUQDISHO KA SOCDA

Kulan aay galabta ku yeesheen magaalada Muqdisho Odayaasha Beesha Mudulood oo ka mid ah beelaha ugu waweyn dalka Somaliya ayaa lagu cambaareyey ugu horreyntii dagaalada ka socda magaalada Muqdisho

IMAM GHAZALI OO AY ARDAYDIISU WEYDIISAY AFAR SU’AALADOOD EE ADDUUNKA UGU DARAN BALSE MAXU KU JAWAABAY ?

AMISOM OO MAR KALE MADAAFIIC LA DHACDAY SUUQA BAKAARAHA EE MAGAALADA MUQDISHO

Ciidamada Amisom Ayaa duqeyn xoog leh u geystay galabta suuqa weyn ee bakaaraha, Duqeynta oo sababtay dhimasho iyo dhaawac dad rayid ah

JAMHUURIYADA SOMALILAND OO DIIDAY INAY KA QEYB GASHO KULAN LOGA HADLAYO ARRIMAHA SOMALIYA

WASAARADA ARRIMAHA DIBADA EE INGIRIISKA OO MUWAADINIINTEEDA UGA DIGTAY INAY U SOCDAALAN SOMALIYA IYO SOMALILAND

Xafiiska Arimaha Dibadda iyo Ururka Barwaaqo-sooranka Ingiriiska (FCO), ayaa muwaadiniinta dalka Britain uga digay inay u socdaalaan Soomaaliya, Somaliland iyo Maamul Gobolleedka Puntland

XAKARATUL SHABAABIL MUJAAHIDIIN OO MAANTA KU FULISAY AFAR DHALINYARO AH XUKUN GACAN IYO LUG GOYN AH (Daawo Sawiro)

Ilaa Afar dhalinyaro Somali ah ayaa maanta Maxkamadda Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin waxa ay ku fulisay xakunka Xadul Xiraabah gudaha Xerada Maslax

BEESHA RAXANWEYN OO LOGU HANJAABAY INAY AFAR IYO LABATAAN SAAC KAGA BAXDO MAGAALADA BALADWEYNE

Wararka ka soo baxaya magaalada Baladweyne ee xurunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi lagu arkay xalayto waraaqo logu hanjabayo Beesha raxanweyn oo ka mid ah Beelaha Somaliyeed

XULKA MAREYKANKA OO SI YAAB LEH UGU SOO BAXAY FINAALAHA CONFEDERATIONS CUP

Waxaa xalay la ciyaaray Kulankii 1aad Ee Semi-Finalaha Koobka Qaaradaha Adduunka waxaana ku kulmay Wadamada Spain iyo Usa

MADAXWEYNE SHARIIF SHEEKH AXMED OO WARAAQ CODSI AH U DIRAY JAAMACADA CARABTA

Xogyahaha guud ee Jaamacada Carabta Caamir Muusa ayaa waxaa uu soo bandhigay Warqad uu soo diray Madaxweynaha dowlada KMG Somaliya Shariif Sheekh Axmed 

EHELADA TALIYE YUSUF DHUMAAL OO BEEN KU TILMAAMAY INU DHAAWACMAY

Qoyska Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Yusuf Xuseen Dhumaal ayaa been raqiis ah ku tilmaamay hadal lagu qoray shalayto Wargeyska Sharqul Awsat Ee ka soo baxa magaalada London ee dalka Ingiriiska

ODAYAAL TUKUBAAYA IYO AYEEYOOYIN TAHRIIBA (Faallo)

Tabaalaha adduun badan, oddobaatan cajaa´ib iyo toobad xumaatay, talo seegtay waayeel, iyo Toobiyaha Tahriibta loo wada hanweyn yahay beryahan danbe waa mid aan la iskula yaabin, kuna koobnayn dhallinta oo qudha

BARCELONA OO U DHOW IN LA WAREEGTO DAVID VILLA IYO CHELSEA OO LA SOO WAREEGTAY BRUNO ALVES

Naadiga Kubada Cagta Ee Barcelona ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay u dhow tahay in ay la soo wareegto Xiddiga lagu guuldareestay In uu Real Madrid ku biiro waa David Villa

GUDOOMIYAHII DEGMADA BALADXAAWO EE GOBOLKA GEDO AXMED MAXAMED BARKUUS OO ISCASILAY

Gudoomiyahii Dagmada Baladxaawo ee gobolka Gedo Axmed Maxamed Yusuf (Barkuus) oo shir jaraa’id ku qabtay degmada Baladxaawo ayaa sheegay in uu iska casilay xilkiisa kadib markii uu sabab uga dhigay arrintaasi arrimo badan awgood

QABUURAHII AAY CAABUDI JIREEN DADKA REER MARKA CADEEY OO LA BURBURIYEY

Maamulka Islaamiga ee Magaalada Marka ayaa maanta ka warbixiyay howlo qabuuro bur burin ah oo ay shalay ka sameeyeen magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose kadib shir jaraa’id oo ay halkasi maanta ku qabteen

REAL MADRID OO DAREENKEEDA U WEECISAY KARIM BENZEMA

Naadiga Kubada Cagta Real Madrid ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay u weecatay Dhanka Weeraryahanka Da’da yar Naadiga Lyon Ee Karim Benzema ka dib markii uu burburay heshiiskii ay ku doonayeen Ciyaaryahan David Villa

WARSAME CABDI SHIRWAC ”WAA IN DALKA LA KEENO CIIDAMO SHISHEEYE SI AAY U BADBAADIYAN DOWLADA KMG EE SOMALIYA”

Wasiirka Warfaafinta Puntland Warsame Cabdi Shirwac oo loo yaqaano Seefta Banaanka, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Garowe ee Caasimada Is maamul goboleedka Puntland

FANAANADA CAANKA AH EE MARYAM MURSAL CIISE OO SII HEER QARAN AH LOGU SOO DHOWEEYEY MAGAALADA BURCO EE JAMHUURIYADA SOMALILAND

IDAACADAHA MAGAALADA BOSASO OO HIRGELIYEY MAGACA XARAKATUL SHABAABIL MUJAAHIDIIN

Intaa badan Idaacadaha ka hawl gala magaalada Bosaso ee Xurunta Gobolka Bari ayaa hirgeliyey Magaca ”Xarakatul Shabaabil Mujaahidiin”

QARAMADA MIDOOBAY OO SHEEGTAY IN DHIBAATADA DHAQAALE EE CAALAMKU AAY SAAMAYSAY SOMALIDA

Wakiilka Qaramada Midoobay dhanka binu’Aadanimada u qaabilsan Somaliya Marck Bowden ayaa shaaca ka qaaday in dhibaatada dhaqaale ee caalamka ka jirta ay saamaysay malaayiin Somali ah oo ku dhaqan gudaha wadanka Somaliya oo la darsay dagaalo sokeeye mudo ku dhaw 20 Sano

”GURTIDU HADDAY MAR AFRAAD KU KACAAN MUDDO KORDHIN DALKA BURBUR BAY U HORSEEDI DOONAAN, RAYAALE WAXUU MARAYAA INU WAXBA IDINKALA XISHOON OO BIRTANA WAXA DHACI DOONTA INUU YIDHAHDO SOMALI MA KALA MAARMAYSO”

Hogaamiyaha garabka isbeddel doonka xisbiga UDUB isla markaana ahaa wasiirkii hore ee caafimaadka Cabdillaahi Xuseen Iimaan (Dirawal) ayaa golaha guurtida uga digay in muddo kodhin dambe ay u sameeyaan madaxweyne Rayaale

MANCHESTER UNITED OO £60 MILYAN KU DOONEYSA CIYAAR YAHANKA KOOXDA ETLETICO MADRID EE SERGIO AGUERO IYO WARAR KALE

Kooxda Horyaalka dalka Ingiriiska Ee Manchester United Ayaa Lacag dhan £60 Milyan Oo Uero ku dooneysa Xiddiga Xulka Qaranka Argantina iyo kooxda Atletico Madrid ee dalka Spain Sergio Aguer

SHEEKH XASAN DAAHIR AWEYS OO SHEEGAY IN AAY LA DAGAALAMI DOONAN CIIDAN WALBA OO LA KEENO DALKA SOMALIYA

Sheekh Xasan daahir Aweys Gudoomiyaha Ururka Xizbul Islaam oo goor dhoweyd Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay dagaal la gali doonan ciidan walba oo la keeno dalka Somaliya

XURUNTA VILLA SOMALIYA OO LAGA DAREEMAYO DHAQ DHAQAAQ CIIDAN IYO WARAR KALE

Xarunta madaxtooyada Villa Somaliya oo ay ku xareysan yihiin madaxda sare ee dowlada KMG intooda Muqdisho ku sugan ayaa wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in ciidamo badan la geeyay nawaaxiga xaruntaas, kuwaasoo isugu jira Kuwa dowlada KMG ee Somaliya Iyo Kuwa Amisom

GUDOOMIYAHA GANACSATADA SUUQA BAKAARAHA CALI DHEERE OO BEENIYEY HADAL KA SOO YEERAY WAALIGA GOBOLKA BANAADIR EE XARAKATUL SHABAABIL MUJAAHIDIIN SIDOO KALENA EEDEYEY GANACSATADA PUNTLAND

Gudoomiyaha ganacsatada Suuqa Bakaaraha Cali Dheere ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin eedeymo aay u soo jeediyeen Ganacsatada, Xarakatul Shabaabil Mujaahidiin

XARAKATUL SHABAABIL MUJAAHIDIIN OO BEEN KU TILMAAMTAY INAY WADA HADAL KULA JIRTO SARAAKIIL KA TIRSAN DOWLAD KMG EE SOMALIYA

Sarkaal sare oo ka tirsan Xarakatul Shabaabil Mujaahidiin Oo Aan la xiriirnay ayaa sheegay inay been abuur tahay inay wada hadal kula jiran xubno ka tirsan Dowlada KMG ee Somaliya 

UNHCR OO SHEEGTAY IN 150,000 OO QOF AY KU BARAKACEEN DAGAALADA MAGAALADA MUQDISHO

Hay’adda arrimaha qaxootiga ee Qaramada Midoobay UNHCR ayaa sheegtay in dagaalada ka soo cusboonaday magaalada Muqdisho inay ka barakaceen ilaa boqol iyo konton kun qof 

MAXAAD KA TAQAANA ASTAAMAHA CUDURKA HARGAB DOOFAARKA ?

Waa Maxay Hargabka H1N1 (Hargab Doofaar) ? Fayruska h1N1, oo sidoo kale loo yaqaan ”Hargabka Doofaarka” & ”Hargabka A ee Doofaarka” iyo Fayras fida oo dadka qaba ay kuwa kale ugu gudbin karaan qufac ama hindhiso marka ay dadku qufacaan ama hindhisaan, Waxay jeermiska raaciyaan hawada ama oogada walxaha ay dadka kale taaban karaan

BEESHA WACABUUDHAN ABGAAL OO SHEEGTAY INAYSAN RAALI KA NOQON DOONIN CIIDAMO SHISHEEYE OO DIB UGU SOO LAABTA DALKA SOMALIYA

Beesha Wacbuudhan Abgaal ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxaa ay ku sheegeen in aanay marnaba raali ka aheyn in ciidamo shisheeye ay dib ugu soo laabtaan gudaha Somaliya xili dowladda KMG ay dhawaan arintaasi codsatay

OGAYSIIS – MUCTAMARKII 5-AAD EE AHLU SUNNA WALAJAMEECA OO KA FURMAYA MAGAALADA GOTEBORG CAASIMADA LABAAD EE SWEDEN

Waxaa Magaalada Goteborg, caasimada labaad ee Dalka Sweden lagu wadaa inuu si rasmi ah uga furmo maalinimada 27-28-jun 2009,ee bishan aynu ku jirno Muctamarkii 5-aad, waxaana dhaamaan la ogasiinayaa in ay Muctamarka sannadkan ay kasoo qaybgali doonaan culumo si weyn looga yaqaano, gudaha iyo dibbedda Dalka soomaaliya 

MAS’UULIYIIN SAR SARE OO SOO GAARAY MAGAALADA BALADWEYNE EE XURUNTA GOBOLKA HIIRAAN (Faah Faahin)

Ilaa 3 xubnood oo isugu jiro xildhibaano iyo Sargaal sare oo dhinaca ciidanka ah ayaa maanta duhurkii soo garay gudaha Magaalada B/weyne kuwaasi oo la sheegay in ay sii wadi doonaan howlihii Amniga ee uu ka dhintay Wasiirka Amniga Qaranka Marxuun Cumar Xaanhi Aadan oo 18kii bishan fal ismiidaamin ah lagu dilay isla Magaalada B/weyne

FAAH FAAHIN KHASAARAHA DAGAALKII MAANTA EE MAGAALADA MUQDISHO

Degmada kaaraan ee gobolka banaadir ayaa maanta waxa ka dhacay dagaalo goos goos ah halkaasi oo hore dagaalo kharaar ugu dhex mareen ciidanka Xarakatul shabaabil mujaahidiin Iyo Waliba Kuwa Dowlada KMG ee Somaliya

MADAXWEYNE DAAHIR RAYAALE ”AQOONSIGA WAXA KA HOREEYA OO KA MUHIIMSAN DHAQAALE LA HELO IYO WAXQABAD… ”

Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa sheegay in socdaalkii uu ku tegay dalka Kuwait uu madaxda dalkaas kala hadlay inay Somaliland ka caawiyaan wax ka qabashada Waddooyinka, Caafimaadka, Waxbarashada iyo Biyaha

ODAYAASHA IYO SIYAASIYIINTA GOBOLADA BAY IYO BAKOOL OO CAMBAAREYN U SO JEEDIYEY MAXAMED IBRAAHIM XAABSADE

Odayaasha Iyo Siyaasiyiin Gobolada Bay Iyo Bakool ayaa waxaa ay cambaareyn dusha uga tuureen hadal dhowaan ka soo yeeray Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee DKMG ah Maxamed Ibraamhim Xaabsade

RABBIYOW NOOO GARGAAR (Faallo)

RA’IISAL WASAARE ATO MELES ZENAWI OO SHEEGAY INU XILKA KA DEGAYO

Ra’iisal Wasaaraha dalka Itobiya Meles Zenawi ayaa wareysi uu siiyay jariidad ka soo baxda dalkiisa ku sheegay in ay tahay xiligan markii ay talada dalka qaban lahaayeen dadka u heelan

BURCAD BADEED SOMALIYA OO SII DEYSAY MARKAB LAGA LEEYAHAY WADANKA UKRAINE

Kooxo burcad badeed Somali ah ayaa siidaayey markab laga leeyahay dalka Ukraine kaasi oo ay heysteen muddo ku dhow labo bilood, Wasaarada arrimaha dibada ee Ukraine ayaa xaqiijisey in markabka oo ay la socdaan 18 shaqaale oo u dhashey dalka Ukraine ay sii daayeen kooxaha burcad badeeda habeenimadii xaley

MAGAALADA GAALKACAYO OO DAD KU DHINTEEN KUWANA KU DHAAWACMEEN ISRASAASEYN KA DHACDAY MAANTA

Israsaaseyn ka dhalatay gaari kooxo burcad ah aay doonayeen inay dhacan ayaa waxa aay maanta ka dhacday xaafada lagu magacaabo Xafatul Carab ee magaalada Gaalkacayo

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers